Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X.Xasan oo Xaaraan Ku Tilmaamay Gudi Musdanbeed ah oo Komiishanka Loo Sameeyo & Xogwaran dhinacyo badan Leh oo uu Bixiyey DAAWO
London 20. April 2017 (SDN/QJ):- Md.Xirsi Cali Xaaji Xassan Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu telefishanka HCTV la yeeshey,gaar ahaan barnaamijka Dareenka Shacabka . Hogaamiyaha ayaa wareysigiisan kaga hadley arrimo mihiim ah oo ka mid yahiin guddi Mus-danbeed ah oo la sheegay in loo magacaabi doono kominshan…
