Faahfaahino ka soo baxaya Qarax gaari lagu xiray oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirro)
Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Qarax gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay maanta wadada Beyxaani oo ka tirsan degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Waxaa ku geeriyooday Mustaf Jeylaani Abba Sheekh oo ka tirsanaa Shaqaalaha Dekedda Muqdisho kaasoo iska lahaa gaariga la qarxiyey sida dad goob joogayaal ah ay warbaahinta u xaqiijiyeen. Marxuumka ayaa xiliga ay…
