Webmaster

Jacaylkii Dhexmaray Inan Sirdoonka USA ka tirsan iyo Sarkaal Daacish ah & Dunuubta Lagu Oogay

Washington 03. May 2017 (SDN/QJ):-Gabadha ka tirsanayd sirdoonka Dalka maraykanka ee Daniel Green ayaa ku dhawaaqday inay iska casishay shaqadaasi waxayna aqbashay inay isguursadaan ninka xubinta sare ka ah Ururka daacish ee Badnes Couspert oo isagu had iyo gooraale ka soo muuqda shaashadaha telefishinada ahna ragga ugu caansan Ururkaasi, una xilsaaran qorista iyo tababarida ciidamada, waxana…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Jawaab adag Siiyey Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Oo uu Ku Sifeeyay Mid aan Waxba kala Socon Wada Shaqaynta Xukuumada Iyo Xisbigeeda DAAWO

Hargaysa 01. May 2017 (SDN/QJ):- Jaamac C.laahi Biin Wasiir Ku Xigeenka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa dhibsaday Weedho ka soo Yeedhay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Xasan Siciid oo Dhaliilay qaabka ay Wasaaradda arrimaha Guduhu Xilka uga qaadayso Xoghayeyaasha Dawlada Hoose ee Hargaysa.

Read More

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ku dhaliilay Bedelaada Deg Dega ah ee Xoghayeyaasha Dawlada Hoose ee Hargaysa Iyo Dareenada ay Muujinayso DAAWO

Hargaysa 01. May 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye Mudane Xasan Siciid Yuusuf ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ku dhaliilay Bedelaada deg dega ah ee Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargaysa Taas oo Dareen Muujinaysa Sida uu Sheegay.

Read More

Wasiirul Dawlaha Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo aanay u Dulqaadan Doonin Hadalada Kaga Imanaya Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 01. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa Sheegay in Xukuumadda uu ka tirsan yahay ay Talaabo ka qaadi doonto Saraakiil ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Durbaan Colaadeed Garaacay.

Read More

“Inankaa Yar {Ra’iisal Wasaaraha Somalia}, In Uu Yidhaahdo ‘Aloore Ciidamadii Somalia Ayaan Buuhoodle Ka Samaynayaa’ Wuu Riyoonayaa…” Eng. Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 01. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Luuqad adag Kula hadlay Raysal Wasaaraha Dawladda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayr. Eng.Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga UCID oo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey raysal wasaaraha Somaliya Xassan Cali Khayre isla markaana uu…

Read More

Madaxda Dawlada ee Gobolka Awdal & Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Gobolkaas oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Hab Cusub oo Komiishanku u Dejiyey Kaadh Qaybinta oo ay Ku Sifeeyeen Mid Codkoodii Lagu Luminayo DAAWO

Boorama 01. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal,Xildhibaanada Gobolkaas ee Baarlamanka,Maamulka Gobolka Awdal iyo Ka Degmadda Boorama ayaa Cod dheer kaga digay Nidaam Cusub oo Komiishanku u Dejiyeen Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha oo ay Sheegeen inuu abuurayo Xasilooni daro deegaan iyo Mid Siyaasadeed Waxaanay ka dalbadeen Komiishanka…

Read More

Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland ee Gobolka Sool oo Sheegay inay Fuliyeen Go’aanadii Xukuumadu ka soo Saartay Shaqaaqadii Koonfurta Gobolka Sool ee Labada Beelood u dhexeeyay DAAWO

Laascaanood 01. May 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Aaga Bari ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Cali Bare oo Ku Sugan Magaaladda Laascaanood ayaa Sheegay inay Fuliyeen Qodobadii ay Xukuumadu ka soo Saartay Shaqaaqadii ka dhex dhacday Laba ardaa oo Walaalo ah oo wada dega Koonfurta Gobolka Sool.

Read More

“Weli Lamaan Qabsan Muxaafidnimadii Iyo In Aan Wax Ammaano Amma Hadalo Ammaan Ah Jeediyo” Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Washington 01. May 2017 (SDN/QJ):- Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah xisbiga talada ee Kulmiye ayaa sheegay in aanu weli la qabsan muxaafidnimada, maadaama oo uu in badan ahaa mucaarid naqdiyi jiray xukuumadda. Mr. Jamaal Cali Xuseen oo hadal u jeediyay shir xisbiga Kulmiye ku yeeshay dalka Maraykanka habeenkii Jimcaha,  waxa uu tilmaamay…

Read More

Idaacada BBC world service oo Guud ahaanba Bedeshay Kelmadii La Baxday ee ay Somaliland u Isticimaali Jirtay , Erey bixinta Cusub ee ay Ku bedeshay & Macnaha ay Ku Fadhido

London 01. May 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda BBC world service ayaa bedeshay magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Somaliland ee ahayd “Jamhuuriyadda la baxday Somaliland”, waxaana la go’aamiyay magac cusub oo ka soo baxay waaxda Tifaftirka ee BBC. Magacan cusub ee hadda wixii ka dambeeya ay BBC isticmaali doonto marka ay ka hadlayso dalka Somaliland ayaa…

Read More

Shan Dhallinyaro Rag Ah Oo Faro-xumeeyay Gabadh Yar Oo 14 Jir Ah, Siday U Shirqooleen Oo Laga Warramay Iyo Xaaladdeeda Caafimaad

Gaalkacayo 01. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Ammaanka ee Gobolka Mudug ee Dalka Soomaaliya, ayaa Gacanta ku dhigay Shan Dhallinyaro ah oo si wadar ah kufsi ugu geystay Gabadh yar oo 14 jir ah. Dhallinyaradan oo dhammaantood la xidh-xidhay, ayaa Gabadhan oo yar Da’deedu tahay 14 jir si khiyaamo ah uga soo kaxeeyay deegaan ku dhow…

Read More

Xogo Iftiimiyey Sababta uu Madaxweyne Farmaajo u Go’aansaday inuu Hakiyo Safar uu Ku Tegi lahaa Magaaladda Addis Ababa & Ladqabada Norway

Muqdisho 01. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ka baaqday safar la filayay inuu khamiistii ku tago magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, isagoo toos uga soo duuli lahaa wadanka Turkiga, waxaanu jimcihii si kedis ah ugu noqday magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay…

Read More

Maxay Bulshadu Ka Aaminsan Tahay Musharraxiinta Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Wakhti Kaambayn Siyaasadeed Durba Ka Istaadhmay Dalka Kadib Bilawga Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyayaasha!!

Hargaysa 01. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa aragtiyaha iyo Faaqidaada kala duwan ee ay Shacabka Somaliland ka qabaan Saddexda Xisbi Qaran iyo Saddexda Musharax ee Hadda miiska saaran ee la iclaamiyay inay Musharaxiin ka yihiin oo ay u tartamayaan Doorashada Madaxtinimada Somaliland oo loo qoondeeyay inay dalka ka qabsoonto Dhamaadka Sanadkan aan…

Read More

Ra’isul Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Kheyre Oo Ciidamo & Saraakiil Ka Tirsan NISA kala hadlay Qodob Muhiim Ah

Muqdisho 01. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa kula hadlay Ciidamo iyo saraakiil ka tirsan Hay’adda NISA xaruntii hore ee Xisbiga kuwaas oo ka…

Read More

Maanta Waxay Dunnidu u dhowdahay inuu Dagaal Nukliyeer ka Qarxo,Hadaba Hadii uu Dhaco Halkee ugu Haboon inaad Gaboodsato?

New York 01. May 2017 (SDN/QJ):- Toddobaadadii u dambeeyey waxaa si xawli ah kor ugu sii kacaya xiisadaha colaadeed ee u dhexeeya dawladaha Maraykanka iyo Kuuriyada Woqooyi, waxaa hore u jiray xiisadda kulul ee muddada dheer u dhexeysay Ruushka iyo Maraykanka oo aad u sii kululaatay markii dhowaan uu Maraykanku weerarro gantaalaha Tomahawk ah ku…

Read More

Dawlada Federaalka Somalia oo Shaacisay inay Siyaasad Cad Ka Soo Saarayso Ilaalinta Siraha Ciidanka

Muqdisho 01. May 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Federalka Somaliya, ayaa sheegtay siyaasad cad inay ka soo saareyso faafinta sirta ciidanka iyo xogaha u gaarka ah, sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya. C/rashiid C/laahi Maxamed Wasiirka Difaaca Somaliya, ayaa wuxuu sheegay Somaliya inay hadda ka soo kabaneyso marxalad bur bur ah, islamarkaana ay adag tahay wax kasta…

Read More