Khudrad Dhulkeena laga Helo oo Kaalin Weyn ka qaadan Karta Dejinta Dhiig Karka aadka u Sareeya
Hargaysa 01. May 2017 (SDN/QJ):- Haddii shaqada toddobaadka oo kugu badani ay kugu keento neerfis (Cadho badan), ama aad caado u leedahay cunista cuntooyinka degdegga ah ee inta badan baruurta kordhiya, ama xitaa aad tahay dadka lagu falay nuugista sigaarka oo khatar ku ah nolosha aadamaha, oo aad isku aragto dhiigkar, waxa aad ogaataa in…
