Kasal May 23,2013(SDN)-Halkan ka daawo xafladii May 18,2013 ay dalka Jarmalka ku soo bandhigeen Jaaliyada reer Somaliland ee dalkaasi ku dhaqan.
Continue reading …Tahriibka da’yartu waa aafo qaran, musiibo ummadeed iyo mushkilad caalami Illaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebigeena dushiisa. Beryahan danbe waxa si wayn u shaac baxay erayga “TAHRIIB” oo ka tarjumaya hayaanka is miidaaminta ku dhisan ee kalahaad, boqool, caraabe, guurayn iyo guulidba loogu jiro sidii loo beegsan [...]
Continue reading …London May 23,2013(SDN)-Dadka reer London ayaa argagixii ugu weynaa uu maanta soo wejahay ka dib rag Argegixiso ahi ay ku dileen mid ka mida askarta dalkaasi wado hor marta Xero ciidamadu ku lee yihiin xaafada Woolwich. Ragan ayaa la hadlayay dad ku soo ururay goobta ay ninkan ku dileen isla markaana ka hadlay sababta ay [...]
Continue reading …Washington May 23,2013(SDN)Dawlada dalka Mareykanka ayaa qiratay in duyuuradaha dhulka laga hago weerarada ay qaadaan ay ku dhinteen afar ruux oodalkaa u dhashay ilaa iyo haatan. Muwaadiniinta dalka Mareykanka ee lagu khaarijiyay weerarada duyuuradaha Droneka loo yaqaano ayaa ku hawlanaa qorsheynta falal ka dhan ah Mareykanka. Weerar sanadkii 2011kii lagu dilay Anwar al-Awlaki ayaa waxa [...]
Continue reading …London May 23,2013(SDN)-Laba Nin oo aan ilaa hada la shaacin magacooda ayaa weera noociisa aan hore loo arag ku dilay nin ka tirsanaa ciidamada dalka Britain. Labada nin ayaa dharaar cad weeraray nin Askari ah oo marayay wado hor marta xero ciidan oo London ku taal. Labada Nin oo ku hadaaqayay “Allahu Akbar”sida ay sheegeen [...]
Continue reading …Tiripoli May 23,2013(SDN)- Waxaa sare usii kacday tirada dadka ku dhintay iskamhorimaadyada dhinaca qolo qolada ah ee ka dhcay magaalada xagga woqooyimee Lubnaan ku taala ee Tiriboli. Tirada dhimashada ayaa haatan gaadhay 12 ruux,iyadoo dhaawacuna uu caga cageynaayo ilaa toddobaatan. Colaadan kasoo cusboonaatay magaalada Tiriboli ee woqooyiga Lubnaan ayaa u dhaxaysa qolada Calawiyiinta ee [...]
Continue reading …Hargeysa May 22,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta gelinkii danbe Xabsiga ka sii deysay mid ka mida Madax Dhaqameedka Somaliland oo xukuumada mudo bilo ah u xiraa. Boqorka ayaa Xabsiga dhexe ee Somaliland ku jiray mudo ka dib kolkii Maxkamada gobolka Hargeysa ay ku riday xukun laba sanadooda. Boqor Raabi Yusuf Cabdilaahi ayaa booliiska Somaliland qabteen mar [...]
Continue reading …Members of the Canadian Somali Congress have condemned the Toronto Star for repeated references to “Somali drug dealers” in its initial story about mayor Rob Ford’s alleged drug use. The Star‘s first article on the subject originally used the description “Somali” 10 separate times to refer to the men who apparently were involved with Ford [...]
Continue reading …Runtii waa wax lagu faano laguna farxo in ummada reer Somaliland ay leeyihiin halyeyyo u firfircoon Muujinta iyo musawiridda heerka ay Somaluland maanta joogto, xaqiiqdiina maaha in laga fekero aragti gaaban oo uu qof soo jeediyey loona fekero si maan gaabnimo ah, Ma is weydiiseen waa kuma ninka kali ah ee Arimaha dibada ee Somaliland [...]
Continue reading …London May 22,2013(SDN)-Wasiiraka arimaha dibada e xukuumada Ingiriiska Mr. William Heeg ayaa sheegay in Iraan iyo xisbulla ay taageerayaan madaxweynaha Suuriya Bashaar al Assad . Mr.Heeg waxaa uuu sheegay in dalkiisu uu arko , in aan wax xal ah loo heli kareyn xiisada ka oogan wadanka Suuriya , inta uu madaxweyne Assad uu sii hayo [...]
Continue reading …