Cabudwaaq May 22,2013(SDN)-Ururkii Waxmatarayaasha Soomaaliyeed ayaa gudaha dalka Soomaaliya uga dhawaaqay maamul goboleed kii ugu Qosolka Badnaa Ebid. Hadaba Halkan ka Daawo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Eberland oo noo faahfaahiya maamulkiisa.
Continue reading …Birmingham May 22,2013(SDN)-Magaalada Birmingham ee dalka UK ayaa lagu qabtay kulan lagu taageerayo maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay magaalada Kismaanyo ee dalka Soomaaliya.
Continue reading …Jabuti May 22,2013(SDN)-Waa Muqaal sawiro ah oo laga soo Duubay dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo dareen kugu abuuri doona kolka aad daawato.
Continue reading …Ottawa May 22,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Good Muuse ayaa Tix Gabay ah ugu Jawaabay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan iyo nin gabay ku difaacay oo la yidhaahdo Cadaawe oo Burco ka soo galay tixaha la isweydaarsanayay. Hadaba aanu isaga kiin baxo Abwaan Cabdilaahi iyo Tixdiisii HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO JAWAABTA CABDILAAHI GOOD EE [...]
Continue reading …Hargeysa May 22,2013(SDN)-Somaliland waxay caalamku u aqoonsadeen inay tahay wadamada kaliya ee maanta nabad lagu sheegi karo. Caalamkuna uu ogaaday in somaliland ay tahay wadan nabadiisu tahay lama taabtaan. Cidkasta oo nabadiisa ka hor timaadana ay gacan bira ku qabtaan. Hadaba maxaa sababay in somaliland ka mid noqoto wadamada ugu nabada wanaagsan caalamka. Waxa nabada [...]
Continue reading …Hargeysa May 21,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID EE Jamhuuriyada Somaliland ayaa war saxaafada loogu talo galay oo uu maanta soo saaray ku canbaareeyay hadalo dhawaan ka soo yeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Qoraalka UCID oo uu ku saxeexan yahay ku-xigeenka Xoghayaha ee Arrimaha Guddaha Md Xuseen Xasan Badmaax ayaa sidan u qoraa;” Xisbiga caddaalada [...]
Continue reading …Garoowe May 21,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa xariga ka jaray aqalo Garoowe loogu dhisay barakacayaasha halkaa ku nool.
Continue reading …Gabiley May 21,2013(SDN)-Wadada isku xidha degmada Wajaale iyo Tuulada Kalabeydh oo mudaba la waday ayaa haatan la dhigay Jeygii iyo Daamuurkii,daawasho haboon.
Continue reading …Garoowe May 21,2013(SDN)-Xiisad ka dhalatay habka ay Qaramada Midoobey u qorato hay’adaha adeega fidiye ee Soomaalida oo u dhexeeya maamul Goboleedka Puntland iyo Qaramada Midoobey. Maamulka Puntland ayaa ka carooday isku bedelka labba hay’adood oo hawl fududeyn guddaha ah u sameeya QM. Xiisadaas ayaa haatn cunryaamisay hawlihii ay QM ka waday Puntland,iminkana QM waxa ay [...]
Continue reading …Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo [...]
Continue reading …