Webmaster

Murashax Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Go’aankii Madaxweyne Donald Trump DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Musharax Madaxweyne Shiikh Shariif shikh Axme oo la hadalay Mid kamid Tv yada ku hadala afka Carabiga ayaa waxaa la waydiiday sida uu u arko go.aankii  Madaxweeyne Trump dhowaan  uu ku joojiyay  7 Dal oo Islaam   ah  dadka ka imaanaya in aysan soo gali karin dalka mareenkan   Shiikh shariif…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Somalia oo Dalalka Somalia La Jaarka ah uga Digay inay Joojiyaan Farogelinta ay ku Hayaan Doorashada Somalia DAAWO

Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Cumar Cabdirashiid Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka ee Wakhtigeedi dhamaaday oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa dalalka jaarka la ah Somaliya uga digay farogelin uu sheegay inay ku hayaan doorashada Somaliya. Cumar ayaa yidhi  “Waxa jira culaysyo isa soo taraya oo ka imanaya wadamada dariska ah qaarkood, iyagoo olole ugu…

Read More

Tixdii Gaariye oo Maanta Joogta ‘’Haddaad caqli leeday Intaad cilmi-baadho, Car suuqa madoobi Cidduu yahay so Hel’ ! Dadaalkii Xukuumada ee Xakamaynta Dollarka oo Suuq Madow Dhalay

Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Suuqyo madoow ayaa ka dilaacay magaalada Hargeysa, kuwaas laga helayo lacagta dollarka ah oo lagu sarrifayo qiime aan ahayn qiimihii xukuumadu u goysay. Gacanta koowaad ee sarrifka oo ah markaad lacag dollar ah sidato eed u bedelanayso lacagta Somaliland, waxaad ku helaysaa qiimaha caadiga ah ee dawladu u goysay. Hase…

Read More

Dilaaliinta Seyladda Xoolaha Hargeysa oo ka Cowday Suuqyo Madow oo Lagu Kala Iibsado Lacagta Doolarka

Hargeysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku dhaqan caasimadda magaalada Hargeysa ayaa weli cabasho ka muujinaaya sicir-barar aad u xooggan oo ay sheegeen in uu saameeyey guud ahaan heerkoodii nololeed, iyaga oo sida oo kale na sheegay in go’aamaddii lagu dejinaayey sicir-bararka iyo sarifka lacagaha qalaad ee Xukuumaddu…

Read More

BOORAMA: Ciidammada Ammaanka Oo Soo Qabtay Laba Nin Oo U Dhashay Dalka Yemen Iyo Laba Reer Somaliland Ah Oo Gabadh 7 Jir Ah Ka Xaday Hargeysa

Boorama 03. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Ammaanka ee Gobolka AWDAL, ayaa Shalay gacanta ku dhigay Afar Nin oo Gabadh yar oo 7 Sano jir ah ka xaday Magaalada Hargeysa isla-markaana doonayey inay Dalka kala baxaan. Raggan oo Gabadha yar gaadhi kaga qaatay guri ku yaalla Xaafadda Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, ayaa la tagay Magaalada Boorama,…

Read More

Askari Faro-xumeeyay Gabadh Lix Jir Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Degmada Cadaado, Xog-warranka Waalidka & Xaaladda Caafimaad ee Gabadha

Cadaado 03. February 2017 (SDN/QJ):- Iyadooo Bilihii u dambeeyay ay soo badanayaan Falalka Kufsiga ah ee ka dhaca Dhulka Soomaalidu degto, ayaa Waxa Shalay Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamul-gobolleedka Gal-mudug waxa lagu soo bandhigay Askari ka tirsan Ciidammada Milletariga ee Maamulka Gal-mudug, kaasi oo lagu eedeeyay inuu kufsaday Gabadh yar oo da’deedu tahay Lix Sanno…

Read More

Somalia Iyo Kenya Kee ayaa Qaanuun ahaan Ku Guulaystay Murankii Dhinaca Bada? & Dulucda uu Xambaarsan Yahay Warsaxaafadeedka Maxkamada Caalamiga ahi AKHRI

Hague 03. February 2017 (SDN/QJ):-Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada midoobeey ayaa go’aan ku gaaray inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.   Xaakimiinta Maxkaamadda ayaa u codeeyay kiiska ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya.   Halkaan hoose ka Aqriso War-Murtiyeed laga…

Read More

“Madaxweynahaa Go’aan Qaatay Oo Yidhi Hala Fasaxo, Saddex Boqol Oo Xujaaj Ah Oo Madaarka Loogu Xanibay Baasaaboorka…….” Wasiirka Duulista Hawada

Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa Shalay hor-tagay Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland. Wasiir Farxaan Aadan Haybe oo kulanka oo la yeeshay Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiillada ka dib, la hadlay Saxaafadda ayaa mar kale ka warramay ujeeddada Xukuumaddu u fasaxday…

Read More

Boorama: Laba Carruur Ah Oo Ku Dhintay Gurigooda Oo Uu Gaadhi Jiidhay Iyagoo Hurda Iyo Tirada Dad Kale Ee Shilkaa Ku Dhaawacmay

Boorama 03. February 2017 (SDN/QJ):- Shil sababay Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, ayaa ka dhacay Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ee Somaliland. Gaadhi yar oo Taxi ah, ayaa galay Guri ku yaalla Magaalada Boorama oo ay Xilligaas oo habeen ahayd ay ku sugnaayeen Qoyskii ku noolaa, waxaana halkaa ku dhintay Laba Carruur oo Da’doodu…

Read More

Daacishta Soomaaliya Oo Gow-gowracday Askar Ka Tirsanaa Ciidammada Puntland, Dad Kalena Weli Gacanta Ku Haya

Qandala 03. February 2017 (SDN/QJ):- Koox taabacsan Kooxda Daacish ee ka dagaalama Dalalka Bariga Dhexe oo ku sugan deegaannada Gobolka Bari ee Maamul-gobolleedka Puntland isla-markaana dhawaan laga saaray Degmada Qandala oo ay qabsadeen, ayaa Meydadka saddex Askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland soo dhigay jidka isku xidha degmada Qandala iyo Bosaaso, waxaana la sheegay in…

Read More

Prime Minister  welcomes the decision of the International Court of Justice concerning the Somalia  and  Kenya case on Maritime Delimitation

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H.E. Omar A. A. Sharmarke welcomes the resolution of the International Court of Justice (ICJ) concerning the Somalia V. Kenya Maritime Delimitation in the Indian Ocean.   “From the onset, we were confident that Somalia would win this case. Today, we celebrate…

Read More

Somalia: Rai’iisul Wasaare Sharmarke oo soo Dhaweeyay Go’aan ka Dhan ah Kenya oo Maxkamadda ICJ soo Saartay

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku saabsanaa Soohdinta Badda.   “Waxaan ku kalsooneyn in Soomaaliya ay ku guuleysaneyso dacwadaan. Maanta, waxaan aragnaa natiijada dadaalka xukuumadaha ku meel gaarka iyo xukuumadda hadda jirta ay ugu jireen difaaca xuduudaheena….

Read More

Maxkamadda ICJ oo Go’aan ka Gaadhay Dhegaysiga Dacwadda Muranka Badda Soomaaliya & Kenya

Hague 02. February 2017 (SDN/QJ):- Xaakinnada Maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobeey ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ee waddanka Netherland, ayaa go’aan ku gaadhay inay dhageysan karaan Dacwadda Muranka Badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya oo ay Dacwaddeeda sannadkii hore u gudbisay Dawladda Federaalka Soomaaliya. Waxay Xaakinnada Maxkamaddu u codeeyeen inay Kiiskaas dhegaysan karaan, dib…

Read More

Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Xuskii Ciidanka Qaranka DAAWO

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa Si Xeel Dheer uga Warbixiyey Isbedeladii iyo Horumarkii Kala Duwanaa ee Ciidamada Qaranka Somaliland ay Ku Talaabsadeen Xili Maanta loo Dabaal Degayay Sanad Guuradii 23aad ee ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka.

Read More

Nuxurka khudbadihiii musharixiinta qaarkood ay ka jeediyeen xarunta gollaha shacabka DAAWO

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta khudbadahooda ka hor jeediyay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ilaa 7 musharax oo ka mid ah 24 musharax ee u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Waxaana muuqatay in musharixiintii hadashay oo idil ka sinnaayeen arimo dhowr ah sida wax ka qabashada amniga iyo cadaallada oo musharax walba ay qeyb ka mid ah khubadiisa…

Read More

Afar Dil oo Qorshaysan oo Shalay Galab iyo Xalay ka Dhacay Gudaha Magaaladda Laascaanood & Deegaanka Daba Dheer Iyo Warbixinta Maamulka Gobolka Sool iyo Laamaha Amaanka DAAWO

Laascaanood 02. February 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Gobolka Sool ayaa Maanta ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Magaaladda Laascaanood Kadib markii Xalay Koox aan la aqoonsani ay Dhaawacyo u Gaysteen Sadex ka mid ah Shacabka Magaaladaasi iyo Sidoo Kale Dil ka dhacay Deegaanka Dab Dheer ee Gobolka Sool.

Read More