Webmaster

Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Wakhtiga Doorashadu Qabsoomeyso Iyo Tirada Cod Bixiyayaasha Isdiwaangaliyey

Hargaysa 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland Siciid Cali Muuse oo u Waramay Wargayska Saxansaxo ayaa kale ka hadlay kulamadii ay la yeesheen Sadexda Xisbi qaran iyo wararka sheegaya in ay dib u dhacayso doorashada madaxtinimada eek u mudaysan bisha sadexaad ee sannadkan socda. Siciid Cali Muuse oo ugu horrayn aanu wax…

Read More

Gudidda Ganacsatada ee Suuqa Waaheen ee Magaaladda Hargaysa oo Daboolka Ka Qaaday inay Joojinayaan Isticimaalka Shilling Somaliland Hadii aan Wax Laga qaban Sicir Bararka,Luuqad adagna Kula Hadlay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudidda Ganacsatada Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargaysa oo Warbaahinta la hadlay ayaa Shaaciyey inay Gebi ahaanba Joojin doonaan Isticimaalka Shilling Somaliland hadii ay Xukuumaddu wax ka qaban weydo Sarifka Lacagaha Qalaad oo Saamayn ku yeeshay Kor u Kiciisu Lacagta Somaliland

Read More

Wargayska The Star Ee Ka Soo Baxa Dalka Kenya Oo Raali Galin Ka Bixiyay Warar Uu Hore Uga Baahiyay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani

Nairobi 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa raalli gelin ka bixiyay warbixin uu hore uga qoray wefti guddoomiyaha Waddani hoggaaminayay oo Nayroobi tagay bishii hore. Wargeyska ayaa hore u sheegay in kulan midnimada Somaliland iyo Somalia ku saabsan dhexmaray Musharrax Cabdiraxmaan Cirro iyo ra’isal wasaaraha Somalia Cumar…

Read More

Wasiir Caddaani oo Gudoomiye Cirro ka Dalbaday inuu Shaqaalaha TV-ga & Idaacadda Dawladda ka Raalli-geliyo Hadal uu yidhi

Burco 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ka dalbaday inuu Shaqaalaha Warfaafinta dawladda ee Idaacadda Raadyoow Hargeysa iyo TV-ga Qaranka ka raalligeliyo hadal ka soo yeedhay dhawaan oo uu ku sheegay…

Read More

Shacabka magaalada Garowe oo ka bannaan-baxay Sicir-bararka ka jira Puntland & Tamar Darida Dawlada DAAWO

Garowe 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Shacabka magaalada Garowe, ayaa dhigay bannaan-bax ay uga soo horjeedaan sicir-bararka baahsan ee ka jira suuqyada Putland iyo dhibaatada laga dhaxlay lacagaha faalsada ah ee dowladdu ku daabacayso magaalada Bosaso. Dadweyne u badan kuwa danyarta ah ee ku ganacsada suuqyada caasumadda Puntland, ayaa socod dheer ku maray wadad halbowlaha ah…

Read More

Murashax C.raxmaan Faroole oo Gaadhay Magaaladda Nairobi,Ujeedada Socdaalkiisa Xili Maanta Muqdisho Lagu Dooranayo Gudoonka Aqalka Hoose DAAWO

Nairobi 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Somalia ahna Xildhibaan katirsan Aqalka Sare ee Barlamanka, ayaa u dhoofay magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya, halkaasoo ku sii sugnaan doono inta lagasoo dhammaystirayo xubnaha wali ka dhiman Aqalkaasi. Cabdiraxmaan Farole, oo hadal kooban warbaahinta ku siiyay garoonka diyaaradaha Garowe, ayaa sheegay in socdaalkiisan uu la xiriiro arrimaha…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Hawlaha Guud Gaadiidka & Guryaynta Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo Xilkii Iska Casilay Iyo Sababo uu soo Bandhigay DAAWO

Garowe 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Shir jaraa’id oo wasiir ku-xigeenka wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyaynta Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax (Tujaana) uu ku qabtay magaalada Garowe, wuxuu ku sheegay inuu booskaasi iska-casilay kadib cadaadis kaga yimid dhinaca Beeshiisa. Wasiir Tujaana, ayaa sheegay in qoyska uu kasoo jeedo lagu dulmiyay siyaasadda gaar ahaan tan Xildhibaanada Aqalka…

Read More

Maxay sawiradii hore Uga Maqan Tahay dhoolla-cadayntu (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- marka aad dib u milicsato sawiradii hore waxaad arki kartaa in ay sawirada dadkaasi ahaayeen kuwo aan waxxarakaad ah samaynayn oo xitaa aamusan oo aad mooddo inay cadhaysan yihiin, taasina waa sababta aynu barnaamijkan xogta dahsoon ugu gaar yeelnay sababta ay dhoollacadayntu uga maqan tahay sawiradii hore. https://youtu.be/uAaTAUepnKI

Read More

Waraysi Adag oo Lala Yeeshay Afhayeenka Ururka Alshabaab Sheekh Cali Dheere Iyo Su’aalo Adag oo Jawaabtooda la Hor dhigay DAAWO

Muqdisho 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Qeybtii Labaad Wareysi Xasaasi ah oo lala Yeeshay Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere. ‘Waalid baad tahay, markaad aragto wiilal yaryar oo Soomaali ah oo saas u dhimanaya, dareenkaagu siduu yahay” Waa mid kamid ah su’aalaha Wariye Xamza Mohamed uu waydiiyay Sheekh Cali Dheere. https://www.youtube.com/watch?v=9sM9Q2ilPxU

Read More

Madaxweynaha Wakhtigu Ka Dhamaaday ee Somalia Xasan Sheekh Maxamud oo Si Taxadar Leh uga Hadlay Mooshinkii Lagaga Takhalusay Rafiiqiisii Madaxweynaha ka ahaa Maamul Goboleedka Gal Mudug

Muqdisho 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada uu jiro. Madaxweynaha ayaa sheegay inaan xiligaan la aqbali karin khalalaase siyaasadeed ee u dhaxayeeya Xildhibanaada iyo Madaxda dowlad Gobolleedka Galmudug , iyada oo la ilaalinayo…

Read More

Yaa ku soo bixi doona Doorashada Guddoonka Baarlamanka Somalia ee  Saaka ka Dhacaysa Magaalada Muqdisho? Warbixin

Muqdisho 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Diyaar-garowgii ugu danbeeyay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho taasoo lagu wado inay dhacdo Maanta oo Bishu Tahay 11-ka January ee sanadka 2017-ka.   Afar musharax ayaa ku hardamaya doorashada guddoomiyaha baarlamaanka kuwaasoo kala ah, Idiris Aadan Dhakhtar, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, Prof. Max’ed Cismaan Jawaari oo…

Read More

Farshaxan Amiin Caamir oo Sawir Kartoon Ku Muujiyey Cida Ka Danbaysay Mooshinkii Xilka lagaga Xayuubiyey Madaxweynihii Gal Mudug

Cadaado 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Maalintii Shalay ayaa kal fadhi ay yeesheen Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo ka dhacay Magaalada Cadaado ayaa waxaa ay xilka uga qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed. Ilaa hada waxaa dadka Odorosa Siyaasada ay sheegayaan in Mooshinkan uu yahay Mid danno siyaasadeed laga leeyahay ,Madaxweyanah Galmudug oo hadlayna…

Read More

“Gabadh Iyo Wiil Isjecel Ayaa Ka Xishoodey In Ay Abaarta Isguursadaan , Inaguna Doorasho Ayeynu Dooneyna “Qaar Ka Mid ah Haldoorka Abwaanadda Somaliland oo Fariin Adag u Diray Madaxda Sadexda Xisbi Qaran & Walaaca ay Qabaan DAAWO

Hargaysa 10. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Abwaanada Waaweyn ee Somaliland oo Kulan Warbaahineed Maanta Ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Markii u Horaysay Fariin adag u Diray Hogaamiyeyasha Sadexda Xisbi qaran ee Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=Qr3_mygMmJY&feature=youtu.be https://www.youtube.com/watch?v=BZOt9tFGGEI

Read More

” Waxaan ku laabanayaa Deegaanada Maamulka Somaliland Hadii la ii diido” Garyaqaan Caydiid Ilko Xanaf

Muqdisho 10. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf, oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashada Xubnaha Aqalka sare ku matalaya gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Waxa uu sheegay Ceydiid Ilko Xanaf in uu dib ugu laabanayo deegaanada Maamulka Somaliland uu kasoo jeedo hadii loo diido in…

Read More

Madaxtooyada Galmudug oo War kasoo saartay Xil ka Qaadistii lagu sameeyay Madaxweyne C/Kariin Guuleed

Cadaado 10. Janaury 2017 (SDN/QJ):-War-Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa looga soo horjeestay Kalsooni kala noqoshadii Xildhibaanada Baarlaaanka Maamulka Galmudug maanta ku sameeyeen Cabdikariin Xuseen Guuleed. War kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay mid sharci daro ah Go’aankiii ay Baarlamaanka maanta kalsoonida kala noqdeen Xildhibaanada Galmudug, waxaana lagu sheegay Warkan in aysan…

Read More

Madaxweynaha Galmudug oo Goor-Dhaw Kalsoonida lagala noqday & Ciidamo Loo Xilsaaray inay Fadhigaas Baajiyaan oo Guul daraystay

Cadaado 10. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa goordhaw codka kalsoonida waxa ay u qaadeen Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed oo horey mooshin looga gudbiyay. Kulanka Baarlamaanka Galmudug waxaa soo xaadiray 54-Xildhibaan waxaana shir gudoominayay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka maamulkaasi Xareed Cali Xareed, waxaana ajandaha kulanka uu ahaa kalsooni…

Read More