Obama Wuxuu aad u Jeclaa Gabadh Cadaan ah oo uu Laba Jeer Isku dayay Guurkeeda Balse Diiday
Washington 10. May 2017 (SDN/QJ):- Xiddiga caanka ah ee Maraykan David Garo ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee Maraykanka Barak Obama uu xaaskiisa hadda ee Michelle horteed doonayey in uu gurusado gabadh caddaan ah oo uu jeclaa. Garo oo la hadlay wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa yidhi, “Obama laba jeer…
