Ururka Kaalmee Kuwan ee uu Hogaamiyo Weriye Cabdi Maalik Coldoon oo Deeq Daawooyin Iyo Lacag ah Ku Wareejiyey Xabsiga Dhexe ee Burco DAAWO

Burco 02. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka ”Kaalme Kuwan” Cabdimaalik Muuse Coldoon Ayaa  Deeq Daawooyin Iyo Lacag Isugu Jirta Gaadhsiiyay Maxaabiista Ku jirta Xabsiga Magalada Burco.

https://www.youtube.com/watch?v=DJJNSg73mW8