‘’Jaadku Waa Aafada Keliya ee Sababta u ah Sicir Bararka Suuqyada Somaliland ka Taagan’’ Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed, ayaa ka hadlay sicir bararka dalka ka jira, waxaanu sheegay in dhoofka xoolaha ee la joojiyey iyo abaartu ay sabab u yihiin, balse wuxuu si gaar ah u sheegay in Jaadku door lixaad leh ku leeyahay sicir bararka jira,…
