Webmaster

Rumeyso Ama Ha Rumeysan Dhacdo Cajiib Ah Oday Waayeel Ah Oo Ku Nool G.Saraar Oo Cunay Libaax Nool DAAWO

Caynaba 04. May 2017 (SDN/QJ):- Oday lagu magacaabo Axmed Warsame Maxamed oo lagu naanayso Orgobbe waa oday waayeel ah oo kuu nool deegaan ka tirsan gobolka Saraar,waxaana uu cunay Libaax nool wakhtigii uu dhalinyarada ahaa,hadaba oday Maxamed Orgobbe ayaa isagu ka sheekeeyey siday wax u dhaceen iyo halka uu Libaaxu ka heleelay markii hore. Oday…

Read More

Fadeexadda Hadhaysay Marwada Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Saado Cabdillaahi DAAWO

Berbera 04. May 2017 (SDN/QJ):- Marwada murashaxa jagada madaxweynaha xisbi-xaakimka Kulmiye Marwo Saado Cabdillaahi Cabsiye oo muuqaalka sidaad ku arkaysaan waa gabadha gashan niqaabka ee indhaha xidhan oo  iyo xubno ka tirsan ururka Now ayaa socdaal ku tagay magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera, isla markaana kormeer ku tagay goobaha  laga qadanayey kaadhka codbixinta doorashada madaxtooyada…

Read More

Hanti Dhawraha Guud ee Somalia oo Ka Hadlay Dilkii ay Ilaaladiisu Habeenkii Xalay u Gaysteen Wasiirkii Hawlaha Guud Marxuun Cabaas Siraaji

Muqdisho 04. May 2017 (SDN/QJ):- Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo Wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa ka hadlay dilkii xalay ilaaladiisa magaalada Muqdisho ugu geesteen Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya Cabaas C/llaahi Sheekh Siraaji, Dr Nuur Faarax ayaa dilka ilaaladiisa u geesteen Wasiirka Howlaha guud ku tilmaamay shil…

Read More

Nuxurka Jawaab Ay Madaxda Heer Gobol Ee Guddida Doorashada Oo Iska Difaaceen God-daloollooyin Ay Mas’uulliyiin Reer Awdal Ahi Ka Muujiyeen Kaadh Qaybinta Awdal Ka socota

Boorama 04. May 2017 (SDN/QJ):- Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo ay wasiirro iyo xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Awdal u jeediyeen oo ay ku sheegeen in aanay sidii loogu talo galay uga socon gobolkaasi kaadh qaybinta laga bilaabay. Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka ee Gobolka Awdal Faarax Ismaaciil Sidci oo shalay warbaahinta…

Read More

Hay’adda Xasaradaha Adduunka Oo farriin Rejo Iyo Digniin Ah U Dirtay Soomaaliya 

Nairobi 04. May 2017 (SDN/QJ):- Hay’ada xasaradaha adduunka  ee la yidhaa ICG ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadlayso xaaladda dalka Soomaaliya iyo heerka masuuliyiinta cusub ee dhawaan loo doortay dalkaasi. Hay’adan ayaa warbixinteeda ku sheegtay in Soomaaliya ay heysato fursad ay ku sameyn karto isbedel dhinaca amniga iyo siyaasadda ah oo ay muddo u…

Read More

Hay’adda Save The Children Oo Kordhinaysa Kaalmada Dadka Abaaruhu Saameeyeen

Hargaysa 04. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda Save the Children faraceeda Maraykanka oo ay hoggaaminaysay Agaasimaha guud ee Hay’adda Save the Children ee dalalka Somaliland iyo Somalia, Ms Carolyn Miles oo uu wehelinayey wakiilka (isu-duwaha) Somaliland Mukhtaaar Muxumed Xasan. Mukhtaar…

Read More

Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNICEF Oo Sheegtay In Carruurta Soomaaliya Ay Haysato Abaar, Cudduro Iyo Barakac

Geneva 04. May 2017 (SDN/QJ):- Saadaashii tirada carruurta Soomaaliyeed ee ay hayso ama ay ku dhici doonto nafaqo-xumo ba’an ayaa kor u kacdey 50 boqolkiiba tan iyo bilowgii sanadka oo gaadheyna 1.4 milyan, oo ay ka mid yihiin 275,000 oo hadda qaba ama ay sanadka 2017ka ku dhici doonto nafaqo-xumada ba’an ee halista gelineysa naftooda….

Read More

“Waxaan ku socday inaan guuleysto illaa ay soo baxday warqaddii James Comey 28-kii October ‘’ Clinton oo ka Hadashay Guuldarradii ku Dhacday

Washington 04. May 2017 (SDN/QJ):- Wareysigeedii ugu horeeyey ee ay bixisay tan iyo markii looga adkaaday doorashadii madaxweynaha Mareykanka ee 2016, ayaa Hillary Clinton waxay ku qaadatay mas’uuliyadda guul-darradii ku dhacday. Hase yeeshee Clinton ayaa u sheegtay Christine Amanpour oo ku wareysatay magaalada New York in sidoo kale ay ku eedeyneyso Russia iyo agaasimaha FBI-da…

Read More

Ruushka Oo Diyaariyey Nukliyeer Sunaami Ah Oo Maraykanku Ku Qaraqmayo

Moscow 04. May 2017 (SDN/QJ):- Sarkaal sare oo hore uga hawlgabay ciidamada Ruushka ayaa sheegay in wadankiisu Badda Atlantica gunteeda hoose ku diyaariyey quwad nuclier ah oo marka la rido kicinaysa mowjadaha badda oo qaabkii Sunaamiga oo kale ah, mowjadahaa badda oo jiidhi doona isla markaana burburin doona magaalooyin waaweyn oo Dalka maraykanka ka tirsan….

Read More

Madaxweyne Donad Trump oo Qiray in aanu Moodayn inay Sidan u adag tahay Shaqada Madaxweyne ee uu Loolanka u Galay

Washington 04. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu moodayay in madaxweynenimadu ay ka fududatay sida ay hadda tahay, hadalkan ayuu ku sheegay waraysi uu bixiyey kaasoo lagu beegay markii uu xafiiska hayay boqol maalmood. Mdaxweyne Trump oo  u waramayey Wakaaladda wararka ee Reuters waxa uu yidhi”Noloshaydii hore aad baan u…

Read More

Dowlada Mareykanka oo Tijaabisay Gantaal Rido dheer oo Qaarado Fog gaadhi kara

California 04. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada cirka dowlada Mareykanka ayaa tijaabiyay gantaal nuuca ridada dheer oo la sheegay in uu gaari karo qaarado fog fog, waxaana gantaalkan laga tuuray Gobalka California. Gantaalkan ay tijaabisay dowlada Mareykanka ayaa ku dhacy meel aan sidaa uga fogeyn Badda Passific, waxaana gantaalkan uu hawada ku jiray masaafo dhan 6,700-KM….

Read More

Maanta ayay u Dhow dahay inuu Dagaal Labaad Dunnida Ka Qarxo,Hadaba hadii uu Dhaco Halkee ugu Haboon inaad Gabood ka dhigato Qaybtii Labaad

Hargaysa 04. May 2017 (SDN/QJ):- Waa qaybtii labaad qormadii uu Wargayska Geeska Afrika Afsoomaali u rogay ee ay shabakadda Al-Carabiya ku eegaysaa goobo la sheegay in ay noqon karaa gabbood nafta lagu badbaadiyo haddii dagaal Nukliyeer ahi dunida ka qarxo. New Zealand iyo Badweynta deggen   Meelaha kale ee la filayo in ay aamin ka…

Read More

Waa Tuma Shirkadda Ka Lacag badan Waddamada Kanada iyo Ingiriiska?

Ottawa 04. May 2017 (SDN/QJ):- Qiyaasihii ugu dambeeyey ee la sameeyey ayaa muujinaya in shirkada APEL ee caanka ku ah farsamada Computer-ada iyo Barnaamijyada ay haysato aduun lacageed oo ka badan isugaynta lacagaha kaashka ah ee ay haystaan Wadamada Waaweyn ee kanada iyo Ingiriisku. Waxaa la sugayey in ay Shirkadu maanta ku dhawaaqdo xisaabaadkleeda maaliyadeed,…

Read More

”Xisbiga Kulmiye Wuu Soo Maray Mucaaridnimo anagoo Xisbi Xaakimkii ah ayaa Ka Dhiidhiyi Jirnay Xaqdarada Lagula Kaco” Gudoomiye C.qaadir Jirde DAAWO

Hargaysa 03. May 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Mudane C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa ka hadlay Tacadiyo ay Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Kula Kacday Xisbiga Waddani ee uu Hogaankiisa Ka Mid Yahay Waxaanu ka Sheekeeyey Taariikh dheer oo ay Kulmiye la Soo Mareen.

Read More

Xogo Dheeraad ah Dilkii Wasiirka Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka oo Dablay Hubaysani ku Toogteen nawaaxiga Madaxtooyada Cidda dishay & Masuuliyiin ka hadlay

Muqdisho 03. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidan la socday Hanti-dhowrka Guud ee dalka Nuur Farax, ayaa caawa toogtay wasiirka howllaha guud iyo dib-u-dhiska dalka Soomaaliya Cabas Cabdullahi Siraaji,Waxaana Dilay Wasiirkan Ciidammo ka tirsan kuwa dawladda; sida uu xaqiijiyey Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Yariisow. Cabbaas Cabdillaahi Sheekh Siraaji oo ahaa Wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska, ayaa…

Read More

President Somalia Mr Farmaajo visit to Addis Ababa and is Welcomed Prime Minister Hailemariam Desalegn

Addis Ababa 03. May 2017 (SDN/QJ):- President Mohammed Abdullahi Mohammed of Somalia has arrived in Addis Ababa today for a two-day official visit. Upon his arrival at Bole International Airport, the president was welcomed by Prime Minister Hailemariam Dessalegn and high-ranking officials. The President is expected to discuss bilateral and regional issues with President Mulatu…

Read More

Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Addis Ababa Iyo Dareenada Ku Xeeran Safarkiisa SAWIRO

Addis Ababa 03. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo saacado ka hor ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waxaa garoonka dayuuradaha Bole International Airport ku soo dhoweeyay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Haile-mariam desilgn, Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar iyo Mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo ayaa Addis Ababa uga…

Read More