Webmaster

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Sheegay inay Maxkamad horgaynayaan C.raxmaan Dabcasar DAAWO

Hargaysa 18. December 2017 (SDN/QJ):-Ciidamada Booliska Somaliland waxay sheegeen in ay gacanta ku hayaan Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xaaji (Dabcasar) isla markaana ay maxkamad hor keeni doonnaan. Afhayeenka ciidanka booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis Maxamed ayaa sheegay in Dabcasar lagu soo eedeeyay danbi ka dhan ah qarannimada Somaliland. Sidoo kale, Afhayeenka ciidanka boolisku waxa uu waxba…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xilalkii u Kala Wareejiyey Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradaasi Iyo Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee loo Magacaabay DAAWO

Hargaysa 18. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaliland ayaa si rasmi ah Xilkii ugu Kala Wareejiyey Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Wasaaradaasi.

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Xabsiga Dhigay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Qorshaha Dawladda Fashilantay!!

Muqdisho 18. December 2017 (SDN/QJ):-Ciidammada Ammaanka ee Dawladda Federaalka, ayaa xalay u dhacay oo xidhay siyaasi ka mid ah kuwa dhalliishan Siyaasadda Dawladda Soomaaliya, waxaana Amarka Xadhiggiisa bixiyey sida la sheeagy Farmaajo iyo Khayre oo Hoggaamintoodu u muuqato mid fashil ku dhammaanaysa. Cabdiraxman Cabdishakuur, ayaa Ciidanka Ammaanka ay xalay ka kaxeeyeen gurigiisa oo Magaaladda ku yaalla. Wax…

Read More

Dhaarintii Shalay ee Golaha Wasiiradda Xukuumadd Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo La soo Bandhigay Galdalooliyinka Sharci ee Ka Muuqday DAAWO

Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Fadhi ay Shalay ku Kulmeen Xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub ee Somaliland oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu dhaariyey Xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub inay Xafidaan Sirta qaranka. Hadaba dhaarintaasi shalay ee golaha wasiiradda ayaa la sheegay inay ka muuqtay gal daloolo sharci.   https://www.youtube.com/watch?v=pzLg0_9_Lj4

Read More

Shacabka Somaliland Maxay ka yidhaahdeen Xukuumadda uu soo dhisay Madaxweyne Muuse Biixi? DAAWO

Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka tirsan Dadweynaha ku dhaqan inta badan magaalooyinka waawayn ee Somaliland, ayaa Aragtidooda ka dhiibtay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa cusub ee uu soo magacaabay Khamiistii toddobaadkan Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaanay Dadka qaarkood soo jeediyeen Talooyin iyo Tabashooyin, iyaga oo muujiyey Rejada ay ka qabaan Hoggaaminta Madaxweyne…

Read More

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo Baarlamaanka ka Dalbaday in Xilka laga Qaado Xildhibaanno Dacwad Halisa lagu Oogayo & Magacyadooda DAAWO

Muqdisho 17. December 2017 (SDN/QJ):-Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa Shaaciyey Magacyada laba Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo uu Shir-guddoonka iyo Xildhibaannada Baarlamaanka ka dalbaday in Xasaanadda Xil-dhibaannimo laga xayuubiyo, si loogu oogo Dacwad ka dhan ah Dembi Qaran-dumisnimo iyo Khiyaamo Qaran ah oo uu ku eedeeyey…

Read More

Maxaad ka Taqaannaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed? Muxuuse Ballan-qaaday? DAAWO

Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Yuusuf Maxamed Cabdi Raage, waa Wasiirka cusub ee Horumarinta Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland uu u magacaabay Khamiistii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ah Nin Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Reer Hargeysa ka tirsan. Waxa uu ka soo shaqeeyey 18-kii sano ee u dambeeyey Wasaaradda Maaliyadda, Golaha Wakiillada Somaliland, Hay’ado Madax-bannaan oo Waddani…

Read More

Dadweynaha Reer Burco Maxay Ka yidhaahdeen Wasiirka Madaxweyne Muuse u Magacaabay Horumarinta Maaliyadda? DAAWO

Burco 17. December 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka tirsan Dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa Aragtidooda ka dhiibtay sida ay u arkaan iyo rejada ay ka filayaan Wasiirka cusub ee Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi oo uu Xilkaas Khamiistii u magacaabay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Dad kala duwan oo Dhalinyaro…

Read More

Dhaartii Madaxwayne Muuse Biixi Ee Aan Dhaboobin Iyo Muddo 21 Cisho Ah Oo Ka Soo Wareegtay Iyo Masuul Sheegaya DAAWO

Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxwynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hor intii aan loo dhaarin kursiga ugu sareeyay taladda somaliland waxay ay goob xabaala  ku kulmeen Musharaxii Xisbiga waddani waxaana  uu Muuse  Biixi isagoo xiligaasi siyaasadaysan u dajinaya xaaladii taagnayd ayaa uu wakhtigaasi dhaar ku maray in uu ka Madaxwayne ahaan…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Iyo Madaaradda

Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md: Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta digreeto madaxweyne  ku magacaabay duuliye sare Cabdi Maxamed Rodol in uu ahaado maareeyaha Hay’adda Duulista iyo madaarada ee dalka. Digreetada Madaxeynaha ayaa u dhignayd sidan:- Markuu Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh); Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Hay’adda Duulista iyo…

Read More

Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee WADDANI oo Beeniyey Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Oo Xisbiga Waddani Ku Tilmaamay Gar Diid,DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa beeniyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo sheegayey in Madaxda Xisbiga WADDANI ay diideen ergo uu sheegay in uu u soo diray, waxaana uu tilmaamay in arrintaasi ay tahay waxba kama jiraan balse…

Read More

“Xisbiga dib ayaa loo dhisayaa oo loo adkeynayaa,si uu u Noqdo Xisbi Mucaaridka ugu Weyn ee Mucaaridka oo ujeedadiisu na tahay in uu wax toosiyo, waana suurto-gal in isku shaan-dheyn la sameeyo. “Mudane Cirro!!

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, ka dib socdaal uu muddooyinkii dambe ugu maqnaa dalka dibaddiisa, waxaana soo dhaweyn aad u cajiib badan oo looggu sameeyey Madaarka Hargeysa si weyn uga qeyb-qaatay Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbigaasi, guddoomiyaha…

Read More

Siyaasi Mustafe Shiine oo ka hadley Xukuumada cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi,& eedeymo culus oo u jeediyey Wasiirkii Madaxtooyadda ee Xukuumadii Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Maroodi Jeex Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ haatana ka mid ah Xubnaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Waxa uu Maanta eedo Culus u Jeediyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi.

Read More

‘’Tan iyo Markii Madaxweyne Muuse Biixi Dhismaha Xukuumadiisa Shaaciyey Waxaa Telefoonkayga soo Garaacayay Weriyeyaal I weydiinaya Sidaan u arko’’ Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Kulankii Saxaafadeedkii ugu Danbeeyay ee Muddadii uu ahaa Wasiirka Wasaaradaasi Maanta ku qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa Sheegay in tan iyo Markii Madaxweyne Muuse Biixi uu dhismaha Xukuumadiisa Shaaciyey in Warbaahintu ay la soo Xidhiidhayeen Isla markaana ay…

Read More