“Author Archive”
Stories written by akguled

Hogaanka Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo Baaq Nabadeed u Diray Laba ardaa oo Walaalo ah oo ku Dagaalamay Gobolka Sanaag,Salaadiintana u Soo Jeediyey inay ka baxaan Siyaasadda iyo Hadalada Xanafta leh DAAWO

Boorama 24. January 2018 (SDN/QJ):-Salaadiinta Dhaqanka ee Gobolka Awdal ayaa Baaq nabadeed waxay Maanta u Direen labada ardaa ee Wada dhashay ee Shaqaaqada Colaadeed ku dhex martay Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Xukuumadu Ma Qaadin Talaabadii Loo Baahna Ee Dagaalka Ceel Af Weyn” Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha xisbiga Waddani ayaa Maanta waxa uu ayaan daro ku tilmaamay fulin la’aanta Heshiis ay Xukuumadii hore ee Xisbiga Kulmiye ee uu hogaaminayay Madaxweynihii hore ee Somaliland kala dhex dhigtay labada ardaa ee Shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag. Siyaasi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista Somaliland oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Colaadeed ee ka Dhacday Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Gudiga wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa maanta baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Darar-Wayne ee Degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Marwo Faadumo Siciid oo Sheegtay in Xadhig Loogu Hanjabay Iyo Cabasho ay Gudbisay oo Wax laga qaban waayay DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegtay in xadhig loogu hanjabay kadib markii ay ka cabatay Maamulka dawlada hoose ee Caasimadda Hargaysa oo Gurigeeda magaalada hargaysa wado ku soo furay sida ay xustay. Marwo Faadumo Siciid oo maanta u Waramaysay Telefishanka Eryal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Ka Hadlay Socdaalkii Dheeraa ee uu ku soo Maray Maamul Goboleedyada Punt land Iyo Gal Mudug DAAWO

Muqdisho 24. January 2018 (SDN/QJ):-Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha dawlada federaalka Somalia ayaa maanta ka hadlay Socdaal mudo qaatay oo uu ku soo maray deegaano ka tirsan Maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee Punt land iyo Gal-mudug.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Ma Jirto Wax Magacaabis ah oo ii Dhiman Xukuumadaydu way Dhisan Tahay Dhamaanteed Agaasimeyaashuna….’’ Waraysi Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Waraysi dhinacyo badan leh waxa uu Siiyey Weriyaha Idaacada VOA ee Somaliland Barkhad Maxamud Kaariye. Su’aalaha Xiisaha leh ee Waraysigan Ku Jira waxaa ka mid ah Waxa uu Madaxweynuhu ka yeelayo dadka xukuumaddii hore la soo shaqeeyay ee wali xilalka haya? Miyaa la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Gaadhay Gobolka Sanaaag Isla Markaana Ciidamadda Qaranka Amar ku Siiyey inay Gacan Bir ah ku qabtaan Amniga Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag ee Beeluhu ku Dirireen DAAWO

Dararweyne 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa goboladda barriga  Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gaadhay deegaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-Afweyne ee gobolka Sanaag. Weftiga uu hoggaamiyo Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka koobnaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Axmed Ciise Yuusuf […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Jawaab Cad Ka Bixiyey Eedaha Aan Salka Iyo Raadka Toona Lahayn Ee Hoggaanka Waddani U Jeediyaan Natiijada Doorashadii Dalka Ka Qabsoontay Sanadkii Hore!!!

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixix Cabdi, ayaa ka hadlay dhawaaqyo muddooyinkii dambe kasoo yeedhayey madaxda xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo salka ku haya saluug aan daliil loo haynin iyo eedo aan meesha qabanin oo ay ka sheegtaan guushii madaxweynaha iyo xisbigiisa KULMIYE kasoo hooyeen doorashadii madaxnimo ee dalka ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Weedhahaa Xanafta Leh Ee Kasoo Yeedhay Qaar Kamid Ah Madax-Dhaqameedka Dalka, Bulshadana Ka Codsaday In Meel Looga Soo Wada Jeesto Shaqaaqada Darar-weyne DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay hadallada xanafta iyo dhiillada xambaarsan ee ay qaar kamid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland warbaahinta marinayaan, kuwaas oo salka ku haya kala geynta bulshada isku duuban ee reer Somaliland.   Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta arrinta ka hadlay, ayaa madax-dhaqameedka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeerkiisi U Horeeyey Ku Tegay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka SAWIRO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay xarunta guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadku ku leedahay gudaha caasimadda Hargeysa maanta. Kormeerka uu madaxweyne Muuse Biixi ku tegay xarunta wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland oo ay ujeeddadiisu ahayd sidii uu xog-ogaal ugu noqon lahaa habsami-u-socodka hawlaha shaqo ee wasaaradda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »