Sucuudiga : Nin Lagu Xidhay Qurraarad Cadar Ah Oo Uu Sitay !
Riyadh 05. May 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka bileyska Magaalada Riyaad ee Dalkaasi sucuudiga ayaa gacanta kusoo dhigey nin Da’diisu tahay 30 jir, kadib markii uu mid ka mid ah baabuurta Ciidammada Bilayska ee magaaladaasi uu isku ag Sawiray isaga oo sita qurraarad cadar ah oo u eeg qurraaradaha lagu shubo Khamriga, isla markaaiina uu sawirkaasi ku baahiyey…
