Webmaster

“ Maaha In Garoomo Ciyaareed La dhiso,Maaha in Macdan La Baadho,Maaha In Doorasho Laga Hadlo,Mana Aha In Miisaaniyadu Dhinac Ka Rarnaato Inta Dadkii Abaaro u Dhimanayaan”Xildhibaan Faarax Dheere DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Faarax Dheere oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay Xaalada Abaareed ee Ka Taagan Somaliland. “ Maaha In Garoomo Ciyaareed La dhiso,Maaha in Macdan La Baadho,Maaha In Doorasho Laga Hadlo,Mana Aha In Miisaaniyadu Dhinac Ka Rarnaato Inta Dadkii Abaaro u Dhimanayaan”Xil Faarax Dheere https://youtu.be/eXd2ZIMlgSc

Read More

Musharaxiin ka tanaasulay Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad iyo kan labaad ee Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Labo Musharax oo kamid ahaa kuwii usoo gudbay Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka Koobaad ee Baarlamanaka Soomaaliya aya agoordhaw shaaciyay in ay ka tanaasuleen Doorashada Wareega labaad Musharax Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shaacisay in ay ka tanaasushay in ay ka qeyb gasho wareega labaad ee Doorashada Gudoomiye ku xigeenka…

Read More

War Deg Deg: Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 2-aad oo dhamaatay (Sida loo kala horeeyo )

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa iyana hada soo dhamaatay tirinta codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku tartamayaan 10-musharax oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka. Natiijada horu dhaca ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog.com ayaa iyana tilmaameysa in tartankan uu yahay mid aad u adag ayna Xildhibaanada qaar aad isugu dhaw yihiin codadka Xildhibaanada…

Read More

War Deg Deg Ah: Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad oo dhamaatay (Yaa ku horeeya)

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa hada soo dhamaatay Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goordhaw la filayaa in si rasmi ah loo shaaciyo natiijada doorashada. Shabakada Qurbejoog.com ayaa natiijooyinka horu dhaca ah ay heshay ayaa muujinaya in Doorashada uu ku horeeyo Musharax Cabdiweli Muudey kaa oo helay codad gaaraya 111-cod ,…

Read More

”Aragtidaydu Waxa Weeye inaynu Ka Shaqayno oo Xooga isugu Geyno Dadka Abaaruhu Saameeyeen” Wasiirka Wershadaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):-“Doorashadu way dhici kartaa waxaanay ku xidhantahay guddiga doorashada, markaas aniga wax weyn ilama aha laakiin ta’ ila weyni waa in dadkeena tabaalaysan la caawiyaa.” sidaas waxa yidhi wasiirka wershadaha Md. Shucayb Maxamed Muuse. Wasiir Shucab oo uu waraystay weriye Badri Koosaar oo ka tirsan Star V, wuxuu sheegay inay muhiim tahay…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka Hadlay Mawqifka ay ka Taagan Yihiin Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku Ka Samaysanayo Magaalada Berbera DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta ka hadlay Mawqifkiisa ku wajahan Saldhiga Mileteri ee Isu Taga Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayo Magaalada Berbera,Arrintan ayaa dhalisay in Dawlada Itoobiya Walaac Ka Muujisay Nooca Saldhigan iyo Shaqada uu Qabanayo.

Read More

Qaadhaan Bixiyeyaasha Somaliland ka Taageera Doorashooyinka oo Shalay u Goleeyay Murashixiinta Sadexda Xisbi oo Mawqifyo Kala Durugsan Taagan

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah wakiilo ka socday dalalka deeq bixiyayaasha ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa shalay kulan wada jir ah la yeeshay saddexda murashax madaxweyne ee saddexda xisbi qaran ee Somaliland. Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhanyihiin ayaa waxa ka qayb galay diblomaasiyiin ka socday dalalka Ingiriiska iyo…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibada oo Shaaciyey In Itoobiya Walaac Xoogan ka Qabto Saldhiga Imaaradku Somaliland ka Samaysanayaan

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire, ayaa tilmaamay in dawladda Itoobiya walaac ka qabto saldhiga milatari ee Imaaraadku doonayo inuu ka samaysto magaalada Berbera.   Dr. Sacad oo u waramay telefishanka Universal, wuxuu sheegay in saldhigyada milatarigu leeyihiin war-war iyo manaafacaad labadaba, “Waa run oo way jirtaa…

Read More

War Deg Deg Ah: Codeynta Wareegii hore Doorashada oo soo dhamaatay iyo Tirinta oo bilaabatay

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa goordhaw soo dhamaatay codeynta wareegii koowaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo kan labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana hada bilaabatay tirinta codadka la dhiibtay. Musharaxiinta ku tartamaya Doorashada Gudoonka Baarlamaanka gaar ahaan Gudoomiye kuxigeenada Baarlamaanka ayaa wadnaha farta kuwada haya, waxa uuna Musharax walba filan karaa guul iyo guul daro….

Read More

Sirdoonka Ruushku Wuxuu Fiidiyow Sir ah Ka Hayaa Donald Trump oo Tumaya Warbixin Xiiso Leh oo uu ka Uruuriyey Geeska Africa

Moscow 12. January 2017 (SDN/QJ):-Talefishanka CNN ee dalka Maraykanka ayaa Salaasadii dorraad ee 10kii Jeenaweri sii daayey war sheegaya in warbixin toddobaadkii hore uu sirdoonka Maraykanku gaadhsiiyey madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump iyo madaxweynaha sii tegeya Barak Obama ay ku jirtay xog sir ah oo sheegaya in koox budhcadda Internet ka ee Ruushka ahi…

Read More

Maxey ka dhigan tahay Doorashada Guddoomiye Jawaari..?!

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Waa Falanqayn Kooban oo ku aadan doorashada Guddoomiye Jawaare iyo waxa ay ka dhigantahay, sababaha sida aqlabiyada leh loogu doortay iyo siyaasadaha ku xeeran tartanka doorashada Baarlamaanka Soomaaliya. Ugu horeyn Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waa rug-cadaa siyaasada ku soo jirey muddo dheer oo marka loo fiiriyo 3da musharaxiin ee kale, waxuu…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashadii Gudoonka Golaha Shacabka ee Muqdisho ka Dhacday Laguna Doortay Prof Jawaari

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Xildhibaanadda Baarlmaanka Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya sida hufnaanta leh ee ay u dhacday doorashadii Guddoomiyaha Baarlmaanka ee Soomaaliya ee uu ku guuleeystay Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari. “Waxaan hambalyo lee yahay Xilhibaanada Golaha Shacabka Sooomaaliya oo maanta si…

Read More

Gudoomiyihii Hore ee Maxkamadda Sare ee Somalia Garyaqaan Caydiid Ilko Xanaf oo oo Ka Hadlay Wakhtiga uu Imanaayo Somaliland & Sababta Soo Dedejisay DAAWO

Muqdisho 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyahii hore ee Maxkamadda sare ee Somaliland Abukaate Caydiid Ilkaxanaf, ayaa ka hadlay wakhtiga uu imanaayo Somaliland, waxaana uu sida oo kale isbar-bar dhig ku sameeyey Doorashooyinka Somaliland iyo Somaliya. https://www.youtube.com/watch?v=hRTI3EOdQ-U

Read More