Isu-soobaxa Maalintooda lixaad ee Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Gobolka Gebilay Muujiyeen DAAWO
Wajaale 07 November 2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ee degmada Wajaale, ayaa isu soo bax ballaadhan ku muujiyey maalintooda lixaad ee ololaha doorashada Madaxtooyada ee qabsoomaysa 13-ka bishan aynu ku jirno oo maalmo koobani ka hadhsan yihiin, waxaana Fagaaraha Khayriyada Wajaale Taageerayaasha kala hadlay Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin Xisbiga Waddani ka tirsan oo ku…
