Webmaster

Madaxweyne Farmaajo & Wefti uu Hogaaminayo oo u Dhoofay Waddanka Sucuudiga oo uu Ku Sugan Yahay Madaxweynaha Maraykanku DAAWO

Muqdisho 20. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Galabta ka dhoofay magaalada Muqdisho Isagoo Ku Sii Jeeda dalka Boqortooyada Sacuudiga. Sida aan Wararka ku heleyno Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalka Sacuudiga uga qeyb galaya shir heer sare ah ay leeyihiin Hogaamiyaasha Wadamada Jaamacada Carabta iyo Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald…

Read More

KULMIYE oo soo Dhaweeyey Taageerayaal kasoo Jeeda Degmooyinka Gacan-libaax, M/Haybe, M/Mooge iyo 31-ka May ee Hargeysa SAWIRO

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyey taageerayaal iyo saraakiil siyaasadeed oo ka soo kala jeeda degmooyinka Gaca-libaax, Maxamuud Haybe, Maxamed Mooge iyo 31-ka ee caasimadda Hargeysa, kuwaas ooh ore uga tirsanaan jiray xisbiga WADDANI. Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka Kaah ee Magaalada…

Read More

Suugaanta Sannadkan ee Xuska 18 May 26 Guurada Madax Bannaanida Somaliland Qurbejoog ka DAAWO

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland Looga Dabaal Degay Munaasibada 18 May oo Noqonaysa 26 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda Kala soo Noqotay Somalia Sannadkii 1991,18 Bishii May. https://www.youtube.com/watch?v=TjSpjoGq4WI https://www.youtube.com/watch?v=xVdjCxrxyug https://www.youtube.com/watch?v=VwkmWZZ1cys

Read More

Iiraan: Madaxweyne Xasan Ruuxaani oo Mar Labaad Ku Guulaystay Hogaaminta Waddankaasi & Sababaha Guushiisa Keenay

Tehran  20. May 2017 (SDN/QJ):- Dadka reer Iiraan ayaa mar kale xilka madaxweynenimo ee dalkaasi u doortay Xasan Ruuxaani, TV-ga dowladda ayaa sheegay in Ruuxaani uu si dhib yar kaga guuleysay ninkii ugu dhawaa ragii la tartamayay kaasoo ah Ibraahim Raysi. Xasan Ruuxaani ayaa ku guuleystay codad gaaraya 57 boqolkiiba, Raysi oo kaalinta 2aad galay…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Safarkiisii Kowaad ee Mudada Xil Hayntiisa Ku Soo Gaadhay Sucuudiga

Riyadh 20. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa booqashadiisii ugu horeesay oo dibadda ah waxa uu maanta ku tagay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Boqorka Sacuudiga iyo Madax kale oo katirsan Boqortooyada dalkaasi. Donald Trump ayaa Sacuudiga uga qeyb gali doona Shir ay leeyihiin Hogaamiyaasha Jaamacada Carabta , waxaana kulankaasi…

Read More

Dawladda Somaliland Oo Xafiis Dimlumaasiyadeed Ka Furatay Dalka Sweden DAAWO

Sweden  20. May 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha dibadda ee Somailand ayaa markii ugu horeysay ka furatay xafiis diblamaasiyadeed dalka Sweden, waxaana uu xadhiga ka jaray wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire. Waxaana halkaasi warbixin ku siiyay wakiilka Somaliland ee dalka Sweden Amb. Sakariye Xasan Wacays oo madaxweynaha Somaliland iyo wasiirkaba uga…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Muxuu Ka Yidhi Aaminaadda Guddiga Qaadhaan-Ururinta ? DAAWO

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcihii ee Shalay kaga hadlay Qaadhaan-ururinta Xukuumadda Somaliland bilowday inay u ururiso Dadka reer Somaliland ee Abaartu ka qaadday Xoolahoodii. Sheekhu wuxuu sheegay inuu soo dhaweynayo Go’aanka uu Madaxweynuhu ku qaatay in Xuskii 18-ka May ee Sannadkan loo beddelo Qaadhaan-ururin loo sameeyo…

Read More

Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay walaacii uu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ka muujiyay geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay walaacii uu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ka muujiyay geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland. Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay ayaa warbixintiisii u dambaysay ee uu u gudbiyay golaha ammaanka Qaramada Midoobay wuxuu walaac kaga muujiyay dib u dhaca doorashooyinka Somaliland, “Waxaan aad uga walaacsanahay…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland Oo Sheegay in Raysal Wasaaraha Jabuuti Imanayo Caasimadda Somaliland ee Hargaysa

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax, ayaa sheegay in raysalwasaaraha dalka Djibouti Cabdilqaadir Kaamil uu dhawaan iman doono Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiir Buureed, oo shalay hadal ka jeediyay kulan qado ahaa oo la isku barayay odayaal ka soo jeeda Sanaag-bari iyo xildhibaano reer Djibouti ah, waxa uu…

Read More

Maxbuur 64 Jir oo Ku Xidhnaa Jeelka Dhexe ee Magaaladda Hargaysa oo Geeriyooday

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Alle haw naxariiste waxa shalay jeelka weyn ee Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xirsi oo ahaa maxbuus muddo ku xidhnaa xabsigaas. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay agaasimaha waaxda xabsiyada iyo xuquuqal inaanka ee wasaaradda cadaaladda Ibraahim Khadar Siciid, waxaanu Ibraahim sheegay in marxuumku u geeriyooday xanuun muddo hayay…

Read More

Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo Mudo dheer Saaxada Warbaahinta Lagu Arag Oo Dhaliilo adag u soo Jeediyey Guddidii Taakulaynta abaaraha oo uu dalbaday in Hanti dhawr la Geliyo & Su’aalo Jawaabtooda Madaxweynaha Looga baahan Yahay DAAWO

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Sidoo kalena ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiiladda ayaa soo Jeediyey in Odhat la geliyo Guddidii uu Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Taakulaynta iyo Gurmadka abaaraha oo Shacbiyad badani u arkayeen in aanay Sidii loogu talo galay u Gudan…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax dhigay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Duleedka Hargaysa Iyo Urur Dhallinyaro oo Lacagta Ku Baxaysa Bixinaya DAAWO

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- madaxweynaha Somaliland ayaa  dhagax dhigay dhaam biyood laga hirgelin doono duleedka caasimada Hargeysa oo ku kici doona $12,000, iyadoo ay lacagtaasina ku deeqeen ururka Tawaasul oo uu u hadlay Xamse Cumar Ku joog oo ka mid ah da’a yartaa isxilqaantay, iyadoo dawladda hoose ee caasimada Hargeysa oo uu gadhwadeen u…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Kormeeray Degmooyin ay Ka Socoto Qaadhaan Ururin Xoogan DAAWO

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah degmooyinka Caasimada oo ay ka socoto ururinta qadhaanka dadka abaaruhu saameeyeen loogu talo-galay in lagu xooleeyo, laguna sameeyo dhaamam iyo seerayaal dhaxal iyo dhigaal u noqda wixii abaaro ah ee soo noq-noqda, taasi oo lagaga…

Read More

Somaliland Oo Xalay Iyo Habeen Hore Uruurisay Dhaqaale Kor u Dhaafay Sadex Milyan oo Dollar

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xalay Qasriga Madaxtooyadda Ku qabtay Kulan Balaadhan oo Qayb ka ah Xuska Munaasibada 18 May Isla markaana si gaar ah loogu talo galay in Bulshada Somaliland ay Kaalintooda ka qaataan qaadhaanka Loo Uruurinayo qaybaha ka midka ah Shacabkeena ee Ku Tabaaloobay…

Read More

Rudaw Tv Oo Warbixin Ku Falan-Qeeyay Dawladnimadda, Dimuqraadiyadda Iyo Cilaaqaadka Somaliland La Leedahay Caalamka

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Qowmiyadda Kurdiyiinta oo la yidhaahdo RUDAW TV, ayaa warbixin dheer oo ka sameeyay Somaliland. Waxaanay ka warrameen nabadgelyada Somaliland ku naaloonayso, cilaaqaadka ay caalamka la leeyihiin iyo fursadaha ay u haysato xiligan inay caalamka ka hesho aqoonsiga ay raadinaysay muddo rubuq qarni ku siman. Warbixintan oo uu diyaariyay weriye …

Read More