Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Safiirka Jarmalka ee Somaliland Iyo Somalia Qaabilsan & Arrimaha ay ka wada Hadleen DAAWO/SAWIRO
Hargaysa 21. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo safiirka waddanka Jarmalka u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Markus Bollmohr. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland maanta, ayaa lagaga wada-hadlay arrimo door ah oo ku saabsan xidhiidhka labada dal u…
