Webmaster

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Buuhoodle & Madax Dhaqameedka Deegaankaasi oo Ka Wada Hadlay Dardar gelinta Gurmadka Dadka abaaruhu Saameeyeen DAAWO

Buuhoodle 20. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Buuhoodle Sidoo Kalena ah Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Buuhoodle Saleebaan Cabdi Xuseen Dhego Weyne oo ay Weheliyaan Qaar ka Mid ah Madaxdda Dhaqanka ee Gobolkaas Guddida abaaraha ee Gobolkaas ayaa Ka wada hadlay Sidii Gargaar Midaysan loo Gaadhsiin lahaa dadka abaartu saamaysay.  

Read More

Muuqaal uu Duubay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ka Hor Xidhitaankiisii DAAWO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Laamaha amaanka ee Somaliland ayaa Xabsiga Dhigay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Kadib Markii uu ka soo laabtay Magaaladda Muqdisho oo uu ku Soo Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Somalia Mr Farmaajo Bilowga Xil hayntiisa Erayo ka soo Yeedhay Weriye Col doon ayaa Xukuumadda Somaliland Iyo Qaybo badan oo Shacabka ahi aad…

Read More

Maxaa Keenay In Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Ka Gaabsado Ka Hadalka Saldhiga Mileteri ee Xukuumaddu Siisay Imaaraadka? DAAWO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa u soo Jeediyey Laba Beelood oo Wada dega Deegaanka Degmadda Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag oo Shaqaaqo Gacan Ka hadal ahi Mar kale dhex martay inay Ka Shaqeeyaan Sidii Nabad loogu wada Noolaan lahaa.

Read More

Xukumadda Somaliland Iyo Xisbigeeda Kulmiye Oo Oo Si Wayn U Hadal Hayay Siyaasi Ay Adhax Jabiyeen Oo Ay Hadda Itaal Siyaasadeed Bidayaan

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Xukumadd Somaliland Iyo Xisbigeed Kulmiye Ayaa Si Wayn U Hadal Hayay Labadii Maalmood Ee La Soo Dhaafay Ka Dib Markii Dood Laga Adkaaday Wasiirka Madaxtooyadda Laga Hadlayay Saamaynta Uu Yeelan Karo Saldhiga Barbara Ee Imaaraatka Lagu Wareejinayo,   Taasina Waa Ta Keentay In Xaruumaha Dowlahad Iyo Guud Ahaan Somaliland Looga Hadal…

Read More

‘’Dhakhaatiirtu waxay sheegayaan in xanaaqa iyo deganaan la’aantu ay Donald Trump ka Dhigayso mid aanan sii hayn karin xafiiska’’ Natiijadda Khubaro Caafimaad Ka Soo Saareen Maraykanka

Washington 20. February 2017 (SDN/QJ):-Khubaro Maraykan ah oo ku taqasusay cilmi nafsiga waxay shaki muujiyeen Caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Mareykanka Trump. Dooda caafimaadka maskaxeed ee Trump waxay ka dhalatay warqad furan oo tobannaan qof ay u direen khubarada. Dhaqaatiirta waxay sheegayaan in xanaaqa iyo deganaan la’aanta ay Trump ka dhigayaan mid aanan sii hayn karin…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Boqol Kun Oo Doollar u Ballan-qaaday Qofka Soo Sheega Gaadhi Qarxi Raba, Cusbitaalkana ku Booqday Dhaawayadii Shalay

Muqdisho 20. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa Cusbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho Xalay ku booqday Dadka Dhaawacyadu ka soo gaadheen Qarax Axaddii Shalay ka dhacay isla Muqdisho. Waxaanu Madaxweyne Farmaajo sheegay in Qofka soo sheega Gaadhi Qarax lagu fulinayo inta aan la qarxin uu ku abaal-marin doono Lacag dhan Boqol…

Read More

Mid kamid ah Musharaxiintii la tartantay Farmaajo oo Saadaaliyey in uu noqdo R/Wasaaraha Somalia

Muqdisho 20. February 2017 (SDN/QJ):-Dr C/naasir Cabdule Maxamed oo kamid ahaa Musharixiintii tartanka u galay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya , ayaa kamid ah shakhsiyaad dhoor ah oo loo saadaalinayo in loo magacaabayo xilka Ra’isul   Xilka Raisul Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa loolan xoogan ugu jira Siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Hawiye , waxaana…

Read More

Duuliye Diyaaradeed Oo Caga Dhigtay Mid Ka Mid Ah Waddooyinka Dalka Kazakhstan!

Kazakhstan 20. February 2017 (SDN/QJ):-Sida aynu wada ognahay had iyo jeer Diyaaraduhu waxay caga dhigtaan oo kaliya goobaha loogu tala galay ee ah Madaarada, balse arrin aad u layaab badan ayaa ka dhacday Dalka Kazakhstan kadib markii uu nin Duuliye ka ahaa Diyaarad nooca Dagaalka ah uu caga dhigtay mid ka mid ah waddooyinka tuulada…

Read More

Dawladda Britian Oo Dadka U Ogolaatay In Lagu Daaweeyo Qur’aanka Kariimka Ah !

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Dad badan oo ka mid ah dadka islaamka ah ee ku nool guud ahaan dunida ayaa dawada kaliya ee lagu daweeyaa ay noqotay Qur’aanka kariimka ah, wallaw ay jiraan dad qaba fikirkaasi mid ka duwan.   Haddaba, mashruuc cusub oo ay hirgalisay The British National Health Services, kaasi oo la xidhiidha…

Read More

“Xataa Haddii Uu Dhinto Robert Mugabe, Maydkiisa Ayaa U Sharraxan Doorashooyinka Soo Socda” Xaaska Madaxweynaha Zimbabwe

Zimbabwe 20. February 2017 (SDN/QJ):-Haweenayda Madaxweynaha 92-sano jirka ee Zimbabwe, Robert Mugabe, ayaa sheegtay inuu yahay qof caan ah oo la jecelyahay xitaa haddii uu dhinto, wuxuu u tartami kara isagoo meyd ah doorashada sannadka soo socda, islamarkaana wuu ku guuleysan karaa codbixinta shacabka.   Grace Mugabe, oo 51 jir ah ayaa la hadlaysay taageerayaasha…

Read More

Maxaa ka soo kordhay qaraxii lagu hoobtay ee maanta ka dhacay Muqdisho? DAAWO

Muqdisho 19. February 2017 (SDN/QJ):-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxa dad badan ay ku dhinteen oo saacad kahor ka dhacay Suuq kuyaala Xaafada Kaabo Godey ee Degmada Wadajir gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in gaariga xiliga uu qarxayay…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Shirgudoonka Golaha Guurtida u Gudbiyey Qoraal Ku Saabsan Dib u dhaca Doorashada & Is afgaradka 3-da Xisbi Iyo Komiishanka Doorashooyinka

Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa shirguddoonka golaha guurtida u gudbiyay dib u dhaca ku yimi doorashada madaxtooyada ee ahayd inay qabsoonto March 2017. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo arrintan la xidhiidha, haddana ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Madaxweynuhu shalay ka hor intii aanu dhoofin uu guddoomiyaha…

Read More

Dawladda Somaliland oo Ka Hadashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanka Ceel Afweyn,Khasaaraha Ka Dhashay & Sababaha Xadhiga Weriye Cabdi Maalik Coldoon DAAWO

Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Markii Kowaad Ka Hadashay Shaqaaqo Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Degmada Ceel Afweyn oo u Dhaxaysa Laba Beelood oo Walaalo ah. Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Muuse Diiriye oo Xafiiskiisa Maanta Kula Hadlay Warbaahinta Waxa uu Sidoo Kale ka Hadlay Xadhiga Weriye Cabdi Maalik Muuse…

Read More

Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo oo Kulan Gaar ah la qaatay Laba Wasiir oo Dawladii Xasan Sheekh Ka Tirsanaa & Mas’uuliyiin Kale SAWIRO

Muqdisho 19. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Maaliyadda, waxa uuna kala hadlay hufnaanta nidaamka Maaliyadda, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo sharreynta sharciga dalka. Kulanka Maaliyadda waxaa guddoominayey Madaxweynaha, waxaana fadhiyay Wasiirka Maaliyadda, Wasiiru Dowlaha, Wasiir Ku Xigeenka, Agaasimaha Guud ee Wasaaraadda, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe…

Read More