Hargeysa 12. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu isku weydiinaynaa sida xaal noqon lahaa hadii dadka dunida oo dhan ay magaalo keliya ku wada noolaadaan, sideebayse xiligaa noqon lahayd qaabka Magaaladaasi iyo hanaanka nolosheedu.
https://youtu.be/mMMqp30hD_4
