Webmaster

Alle ha u Naxariistee Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo Ku Geeriyooday Waddanka Sweden & Taariikh Nololeedkiisa AKHRI/DAAWO

Sweden 19. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Dalka Sweden ku Geeriyooday abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo ka Mid ahaa Hal abuurada aadka looga yaqaan Suugaantiisa Guud ahaan Geyiga ay Degaan Dadka ku hadla Luuqada Somaligu. Abwaan Xasan Qawdhan ayaa Mudooyinkii u Danbeeyay Xaalad Caafimaad u Yaalay Cisbitaal ku Yaala Dalka Sweden. Hadaba Waxaanu Halkan idiinku Soo Gudbinaynaa…

Read More

Baarlamaanka Soomaaliya oo Isku Khilaafay Mooshin ay Kaga Masuugayaan Cilaaqaadka Somaliland Iyo UAE

Muqdisho 19. April 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Baarlamanka Somalia ee maanta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu soo hadal mowshinkii laga keenay saldhiga dowlada Imaaraatka Carabtu ka dhisaneyso magaalada Berbera. Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo shir guddoominayey fadhiga ayaa sheegay in ajendaha maanta laga doodayo uu yahay qaraar ka hadlaya buuxinta kuraasta ka banaan Golaha,…

Read More

Mudane Wakillada Katirsan Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Is Casisho, Maadaama Oo Ay Xal U Helidda Sicir-Bararka Ku Fashilantay

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdille(faarax-dheere) oo katirsan mudaneyaasha golaha wakiillada ee xisbiga KULMIYE, ayaa si weyn uga dayriyey xaalladda waddanku marayo, sicir-bararka iyo korukaca dollarka ee isbarkan, waxana uu xukuumadda ku dhaliilay fulin la’aanta go’aamadii arrintan xalka u ahaa ee uu madaxweynuhu soo saaray horraantii sanadkan 2017-ka. Xildhibaan Faarax-dheere oo warbaaahinta kula…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Oo Daawooyin, Raashin Iyo Agab Kale Gaadhsiisay Cisbitaallada Boorama & Wajaale DAAWO

Boorama 19. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa deeq Daawooyin, Raashin, Bustalaal iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin maacuunta wax lagu karsado gaadhsiisay Cusbitaallada Boorama iyo Wajaale, waxaana deeqdaasi ka guddoomay Maamullada Gobollada Awdal, Wajaale iyo bahda cusbitaalka magaalooyinkaasi. Deeqdan Dawooyinka ah ayaa ku soo beegantay xilli gobolka…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa oo Kormeer Galabta Ku Tegay Xeebta Liido ee Muqdisho & Wixii ay Ku arkeen SAWIRO

Muqdisho 19. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’isul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia Xasan Cali Khayre oo ay wehliyeen guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo wasiiro ka tirsan xukuumada ayaa booqday xeebto Liido ee magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta uu horkacayey raisul wasaaraha ayaa lug ku maray xeebta liido iyagoo dhex galay shacabkii halkaas ku sugnaa. Raisul wasaaraha ayaa dhex…

Read More

Milicsiga Sida ay Warbaahinta Dunnidu Wax Uga Qortay Socdaalkii Jendayi Frazer ay Ku Timid Somaliland

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Markii uu Madaxweyne Rayaale ka soo noqday dalka Maraykanka islamarkaana socdaalo ku gaalaa bixiyay dalal Afrika ka tirsan, waxa Hargeysa si lama filaan ah socdaal ugu timid kaaliyihii xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsanayd Afrika Ms. Jendayi Frazer, ka dib markii ay xukuumadii Rayaale dalka ku martiqaaday. Ms. Frazer waxa ay…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Aqoonyahan Dawladdu Waxbarasho Ugu Dirtay Dalka Itoobiya SAWIRO

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawada, Md. Farxaan Axmed Haybe iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo…

Read More

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May oo Shaacisay Doorasho Wakhtigeedii ka Soo Hor Marta

London 19. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’isal-wasaaraha Britain Theresa May ayaa ku dhawaaqday qabashada   doorasho wakhtigeedi laga soo hormariyay oo dalka ka qabsoonta Sideeda (8)bisha Juun ee soo socota. Theresa May waxay sheegtay in Britain ay u baahantahay, degenaansho iyo hogaan awood leh, arrintanina Waxay dabo socotaa aftidii ay Britain ku go’aansatay in ay ka baxdo Midawga Yurub….

Read More

Nuxurka Kulan Dhex-maray Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo Ciyaartoyga Caanka ah ee KANU DAAWO

London 19. April 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI oo muddooyinkii u dambeeyey socdaal ku joogay dalalka Yurub isla mar ahaantaana maalmahii u dambeeyey ku sugnaa dalka Ingiriiska, ayaa magaalada London kulan kula qaatay ciyaartoyga caanka ah ee CANU oo u dhashay dalka Neyjeeriya. Kulankan uu guddoomiye Cirro la qaatay ciyaartoygan caanka ah, ayaa waxa…

Read More

Dad Cadaan ah oo lagu Laayey Magaalada Fresno & Booliska oo xidhay Ninkii ka dambeeyey Weerarkaas SAWIRO

Fresno 19. April 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan saddex nin oo caddaan ah ayaa la dilay mid kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii uu nin madaw ahi rasaas ku furay iyagoo ku sugan magaalada Fresno ee gobolka California ee dalka Maraykanka. Waxaa looga shakisan yahay in uu ahaa weerar midab takoor ku salaysan sida…

Read More

Qaadhaan shaqaalaha Qaramada Midoobay guddoonsiiyeen Guddida Abaaraha Somaliland

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):- Xubno metelaya UNICFE, WFP, UNHCR, UNDP, FAO, UN-Habitat iyo Xafiiska Isu-duwaha Qaramada Midoobay ayaa maanta Guddida Abaaraha ee Somaliland guddoonsiiyey lacag dhan $7000. Lacagtan ayaa ah qaadhaan ka yimid shaqaalaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah oo mushaharkooda ka soo jaray, iyadoo shaqaalahani ay marar horena si gaar ah lacago…

Read More

Hay’ad Itoobiyaan Ah Oo Sheegtay In Mudaharaadyadii Oromada Iyo Axmaarada Lagu Dilay 669 Ruux

Addis Ababa 19. April 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda xuquuqda aadanaha Itoobiya ee EHRC oo dawladda hoostagta, ayaa baarlamaanka u sheegtay in la dilay 669 ruux intii ay socdeen dibadbaxyadii dawladda lagaga soo horjeeday ee billawday bishii November, 2015-kii. Mucaaradka iyo qolyaha xuquuqda aadanaha u dooda ayaa sheegay in dadka dhintay ay aad uga badan yihiin, tiradaas…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo saxiixay amar ka dhan ah shaqaalaha Ajaanibta

Washington 19. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale saxiixay amar ka dhan ah dadka Ajaaniibta ah ee kunool dalkaasi gaar ahaan kuwa shaqaalaha ,xili uu ku sugnaa xaruta shirkada Wisconsin.. Donald Trump ayaa saxiixay amar cusub oo dhigaya in dib u eegis lagu sameeyo barnaamijka dal ku galka ku meel…

Read More