Webmaster

Madaxweynaha Somalia oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirkii ugu horeeyey ee ajnabi ah (Daawo Sawirro)

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Ingariiska u soo magacowday Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka cusub ee dowladda Ingiriiska ayaa wada qaatay kulan, waxayna ka wada hadleen xiriirka labada dowladooda iyo sii ambaqaadidda wada shaqeyn ka dhaxeya. Sidoo kale waxaa laga hadlay taageerada Ingariiska…

Read More

”Madaxweynaha Somalia Waxaan u Malaynayaa Madaxweyneyaashii Hore inuu Dhaamo oo uu Caqli Heli oo Daawadiisa Garan” Xaaji Cabdi Waraabe

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay Madaxweynaha cusub ee Somaliya, ee dhawaan la doortay, waxaanu sheegay inuu ka rajaynayo in aanu la mid noqon Madaxweynayaashii hore ee soo maray Somaliya. Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo wareysi gaar…

Read More

”Imaaraadku Wuxuu Aqoonsanayaa Somaliland Anaguna Waxaanu Diidanahay In Saldhigan Berbera Lagu Kala Gooyo Laba Dal Oo Somaliya Yeelato” Saraakiisha Somalia DAAWO

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):-Mid ka mid ah Masuuliyiinta Dawlada Soomaaliya u Qaabilsan la hadalka Saxaafada Carabta Sidoo kalena Ah La Taliye Arimaha Siyaasada Ah ee Villa Somaliya Ayaa Daboolka ka qaaday Arimo Culus oo Ay Dawlada Imaaraadka Carabtu ka Wado Gudaha Dalka Soomaaliya Xasan Cabdi Xayle oo ah Khabiir Siyaasadeed ayaa Sharaxay Isagoo u Waramaya…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhaqan-geliyey Maalinta Xuska Dhalliyarada Somaliland

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa 20-ka bisha February u asteeyay inay noqoto Maalinta Dhallinyarada Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay Digreeto uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4570/022017 uu ku meel…

Read More

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Farmaajo Iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed Kadib Kulan ay Ku Yeesheen Villa Somalia? DAAWO

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Cusub ee Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Kulan Weji badan leh waxa uu Xarunta Villa Somalia kulan kula qaatay Madaxweynihii Hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh ahaana Murashax Madaxweyne ee Doorashadii Bishan horaanteedii ka qabsoontay Muqdisho. https://www.youtube.com/watch?v=x6s6qa6kaEU

Read More

Taliska Ciidamadda Nabadsugida Somalia ee Nisa oo Shaaciyey Raggii fuliyey dilal Qorshaysan oo maanta ka dhacay Muqdisho Isla Markaana Gacanta Lagu Dhigay

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):- Taliska ciidamada nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa goor dhow shaaciyey iney gacanta ku soo dhigeen saddexdii nin ee fulisay weeraradii dilka iyo dhaawaca sababay ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Saraaakiisha NISA faahfaahin kale kama aysan bixin raggan oo tiradooda ay ku sheegeen saddex nin oo hubeysan. Saacado ka…

Read More

Gudoomiye Cirro Iyo Wasiirka Madaxtooyadda oo Dood Adag oo Ku Saabsan Saldhiga Mileteri ee Berbera Fooda Isku Daray DHAGAYSO

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo Ku Lamaanaayeen Xubno Kale ayaa Dood adag oo ku saabsan Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka siisay dalka Imaaraadka Madaarka Berbera Waxa u qabatay Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii uu Ka Baxay Alle ha u Naxariistee Ganacsade X.Ismaaciil Bootaan

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):-  Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xaaji Ismaaciil Bootaan…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Goor Dhawayd Safar Ugu Baxay Dalka Ingiriiska & Ujeedada Socdaalkiisa DAAWO

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo safar gaar ah ugu baxay dalka Ingiriiska Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/02/2017, waxa safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee qaranka Somaliland Marwo Aamin-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Mudane Cali Axmed Cali, safarka oo lagu…

Read More

”Anigu Kama Mid Ihi Garabka Toosinta ee Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Waayo Axmed Muumin Seed ayaa ka Dhigtay Waxa uu Ku Shaqaysto” Xidhibaan C.qaadir Jibriil Tukaale

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay inuu ka mid yahay garabka toosinta Xisbiga Waddani ee ku biiray Xisbiga Kulmiye, waxaanu sheegay inuu Xisbiga Waddani wali yahay. Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa…

Read More

Danjire Cawil Cali Ducaale oo Ka Hadlay Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siiyay Magaaladda Berbera & Dulucda Baaq uu u Diray Siyaasiyiinta Somaliland

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo ah la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha aqoonsi raadiska, ayaa soo dhaweeyay saldhiga milatari ee Baarlamaanku ogolaadeen in Imaaraadka Carabta laga siiyo Berbera. Md. Cawil, oo uu Geeska Afrika weydiiyay aragtidiisa ku saabsan saldhigan, waxa kale oo uu siyaasiyiinta Somaliland ee saldhigan diidan u soo jeediyay inaanay…

Read More

Shacabka Somaliland oo Laba Mawqif oo Kala Duwan Ka Istaagay Xadhiga Weriye Cabdi Maalik Muuse Col-doon & Ka Soo Laabashadiisii Muqdisho DAAWO

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Dareenka Guud ee Shacabka Somaliland ee Ku Aadan Xadhigii Laamaha amaanka Somaliland Ku Qabteen Weriye Cabdi Maalik Muuse Col-doon Kadib Markii uu Ka soo laabtay Magaaladda Muqdisho una soo Hambalyeeyay Madaxweyne Farmaajo ayaa Dareeno kala duwan Bulshadu ka Bixisay.  

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo safarkii ugu horeeyay dibada uga baxaya iyo xog ku aadan dalka uu aadayo

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa maalmaha soo socda in uu dalka uga ambabaxo safarkii ugu horeeyay isaga oo Madaxweyne ah. Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu qorsheenayo in uu u safro Boqortooyada Sacuudiga marka la caleemo saaro kadib, waxa…

Read More

Dowlada Madaxweyne Farmaajo oo bilowday bixinta Mushaarka Ciidanka

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa la sheegay in uu amar ku bixiyay in mushaaraadka la siiyo ciidanka dowlada Soomaaliya oo mudo 8-bilood ah qaarkood wax mushara ah la siin. Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa shalay la siiyay mushaarkii ugu horeeyay ay helaan mudo 8-bilood , waxaana mushaarkan…

Read More

Siyaasi Abdirahman Hussein Adow oo laga yaabo in loo magacabao xilka R/Wasaaraha Somalia

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa ku hoolan wadatashiyo ku aadan cida uu usoo xulan doono xilka Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya. Xilka R/Wasaaraha Soomaaliya waxaa hada loolan xoogan ugu jira siyaasiyiin hore iyo kuwa cusub oo kasoo jeeda qabiilada beesha Hawiye, waxaana xubnahan u sharaxan xilka qabashada R/Wasaaraha Soomaaliya…

Read More

Cali Khaliif Galaydh Iyo Madaxda Gobolka Sool oo Ismaandhaaf Shalay Ka Dhex Dhashay,Gudoomiyaha Ucid oo ay u Suurto Geli weyday Dalab uu u Soo Jeediyay Iyo Halka uu Tegay DAAWO

Laascaanood 17. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo  ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ayaa khilaaf soo Kala dhex galay Maamulka Gobolkaasi Iyo Ciidamo gaar ah oo Ilaalinayay Waxaana Markii danbe Dadweynihii soo dhawaynayay iyo Ilaaladiisa dhex martay In Rasaas la Isweydaarsado. Intaas ka dib gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah…

Read More

C.kariin Axmed Mooge oo Bogaadiyey Mudanayaashii Damiirkoodu Shaqeeyay ee Fadhigii Labada Gole Iyo Dhaliilo Xoogan oo uu u soo Jeediyey Xukuumadda Siilaanyo

Hargaysa 17. February 2017 (SDN/QJ):- Cabdikariin Axmed Mooge Oo Boggaadiyay Mudaneyaashii Damiirku Shaqeeyay Ee Gacmaha ka laabtay Fadhigii Labada Gole Lagu dhex keenay heshiiskii qabyo qoraalka ahaa ee Saldhigga Milatari Imaaraadka laga siiyay Madaarka Berbera,  Xukuumaddana Dhaliilo Ba’an U Jeediyay.

Read More