Webmaster

Xaalada Magaaladda Laascaanood oo Degen & Maamulka Gobolka Sool Iyo Laamaha Amaanka oo Weli aan Ku Guulaysan Soo Qabashada Dablay Weerar Qorshaysan ka Geystay Magaaladaasi.

Laascaanood 04. February 2017 (SDN/QJ):- Xarunta Gobolka Sool ee Magaaladda Laascaanood waxaa Ku Soo Noq Noqday Dhacdooyin Shirqoolo ah oo Lagu Dhaawacay Sadex Ruux oo ka mid ah Shacabka Magaaladaasi Kuwaas oo dablaydu ku dhaawaceen Baaskoolado ay ku Hubaysnaayeen,Xiliga uu falkani dhacay ayaa ahaa Xili laga soo baxay Salaadii Makhrib Iyadoo Kooxdii Falkan gaysatay ay…

Read More

Muqdisho:Guddiga Abaaraha Heer Qaran oo Lagu Wareejiyay Saddex Boqol iyo Lixdan Kun oo Doolar & Halka Laga Keenay!!

Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa  ka guddoomay lacag dhan $360,000 (saddex boqol iyo lixdan kun), Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Lacagtaas oo ah 50% lacagti laga uruuriyay Musharixiinta jagada Madaxweynenimo u tartamaysay oo horey Xildhibaanada labada Aqal u go’aamiyeen in wax looga qabto Abaaraha…

Read More

Gabadh Soomaaliyeed oo Maanso Suugaaneed Si Adag Ula Hadashay Mas’uuliyiinta Somalia ee u Hamuunta Qaba Qabashada Hogaanka Dalkaasi & Siyaasiyiin ay Eedaysay DAAWO

Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Xaawa Jaamac Cabdi Waa Gabadh Ku nool Magaaladda Muqdisho ee Colaaduhu Wehelka la Yihiin Isla markaana ay Xiligan Si Xoogan looga dareemayo abaabulka iyo Ololaha Doorashada Madaxweyne ee loo asteeyay 8 Bishan aynu ku Guda Jirno oo Ku Beegan Arbacada soo Socota.

Read More

Hooyo Soomaaliyeed iyo Caruurteeda oo Loo Diiday Dalka Maraykanka & Soo Bandhigida Dareenkeeda ku aadan Qaraarkii Madaxweyne Donald Trump DAAWO

Johannesburg  04. February 2017 (SDN/QJ):- Hooyo Sahra Sulub iyo Caruur ay dhashay ayaa haatan ku sugan dalka Konfur Africa Mudo Afar Sanno ah ayay Naawilayeen Sidii ay u gaadhi lahaayeen dalka Maraykanka Hasa Yeeshee Waxay Wax Waliba Is Bedeleen Markii uu Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka Donald Trump soo Saaray Sharci Jidaynaya in Dalka Maraykanka aanay…

Read More

Siddeeda Murashax Madaxweyne ee Maanta oo Sabti ah Golaha Baarlamanka Somalia Khudbadahooda Dhagaysan Doono Iyo Kuwa Beri oo Axad ah la soo Gole Joojin Doono

Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa soo saaray Jadwalka khudbadaha musharaxiintu ka hor jeedin doonaan xildhibaanada Baarlamanka.   Musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha oo gaaraya 24 ayuu guddiga u qeybiyey sadex qeybood oo min 8 ka kooban, waxaana qeybta koowaad la dhagaystay Khudbadahoodii Maalintii Khamiistii ee Doraad, halka labada qeybood ee…

Read More

Taariikhda Sideedii Murashax Madaxweyne ee Maalintii Khamiistii Golaha Baarlamanka Somalia Khudbadahooda Waxqabad Ka Soo Jeediyey

Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Sideed kamid ah murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Somalia, ayaa  Khamiistii ka Jeediyey Golaha Baarlamanka Somalia khudbadahooda ku aadan sidii ay dalka u xukumi lahaayeen iyo taariikh nololeedkooda. Murashaxiinta kala ah; Axmed Maxamed Cabdi, Sakariye Maxamud Xaaji, Bashiir Raage, Jibril Ibraahim Cabdulle, Saciid Cabdulahi Deni, Xasan Sheekh Maxamud, Dr. Saciid…

Read More

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Wakhtigeedu dhamaaday ee Somalia Maxamed C.Carte oo Guul ku tilmaamay go’aanka ICJ ay ku aqbashay dacwada Soomaaliya

Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay ku aqbashay dacwada Soomaaliya ee ku saabsan murranka soohdinta badda ee dalkeennu uu kala dhaxeeyay Kenya.   Mudane Carteh ayaa ku tilmaamay go’aankaas guul weyn oo u soo hooyatay dhamaan…

Read More

Deegaanka Cali Ciise ee Gobolka Togdheer oo Laga Helay Ceel Biyo Macaan Leh

Burco 04. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa shalay kormeer hawleed ku tagay Deegaanka Cali Ciise oo dhinaca Hawdka kaga beegan magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, halkaasi oo laga qodayo Ceel Biyood, waxaanu sheegay in qodista ceelkaasi guul laga gaadhay. Gudsoomiye Ramaax waxa uu sidaasi ku sheegay warbixin uu…

Read More

Dawlada Ruushka oo Samaysay Raadaarkii ugu Weynaa ee Abid Dawladi Samayso

Moscow 04. February 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda difaaca iyo ciidamada cirka ee wadanka Ruushka ayaa ku dhawaaqay inay dhamaystireen dhisitaanka Radaar kuwa gantaalada qabta ah oo noqonaaya kii ugu weynaa ee wadan samaysto. Waxa uu radaarkani si fudud markiiba u ogaan karaa siday khubarada samaysay sheegeen gantaalada soo gala hawada sare ee wadanka Ruushka, taas oo…

Read More

Gabadh Uu Indhaha-tiray Jin Ka Soo Raacay Hindiya, Oo Araggu U Soo Noqday Markii La Qur’aan Saaray DAAWO

Boosaaso 03. February 2017 (SDN/QJ):- Gabadh dhallinyaro ah oo Dalka Hindiya Hooyadeed u geysay Caafimaad, ayaa la kulantay Xaalad Caafimaad oo khatar ah, ka dib markii labada indhoodba ay waxba ka arki wayday. Gabadhan oo Magaalada Haydrebad ee Dalka Hindiya ka soo laabatay iyadoon labada Indhood aan waxba ka arkayn, ayaa markii ay soo gaadhay…

Read More

“Anigu Kama tegin W/Maaliyadda ee waa la iga eryey.. Waxaan wax ka bartay Wakhtigii Cigaal..” Maxamed Xaashi DAAWO

Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa Talooyin ku saabsan halka uu Sicir-bararka Suuqyada Somaliland saameeyey salka ku hayo, sida wax looga qaban karo iyo qaabka dhaqaalaha dalka kor loogu qaadi karo u soo jeediyey Xukuumadda, isaga oo saddex qodob ku tilmaamay inay sabab u yihiin Sicir-bararka iyo…

Read More

Murashax Madaxweyne Somalia Xassan Sheekh Max’uud (Qabyo Ninkeeda ayaa Dhamaystira) iyo Khudbadiisii Golaha Baarlamanka DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Xassan Sheekh Max’uud ayaa inta badan khubadiisa ku qaatay in uu wax badan qabtay mudadii uu afarta sanno aheyd ee uu xilka hayay, gaar ahaan lixdii tiir ee uu ballanqaaday in uu markii uu xilka la wareegay. Wax yaabaha ay dowladdiisa ku guuleysatay mudadii afarta sanno aheyd ayuu sheegay in…

Read More

Murashax Madaxweyne Somalia Shariif Sheekh Axmed Iyo Badheedhihiisa Ku aadan Hadii Mar Kale Talada dalka loo doorto DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in ayaa ku furay khubadiisa uu wax ka qabanayo amniga oo sida uu hadalka u dhigay ah qodob muhiim ah. Shariif Sheekh Axmed ayaa sidoo kale sheegay in uu diyaarin doono ciidamo la wareega amniga Soomaaliya oo ka kala imaanaya gobolada iyo degmooyinka islamarkaana ay…

Read More

Murashax Madaxweyne Somalia Sakariye Max’uud Xaaji Cabdi iyo Khudbadiisii Golaha Baarlamanka DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay khudbadahooda ka hor jeediyay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ilaa 7 musharax oo ka mid ah 24 musharax ee u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana ugu horeyn khudbadaha bilaabay Sakariye Max’uud Xaaji Cabdi. Zakariye Maxamud oo ugu horeyn sheegay in uu xoogga saari doono Amniga, Midnimada, Muwaadinnimada iyo dhismaha dowlad…

Read More

Murashax Madaxweyne Somalia Bashiir Raage Shiiraar iyo Dulucda Khudbadiisii Golaha Baarlamanka DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Bashiir Raage Shiiraar ayaa isna goobta ka jeediyay hadal gaaban, Shiiraar waxaa uu ka hadlay dagaal ay isaga iyo hogaamiyayaal kale Muqdisho kula dagaallameen kooxo ugu yeeray waqtigaa gaalo balse sida uu sheegay hadda la ogaado cidda gaalada ah, waxaa uu Xildhibaannada ka codsadey in ay ku doortaan aqoonta waji…

Read More

Murashax Madaxweyne Somalia Jabriil Ibraahim C/dulle iyo Khudbadiisa Waxqabad ee Golaha Baarlamanka Somalia DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Jibril Ibrhaim Cabdulle oo sidoo kale xildhibaannada labada aqal ka hor Hadley waxaa uu ku dheeraaday barnaamijkiisa siyaasadda isagoo ka Hadley amniga, cadaaladda, dib u heshiisiinta, ka hortagga musuqa, dhalinyarada, haweenka iyo xiriirka caalamiga ah. Musharax Jabriil ayaa ku dheeraad sida uu u doonayo in haweenka iyo dahlinyarada ay kaalin…

Read More

Murashax Madaxweyne Somalia Dr Saciid Ciise Max’uud Iyo Nuxurka Khudbadiisa Waxqabad DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Musharax Dr Ciise Max’uud oo hadal ka jeediyay xarunta ayaa khubadiisa xoogga ku saaray arimaha nolasha bulshada taabanaya,isaga oo sheegay in uu yahay qof siweyn dadka u kala garanaya islamarkaana socdaal ku maray deegaanno ballaaran oo ka mid ah dalka. Waxaana uu ka codsay xildhibaannada in ay codkooda siiyaan, isaga…

Read More