Laascaanood 17. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ayaa khilaaf soo Kala dhex galay Maamulka Gobolkaasi Iyo Ciidamo gaar ah oo Ilaalinayay Waxaana Markii danbe Dadweynihii soo dhawaynayay iyo Ilaaladiisa dhex martay In Rasaas la Isweydaarsado.
Intaas ka dib gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID injineer Faysal Cali Waraabe oo isku dayay inuu Cali Khaliif soo galiyo gudaha magaalada ayaanay suura-galin waxaanu safar dhinaca dhulka ah ugaga baxay dhanka magaalada Widh-widh.
https://www.youtube.com/watch?v=RnFC5jo8deI
https://www.youtube.com/watch?v=buCEkTeFV1k

