Webmaster

Mid kamida Beelaha Somaliland Daga oo sheegay in ay ka tashanayaan aayahooda Mustaqbal ee Ka mid ahaanshaha Somaliland Beeshoodana ugu baaqay Shirwayne DAAWO

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):-Beeshan oo kamida Beelaha Daga Somaliland Gaar ahaan Gobolka Sool aya waxa ay Sheegeen in ay Shiwayne yeelan doonaan isla markaana Ka tashanayaan Somaliland Maadaamabay yidhaahdeen xaqii ay somalilnd ku lahaayeen ka waayeen halkan hoose ka daawo hadalka odayaasha……

Read More

“Xiligii Doorashada Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani Waxay Ka Gudbeen Xayn-daabkii Siyaasadda, Kii Waayayna Wakaa Buurta Gacan Libaax Fuulay Kii Kalana Wuxuu Fadhiyaa Madaxtooyadda’’ Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta markii Kowaad ka hadlay Go’aanadii ka soo Baxay Shirkii Beel weynta Garxajis ugu soo xidhmay Todobaadkan Buurta Gacan Libaax. “Xiligii Doorashada Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani Waxay Ka Gudbeen Xayn-daabkii Siyaasadda Iyo Waliba Xeer Nimaadkii Doorashada Ee Wakhtigaas Iyaga Oo Ku…

Read More

Hargaysa: Siyaasi Xil Wasiir ka soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo oo Maanta ah Daleewar Gaadhi & Sida uu Shaqadan Cusub u arko DAAWO

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Xiligii Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Maanta Lagu Arkay Isagoo darawal ka ah mid ka mid ah Gaadiidka Qaadaya Imtixaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland oo Dalka ka bilaabmay Maallmo ka hore. Siyaasi Cali Cilmi Geele Oo Markii xilka Laga Qaaday Ku biiray Xisbiga Waddani…

Read More

Somaliland: $54 Milyan oo dollar, ayaa ku baxday doorashadii 2017 ee Madaxtooyadda

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Xarunta Daraasaadka Siyaasiga ah ee Center for Policy Analysis, ayaa daraasad ay maanta soo bandhigeen waxay kaga hadleen qodobo badan oo xasaasi ah oo taabanaya hannaanka maaliyadda ee Xisbiyada iyo lacagaha ku baxa ololaha doorashada madaxtinimada. Arrimaha ay sida gaarka ah u eegeen waxaa ka mid ahaa, Guud ahaan lacagtii ku…

Read More

Konton dhallinyaro ah oo u dhashay Somaliland oo Shalay loo diiday in diyaaradii Siday ay Soo fadhiisato Madaarka Cigaal iyadoo Markii danbe laga dajiyey Madaarka Garowe!!

Hargaysa 03.June 2018 (SDN/QJ):- Shalay galab ayaa Konton dhallinyaro ah oo laga soo celiyey Dalka Liibiya una dhashay Somaliland ay diyaaradi ka soo qaaday Magaaladda Muqdisho,Diyaarada Siday dhallinyaradan ayaa Galabnimadii Shalay Waxay rabtay inay soo fadhiisato Madaarka Cigaal ee Caasimadda hargaysa. Kontonkan dhallinayarada ah ee u dhashay Somaliland ayaa qayb ka ahaa dhallinyaro badan oo…

Read More

Gudoomiye Cirro oo Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi Ku Eedeeyay inay Ku Fashilantay Wax ka Qabashada Sicir-bararka DAAWO

Hargaysa 28. April 2018 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu si adag uga hadlay Sicir Bararka Aafeeyay Shacabka reer Somaliland isagoo  Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku Eedeeyay in ay Miisaaniyadii kordhisay xili uu Sicir bararku xadhkaha goostay.

Read More

Xildhibaan Ibraahin Rayte oo si Mug leh uga hadlay Obocda Sicir bararka iyo Sida looga dabaalan karo!!!

Hargaysa 21. March 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte ayaa golaha wakiilada ka hor sheegay in dhibaatada ugu weyn ee dalka ka taagan ay tahay in lacagtii dalka uu meesha ka saaray doolarku, isla markaasna lagu kala iibsanaayo wax kasta oo dalka gudihiisa loo baahdo,la kaydsanaayo iyada oo dibadiina wax lagaga soo iibsanaayo. Xildibaan Rayte waxa…

Read More

Xildhibaan Jaamac Riyo oo Gabay ku Karbaashay Wasiir Guri barwaaqaha Warfaafinta DAAWO

Hargaysa 21. March 2018 (SDN/QJ):-Gabay Cay ku ah Hablaha beel ka mid ah beelaha Somaliland ayaa Xamaasad ka dhaliyey Magaaalooyinka waaweyn ee Somaliland,Waxaana Buugan qoray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo). Hadaba Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Gabay kaga falceliyey Ceebta uu…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo Mar kale Cuno-qabatayn Dhanka Risiqa ah ku soo rogay Shaqaalihiisa iyo Dhiilal loo Toshay Dhiddidka Shaqaalaha!!! CADAYMO+AKHRI

Hargaysa 20. March 2018 (SDN/QJ):- Waxaa mudooyinkii u danbeeyay ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta wareegtooyin iska hor iyo daba imanaya. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta mudane Cabdiraxmaan C.laahi faarax guri barwaaqo ayaa soo saaray Wareegto kale oo uu u kala diray Wasaaradaha iyo Hay’adaha kale ee dawlada taas oo uu ku amrayo…

Read More

Mulkiilaha Shirkada Qaadka ee Gaafane (Marwo Aamina Muxumed Cali  ‘’Aamina Gaafane’’) Astaan Ganacsi oo Ku dayasho Mudan!!!!!!

Marwo Aamina Muxumed Cali  (Aamina Gaafane) Waa Mid ka mid ah Haweenka Somaliland ee Kaalinta weyn ka Ciyaaray Horumarka ganacsiga Jamhuuriyadda Somaliland Waxay dhawr iyo Labaatankii Sano ee u danbeeyay ay ku hawlanayd ganacsiyo kala gedisan oo ay Somaliland ka hirgalisay. Ugu horayn Marwo Aamina Muxumed Cali  ‘’Aamina Gaafane’’ waxay Mudo dheer ilaa maanta dalka…

Read More

Nuxurka Go’aamo laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi 

Hargaysa 22. February 2018 (SDN/QJ):-Kal-fadhigii lixaad (6aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka qabsoomay maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa warbixin lagaga dhegaystay guddida nabadgalyada ee Golaha Wasiirada oo daarasad kooban ka…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda, Ergay Somaliland u qaabilsan Qaramada Midoobay iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Laamaha Xukuumada

Hargaysa 22. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne ku magacaabay sagaal masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markuu Arkay:                Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Markuu Arkay:                Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markuu ku Qancay:            In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay Todoba Mas’uul oo Ciidamada ah!!!

Hargaysa 22. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne ku magacaabay todoba masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid   Markuu Arkay:                Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;   Markuu Arkay:                Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;   Markuu ku Qancay:          In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa…

Read More

Sare u Kac Xoogan oo Ku Yimid Qiimaha Sarifka Dollarka ee Suuqa Hargaysa & aragtida Sariflayaasha DAAWO

Hargaysa 21. February 2018 (SDN/QJ):-Qiimaha isku bedelka lacagta Somalialnd iyo lacagta dollarka ayaa saddexdii habeen ee u dambeeyay uu isbedel ku yimid, waxaana muuqata inuu sare u kacay sarrifku. Qiimaha sarrifka ayaa markaad sidato dollar ee aad doonayso lacagta Somalilnd oo loo yaqaano gacanta hore waxa boqolka dollar laguu bedelayaa milyan iyo lixdan kun oo…

Read More