Webmaster

Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Golaha Guurtida Laga Rabay inay Tixgeliyaan Go’aankii Lagu Heshiiyey In Kasta oo uu Soo Dhaweeyay Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay inay Xisbi ahaan Taageersan Yihiin Go’aankii Mudo Kordhinta ee Shalay Golaha Guurtidu Ku Dhawaaqeen.

Read More

Warsaxaafadeed-Wasaarada Duulista Ayaa Kulan Wadashaqayneed La Yeelatay Iibiyayaasha Tigidhada Diyaaradaha (Travel Agency)

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada  Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamhuuriyada Somaliland  iyada oo ka duulaysa wada shaqayanta ay la leedahay  Masuuliyiinta Xafiisyada iibiya tigidhada Diyaaradaha (Travel Agency) iyo la socodka adeega ay siiyaan Dadweynaha, ayey maanta kulan saacado qaatay isugu yeedhay dhamaan Masuuliyinta Xafiisyadaas. Kulankan oo uu furay Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo…

Read More

Aragtida Madaxweyne Siilaanyo ee Waayihiisii Mucaaridnimo ee Shidaal Baadhista iyo Maalgashiga Dalka & Farqiga Maanta!!! DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Haatan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Wakhti dheer ahaa Hogaamiyihii Xisbigii Mucaaridka ahaa ee Kulmiye ee Maanta Talada Somaliland haya ayaa si adag uga soo Hor Jeedi Jiray Hawlgalada Shiidaal baadhista iyo Maalgashiga kala duwan. https://www.youtube.com/watch?v=oXcQTZjeQ9U

Read More

Jewigii Maanta ee Golaha Guurtidda,Ku Dhawaaqistii Mudo Kordhinta Xukuumadda,Wakiiladda Iyo Deegaanka DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):-Gudidii loo xilsaaray muda kordhinta loo sameyeynayay xukuumada, golaha wakiilada, iyo kuwa deegaanka oo muda xileedkoodu uu dhamaaday ayaa ku dhawaaqay muda ay isla garteen in la kordhiyo doorashana ay ku qabsoomi karto Mudo xileedka madaxweynaha iyo ku xigeenka oo ku eeg 28/4/2017-ka ayaa lagu sameeyay korodhsiimo ka bilaabmaysa 28/4/2012 -ka…

Read More

Dareennada ka Dhashay Asbaabaha Xisbiyada Mucaaridka ahi Uga Hadli Waayaan  Sicir-bararka iyo Qiime dhaca Lacagta Dalka

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Waxa goobaha barkulanka bulshada aad wax  la iskaga weydiiyaa  sababta axsaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID, uga hadli waayaan  cidhiidhiga nololeed iyo sicir-bararka saameynta adag ku yeeshay bulshada danyarta ah, kaas oo aan caalamka uga jirin sida uu Somaliland uga jiro.   WADDANI iyo UCID,  ugama hadlaan sicir-bararka iyo…

Read More

Golaha Guurtida oo Shaanbada Ku Dhuftay Mudo Kordhin Ka Duwan Tii ay Ku Heshiiyeen 3 Xisbi,Komiishanka Iyo Madaxweynuhu

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):-Gudidii loo xilsaaray muda kordhinta loo sameyeynayay xukuumada, golaha wakiilada, iyo kuwa deegaanka oo muda xileedkoodu uu dhamaaday ayaa ku dhawaaqay muda ay isla garteen in la kordhiyo doorashana ay ku qabsoomi karto Mudo xileedka madaxweynaha iyo ku xigeenka oo ku eeg 28/4/2017-ka ayaa lagu sameeyay korodhsiimo ka bilaabmaysa 28/4/2012 -ka…

Read More

Kala Duwanaanshaha qaabkii uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Saleebaan Gaal u Galay Labada Ajande ee Saldhiga Mileteri Iyo Mudo Kordhinta Xukuumadda Iyo Su’aalo Dareen Keenay oo Ka Dhashay Guddida Loo Magacaabay Mudo Kordhinta

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Badhtamihii bishii aynu ka soo gudbnay ee Feebarweri ayaa fadhi buuq badani ka dhashay ay labada gole baarlamaan ee Somaliland ku ansixiyeen heshiis ay xukuumadda Somaliland dalka Imaaraadka Carabta ugu ogolaanayso in uu saldhig milateri ka samaysto magaalada Berbera ee Somaliland. Fadhigaas wada-jirka ah oo uu marka hore madaxweyne Siilaanyo…

Read More

Labada Xisbi Mucaarid ee Somaliland oo Ka Hadlay Guddida ay Guurtidu u Xilsaareen Ka Soo Talo Bixinta Mudo Kordhinta Xukuumadda & Talooyin ay u direen Golaha Guurtida

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Saddexda Xisbi Qaran ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey natiijada laga filan karo muddo kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyo Golayaasha Qaranka, Xisbiyada Mucaaridka oo ayaa wallaac ka muujiyay in Golaha Guurtidu raaci waayo heshiiskii hore ay uga gaadheen Muddo kordhinta, taasoo ay qaarkood ku sifeeyeen inay tahay tallaabo khalkhal abuuri…

Read More

Hargaysa oo Lagu Daah furay Dalad ay Ku Midoobeen 8 Urur Bulsho & Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Oo Ay Weheliyaan Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Kulmiye, Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Maroodi Jeex Iyo Qaar Kamid Ah Ururada Bulshada Ayaa Ka Qayb Galay Xaflad Lagu Daahfurayey Midowga Siddeed Urur Haween Oo Ka Dhisan Xaafada Geerash Aw Aadan ee hargaysa.

Read More

Maayarka Magaaladda Berbera oo ka Jawaabay Su’aalo Khuseeya Mashruuca Maamul Daadejinta Dawladaha Hoose DAAWO

Berbera 06. March 2017 (SDN/QJ):- Dhallinyaro Iyo Qaybo ka Mid ah Dadweynaha Magaaladda Berbera ayaa Madal furan Su’aalo Ku Saabsan Mashruuca Maamul Daadejinta Dawladaha Hoose Waxay ku Weydiiyeen Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi Shakuur Maxamud Xasan Cidin. https://www.youtube.com/watch?v=Jgid42V602Q&feature=youtu.be

Read More

Eng.Max’ed Xaashi oo taageero la barbar joogsaday mudaharaadkii London, kuna baaqay inuu Xidhiidh noqon doono DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay inuu Taageersan Yahay Mudaharaadkii Khamiistii la soo dhaafay ka dhacay Magaaaladda London ee lagaga soo hor jeeday Saldhiga Mileteri ee Somaliland ka siisay Imaaraadka Magaaladda Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=7MO7D49FX68

Read More