Webmaster

‘’Ama Bari Asaagaa oo Aayo Beel Noqo Ama Gara Adimadaa kaa Saara Oonkee’’ DAAWO

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Xidigaha Geeska ee Ka Dhisan Somaliland gaar ahaan Caasimadda Hargaysa ayaa Munaasibadii 18 May waxay soo Saareen Suugaan door ah oo ka hadlaysa Sidii Looga bixi lahaa Ku Tiirsanaanta Shisheeye Isla markaana waxqabad bulsho loo samayn lahaa. Falaadhaha ilayskiyo dar ilaahay roob hela mooyee awaaraha geed kama ag guuree…

Read More

Dowlada Sweden Oo Laga Codsaday In Ay Aqoonsato Baasaboorka Soomaaliya!!!!

Muqdisho  21. May 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Swedan Mikael Lindvall iyo Agaasimaha guud ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya G/Sare Moxamed Adam Koofi . Safiirka iyo Agaasimaha Guud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xariirka labada Dowladood iyo sidii dowlada…

Read More

Dhaqan Celis mise Dhaqan barid – Talooyin ku socda Soomaalida kunoo Qurbaha (Daawo Muuqaal) DAAWO

Toronto  21. May 2017 (SDN/QJ):- Dhaqanka caruurta in la baro inta ay yaryar yihiin ayaa ka haboon in marka ay koraan ee ay nolasha ka dhacaan la isku dayo in la toosiyo.   Barmaamijkani waa kii laabaad ee aan ku eegayno mawduucan dhaqqn celinta, waa talooyin aan u soo jeedinayno waalidiinta, macalimiinta, masaajidada iyo hogaanka…

Read More

Maxkamad Ku Taalla Itoobiya Oo Xukuntay 23 Qof Oo Lala Xidhiidhiyay Al Shabaab Iyo Daacish

Addis Ababa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla dalka Ethiopia ayaa xukuntay 23 qof oo lagu eedeyay in ay damacsanaayeen in ay sameeyaan koox xidhiidh la leh Al-shabaab. 23-ka qof ayaa lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah, sida Maxkamadda ay sheegtay. Maxkamadda Sare ee Federaalka dalka Itoobiya ayaa ku eedaysay 23-ka qof…

Read More

Qorshaha Xasilinta Amaanka Muqdisho oo la Faah faahiyay iyo Ciidan isku Dhaf Ah Oo La Xareeyay

Muqdisho  21. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku booriyey shacabka Soomaaliyeed inay hay’adaha amniga kala shaqeeyaaan Sugida Amniga Caasimada Muqdisho. Hay’adaha Amniga iyagoo ka duulaya go’aamadii Golaha Wasiirada ee 11kii May 2017 waxey diyaariyeen barnaamijyadii ay ka mid ahaayeen;   In la xareeyey ciidankii isku-dhafka ahaa ee…

Read More

Mid kamid ah Baraha Bulshada Oo La Ogaaday Inay U Daran Tahay Caafimaadka Maskaxda Dhallinta

London  21. May 2017 (SDN/QJ):- Qiimeyn laga sameeyay dalka Britain ayaa lagu sheegay in aaladda Instagram loo aqoonsaday inay tahay tan ugu daran ee saameynta ku yeelatay maskaxda da`yarta marka loo eego aaladaha kale ee ay bulshadu ku wada xiriirto. Qiimeyntan oo ay sameysay waaxda ka shaqeysa caafimaadka bulshada ayaa lagu wareystay 1,479 qof oo…

Read More

Sababaha ay Gabdhuhu Caafimaad ahaan ugu baahan Yihiin Saacado Hurdo oo Ka Badan Inta Ninku Seexdo

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa mar kale ka marag kacday in dumarku ay ugu baahan yihiin hurdo ugu yaraan 20 daqiiqo ka badan saacadaha hurdo ee uu ninku u baahan yahay. Cilmibaadhistan uu Geeska Afrika turjumay ayaa shabakadda Alcarabiya ay ku soo bandhigtay sababaha caafimaad ahaan ay gabadhu ugu baahan tahay in…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo Soo Gaadhay Goor dhaway Caasimadda Hargaysa Iyo Saxaafada oo uu ka Aamusay DAAWO

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Soo Gaadhay Caawa Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxaana la Dejiyey Huteel Maansoor Ilaa hada Kamuu hadal sababta uu Safarkiisa Hargaysa la Xidhiidho, Sidoo Kale Cali Khaliif lamay Socon Cid kale oo Wehelisa.

Read More

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalx oo Maanso Dareenka Bulshada Taabanaysa Kaga Hadlay Tawsta Iyo Tabaalaha Ka Dhashay Abaarihii Somaliland Soo Maray DAAWO

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ahna Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska ayaa Soo bandhigay Maanso ka Turjumaysa Xaalada ay Somaliland kala Kulantay abaarihii Soo Maray ee Haatan lagu Hawlan Yahay Sidii looga soo Kaban lahaa. https://www.youtube.com/watch?v=k8Y9qeCY7sw

Read More

Itoobiya oo Baaq u Dirtay Muwaadiniinteeda Sharci Darada Ku Jooga Boqortooyada Sucuudiga

Addis Ababa  20. May 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa sheegay in uu walaac ka qabo in muwaadiniinta dalkiisa ee sharci darrada kaga shaqaysta Sacuudi Carabiya ay dhibaato la kulmaan. Ra’iisal wasaaraha ayaa intaa ku daray in maalmo gudahood ay ku egtahay mudadii ay dowladda Sacuudiga u qabatay in dadka sharci darrada dalkaasi ku…

Read More

Gantaal Lagu Weeraray Magaalada Riyadh Ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga oo uu Ku Sugan Yahay Madaxweyne Donald Trump

Riyadh  20. May 2017 (SDN/QJ):-Kooxda Xuutiyiinta Shiicada ee Yemen ayaa gantaal ku tuuray magaalada Riyadh ee xarunta dalka boqortooyada Sacuudiga, wax yar ka hor inta uusan magaaladaas gaarin Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Gantaalkan oo lagu liishaamay magaalada Riyadh ayaa waxay wararku sheegayaan iney meel ku dhow xadka Yemen ku soo rideen ciidamada Sacuudiga oo adeegsanaya…

Read More

Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Oo Booqasho Ku Tegay Xarunta Ciidanka Dabd-Demiska Caasimada Hargeysa

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Safiirka Somaliland ee waddanka Imaaraadka Carabta Ambassador Baashe Cawil ayaa maanta booqasho ku yimi xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka ee Magaalada Hargeysa. Halkaa waxaa ugu horayn ku soo dhaweeyay Safiirka Maamulka sare ee Ciidanka Dabdemiska oo ay ugu horeeyaan Taliyaha Ciidanka Axmed Sawaaxili, Agaasimaha Fulinta Cabdiqaadir Cumar Xaashi,…

Read More

Ra’isul Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Khayre Oo Kormeeray Goobaha Uu Ka Socdo Imtixaanka Dugsiyada Sare DAAWO

Muqdisho 20. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah oo guud ahaan maanta dalka oo dhan ka dhacaya. Iyadoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka…

Read More

Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin Cabulcasiis Iyo Madaxweyne Donald Trump oo Kala Saxeexday Heshiisyo Door ah & Beri oo uu Furmayo Shirweyne Islaami ah

Riyadh 20. May 2017 (SDN/QJ(:- Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabulcasiis ayaa Qasriga martida ee Magaalada Riyaad kulan kula qaatay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqanaya Wadankaasi. Labada Hogaamiye waxa ay ka wada hadleen arimo ku saabsan xidhiidhka labada dhinac ee dhaqaalaha, siyaasadda iyo  amniga halka sidoo kalena ay ka wadahadleen arimo caalami ah iyo…

Read More

“Guushani waa mid Xigmadaysan oo Casri ah..” Ruuxaani oo ka hadlay Hoggaaminta Iran ee uu markii labaad ku guulaystay

Tahran  20. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani, ayaa mar labaad ku guulaystay doorashada Madaxtinnimo ee shalay ka dhacday dalkaas, sida uu sheegay Telefishinka Qaranka ee Waddanka Iran Maanta oo Sabti ah. Iyadoo la tiriyay ku dhawaad dhammaan codadkii laga dhiibtay doorashada oo ahaa 41 Milyan oo cod, ayaa Ruuxaani waxa uu helay 57%…

Read More

Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland bedeshay

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):-Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalyeeyey shacabka & xukuumada JSL, maalinta Qaranimadda ee 18 May, halka wadammada Jabuuti, Kenya & Turkiga oo xafiisyo ku leh dalku kala masuugeen inay farxada la wadaagaan shacabka. “Annigoo ku kalsoon in xidhiidhka saaxiibtinimo ee u dhexeeya labadeena wadan, aanu…

Read More