Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Waabariistay Hargeysa,Xili Loo Diiday inuu Buuhoodle Ka Dhoofo & Diyaaradii Hargaysa Ka Qaaday oo Geysay Dalka Jabuuti
Hargaysa 06. February 2017 (SDN/QJ):-Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa saaka subaxnimadii hore ku waabariistay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka qorshaynta iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda iyo dhaqanka Faysal Aw Jaamac Xirsi (Faysal Xawte), badhasaabka Maroodi-jeex Mr. Buraale iyo Badhasaabka gobolka…
