Webmaster

    Madaxweynihii hore ee TFGda Cabdulahi Yuusuf oo Dubia ku geeriyoodey

    Dubai Mar 23,2012(SDN)-Waxa xalay allaha u naxariistee ku geeriyooday dalka Isu taga Imaraadka Carabta Madaxweynihii hore ee dawlada TFGda Md Cabdulahi Yusuf Axmed. Marxuumka ayaa todobaadyadii u danbeeyay ku jiray cisbitaal ku yaal magaalada Dubai. Xaalada caafimaad ee madaxweynihii hore ee TFG da ayaa si weyn looga deyrinayay maalmihii ina dhaafay. Ehelada iyo qaraabada Madaxweynihii hore…

    Read More

      BUUG CUSUB:AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA

       Ciwaanka buugga:AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA Qoraaga: Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir) Tirada bogagga:158 bog Mawduuca buugga:suugaantii gumaysidiidka ahayd ee la tiriyey waagii gumaysiga Summadda buugga:ISBN: 978-91-976661-5-7 Xidhiidhka buugga:abdibashir@hotmail.com Waa buug cusub oo lagu ururiyey suugaantii gumaysi-diidka ahayd ee la curiyey waagii gumaystayaasha. Waa gabayo, geeraarro, masafooyon, heellooyin iyo jiiftooyin lagu cabbiray xaalado murug badnaa oo…

      Read More

        Jaaliyada somaliland ee kunool BRISTOL UK waxay tacsi udirayaan geerida general maxamed saqadhi dubad

        Jaaliyada   somaliland   ee  ku  dhaqan    magaalada  BRISTOL UK ee  cariga   ingiriisku  waxay  tacsi  udiraysaa    dhamaan     umada   jamhuuriyada      somaliland     meelkasta  oo  aduunka    ay  kala  joogaan     dibad   iyo  gudaba.           geerida     ku dimi  ilaahay  naxariistii  jano   ha kawaraabiyee     taliyihii   ciidanka   booliska  somaliland     marxuum   general      MAXAMED   SAQADHI   DUBAD    oo  gu  geeridooday      wadankaasi   isutaga    carabta    ee abu dabai.    marxuumka  …

        Read More

          Somali castaways in Maldives say “no” to repatriation

          Forty Somali castaways under the custody of Maldivian authorities have recently refused to return home despite arrangements that were made for their safe repatriation, Minivan News has learned. According to a top government official, who spoke to Minivan News on condition of total anonymity, the government had devoted “immeasurable amount of time and effort” over…

          Read More

            South Africa: Tensions Rise As Somali Traders Threaten to ‘Fight Back’

            Somali traders in Khayelitsha are threatening to fight back after local business owners closed about 20 Somali-owned shops Tuesday. The latest spate of closures follows numerous meetings between Somalis, local business owners, police and community leaders over a recent return to enforcing an agreement drawn between the Zanokhanyo business association and Khayelitsha Somali Retailers Association…

            Read More

              Afar gabdhood oo markii u horeysay lagu daray Garsoorka Somaliland iyo guddiga Caddaalada oo magacaabay 11 xubnood

              Hargeysa 22, March 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Caddaalada Somaliland, ayaa magacaabay 11 xubnood oo kuxigeeno looga dhigay Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka. Sida lagu sheegay qoraal uu guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Maxkamadda Distooriga ah, ahna guddoomiyaha guddiga Caddaalada Mr. Yuusuf Ismaaciil Cali, xubnahan oo markii u horeysay taariikhda ay afar gabdhood ku jiraan, waxa loo magacaabay kuxigeeno Xeer-ilaaliye…

              Read More

                Somali, Ethiopian troops seize town, fighters flee

                MOGADISHU, Somalia (AP) — Ethiopian and Somali troops seized a town in Somalia controlled by al-Shabab militants who fled after battles with troops, residents said Thursday. Hundreds of residents and rebel fighters fled Hudur, 420 kilometers (260 miles) southwest of Mogadishu, as troops moved into town. A resident said the fighting was over but sporadic…

                Read More

                  TACSI:Taliyihii Hore ee Ciidaada Booliska Somaliland

                  TACSI INNAALILAHU WA INA ILAYHUN RAJUCUUN ANIGOO AH MOHAMED AHMED CIGE WAXAAN TACSI BALAADHAN U DIRAYAA CIIDAMADA BOOLISKA SOMALILAND ,SHACABKA IYO XUKUMADA SOMALILAND IYO EHELKII UU KA BAXAY TALIYIHII BOLICE SOMALILAND GENERAL MAHAMED SAQADHI DUBAD.ILAAHAY HA U NAXARIISTE,   Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Ciidamada Ammaanka JSL, gaar ahaan Ciidanka Booliska JSL, Ehelkii,…

                  Read More

                    Maayarka Hargeysa oo dhambaal tacsi ah u diraya ciidanka Booliska iyo qoyska marxuum Saqadhi

                    Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen  Maxamuud Jiciir, oo ku hadlaya magaciisa, ka Golaha deegaanka Hargeysa iyo magaca shacbiweynaha ku dhaqan caasimadda Hargeysa, waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa qoyskii, ciidanka Booliska Somaliland iyo shacbiga Somaliland ee uu ka geeriyooday ALLE ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum-Gen. Maxamed Saqadhi Dubad, oo maanta ku…

                    Read More

                      Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland oo qoraal wargelin ah ku socodsiiyay Ganacsatada

                      Hargeysa 22, March 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha kumeel-gaadhka ah ee rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Mr. Xasan Cabdi Cawed, ayaa caddeeyay xilliga uu qabsoomi doono shirweynahoodu. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo uu guddoomiyuhu soosaaray, shirweynaha hoggaanka rugta Ganacsiga lagu dooran doonaa waxa uu qabsoomi doonaa dabaqaayada bisha June ee soo socota, wuxuuna qoraalkaasi u…

                      Read More

                        Latinos, Somalis want new Minneapolis ward boundaries

                        MINNEAPOLIS — Members of Minneapolis’ Latino community are criticizing a proposal to redraw the city’s political boundaries. They turned out Tuesday night at a public hearing and argued that the city should consolidate as much of the Latino population as possible in a single city council ward. That would increase the chances of electing a…

                        Read More

                          Exiled Somali journalist Hassan Mohamed dies in Nairobi

                          Veteran Somali radio journalist Hassan Mohamed, 45, died early yesterday morning in Eastleigh, a Nairobi suburb. He had fled Mogadishu in 2010, having been threatened, kidnapped, and shot twice. One of hundreds of Somali refugees in Kenya, many of them journalists, Hassan struggled to support himself and survive worsening diabetes-related ailments, despite relentless support from…

                          Read More

                            Ottawa police officer sets up Somali Hope Academy

                            EMC news – A new 300 student school in Somalia should be opening this coming August thanks to the efforts of a Somalian-born Ottawa police officer, his colleagues and friends. Mahamud Elmi knows the value of education from his own life experience and that’s why he founded the Somali Hope Academy project. Born in Somalia,…

                            Read More

                              Ganacsade reer Jabuuti ah oo xabsiga u galay Khashifaada Lacago bilaa sharci loogala baxay Baanka Jabuuti oo lagu maalgeliyay Ganacsiyo Hargeysa laga furay

                              Jabuuti Mar 22,2012(SDN)-Waxa maalmihii u danbeeyay ruxay magaalada Jabuuti hadal heynta xadhig dhawaan loo geystay mid ka mida ganacsada reer Jabuuti ee da’ada yar oo xukuumadana ay aad isugu dhawaayeen. Ganacsade Cali Cilmi oo Cai OUSS oo leh Jibmarket ayaa dhawr todobaad ka hor xabsiga la dhigay ka dib kolkuu ka soqdey safar uu ku…

                              Read More

                                Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray ciidanka Booliska ee taliyahoodii geeriyooday

                                Hargeysa 22, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray ciidanka Booliska, kuwaasoo uu ka tacsiyadeeyay geerida taliyahoodii marxuum Maxamed Saqadhi Dubad oo xalay ku geeriyooday Dubai, UAE. Sida lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo afhayeenka Madaxweynuhu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu geerida marxuum Saqadhi ku tilmaamay mid…

                                Read More

                                  Alle Ha u Naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland oo ku Geeriyooday Dubai

                                  Dubai, 22, Mar 2012 (SDN)- Alle ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi ayaa xalay ku geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta. Alle ha u naxariistee Marxuumka oo muddooyinkii u dambeeyay xaalado caafimaad u joogay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka ayaa xalay u geeriyooday xanuunkii uu u tagey halkaas. Taliye Saqadhi ayaa labadii Xukuumaddood ee…

                                  Read More