Webmaster

War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Madaxda Dawlada Federaalka Somalia Iyo Maamul Gobolleedyada

Muqdisho 05 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxeexay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda. Shirka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa qaatay wakhti ka badan intii uu qorshuhu ahaa in lagu soo gabagabeeyo, madaama uu ku soo beegmay xili…

Read More

Tirada Dad Roobab is-daba-joog Muqdisho iyo Nawaaxigeeda uga Da’ayey Saacado Badan DAAWO

Muqdisho 05 November  2017 (SDN/QJ):-Ugu yaraan Shan Carruur ah ayaa ku geeriyooday Roobab xalay illaa Maanta ka da’ayey magaalada Muqdisho iyo nawaaxiga gobolka Banaadir ee dalka Soomaaliya, waxaana Qabawga iyo Daadadka Roobka Muqdisho ka da’ay sababay inay u dhintaan Shan Carruur ah, isla markaana uu waxyeello u geystay Guryo iyo Waddooyin isla Caasimadda Muqdisho ku…

Read More

Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani oo Deeq Raashin ah Gaadhsiyey in ka Badan 7 Xafadood oo ku Yaal Burco DAAWO

Hargaysa 05 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani ee gobolka togdheer ayaa gaadhsiyey mucaawinoyin dadka danyarta ah eek u nool todoba xafadood oo kamid ah xaafadaha magalada burco. Ugu horayntii waxaa ka warbixiyey deeqdani mucaawinada ah ee Masuuliyiinta xisbiga wadani ee deeqdani gaadhsiyey.

Read More

“Waxaanu Idiin Wadnaa Madaxwayne Aan Lagu Qasbanayn Oo Aan Lahayn Cid Iga Reeba Iyo Cid Igu Balamiya Laakiin….”Hoggaamiye Xirsi DAAWO

Laascaanood 04 November  2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan  kamid ahaa Waftigii uu Hogaaminayey Musharax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ee Socdaalka ku tegay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa khudbad u jeediyey Dadweynaha Reer Laascaanood oo maalintii shanaad la dabaal degayey Xisbiga Waddani. Ugu Horayn Hogaamiye Xirsi ayaa shacabkii soo dhaweeyey uga mahad…

Read More

Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Go,aan Ka Gaadhay Eedaysanayaal Khamri Lagu Soo Qabqabtay DAAWO

Hargaysa 04 November  2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa ku dhawaaqday inay go’aan ka gaadhay saddex nin oo lagu soo qabtay maandooriyaha loo yaqaano Khamriga. Garsooraha gobolka Maroodijeex Maxamuud Cabdirisaaq Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukunka saddexday eedeysane. Garsoore Cabdirisaaq waxaa uu sheegay in saddexdan nin lagu xukumey min saddex sano oo xadhiga iyo waliba saddex milyaan…

Read More

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani & Wefti uu Hogaaminayo oo Maalintii Shanaad ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda ku Tegay Magaaladda Laascaanood DAAWO

Laascaanood 04 November  2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi iyo Weftigiisu ayaa soo dhawayn diiran kala Kulmeen Shacabka taageera Xisbiga Waddani ee Gobolka Sool gaar ahaan Xarunta Magaaladda Laascaanood iyagoo dadweynaha kala hadlay fagaaraha Khayriyada ee Laascaanood. https://www.youtube.com/watch?v=yOg67uBVDF8

Read More

 Xisbiga Waddani oo Wacdaro Siyaasadeed Ka Dhigay Maalintiisii 5aad ee Kaltanka Ololaha Doorashadda Iyo Magaaladda Laascaanood oo Midabka Liimiga ah Hoos Hadhsatay SAWIRO

Laascaanood 04 November  2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Musharraxa Madaxweynaha Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Caynaba ee xarunta Gobolka Saraar iyo xarunta gobolka Sool ee Laascaanood. Musharraxa oo uu weheliyo hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti kale oo culus ayaa si weyn loogu soo…

Read More

Dareenka Soo Dhawayneed ee Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani uu Maanta kala Kulmay Shacabka Magaaladda Caynaba & Dhoola Tus Siyaasadeed oo uu soo Bandhigay DAAWO

Caynaba 04 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga mucaaridka ee waddani oo ay maanta ahayd maalintiisii shanaad ee isu soo baxa ololaha doorashada madaxtooyada ayaa gobolada iyo degmooyinka dalka ka sameeyay hawlo isugu jira isu soo bax iyo sama fal. Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Qayb galay Sannad Guuradii 24aad ee Ciidanka Booliska Somaliland Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyey DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 04 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta ka qaybgalay sanad guurada 24-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay ciidanka Booliska Somaliland, isagoo madaxweynuhu xadhiga ka jaray dhisme dabaqa oo markii u horaysay ay yeesheen ciidanka booliska Somaliland, kaasi oo noqon doona xarunta guud ee looga arrimiyo ciidama booliska….

Read More

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Khudbad u Jeediyey Taageerayaasha Waddani ee Gobolka Saaxil DAAWO

Berbera 04 November  2017 (SDN/QJ):-Murashax ku xigeenka Madaxweyne ee xisbiga Waddani Dr: Maxamed Cali Aw Cabdi iyo masuuliyiin kale ayaa taageerayaasha xisbigaasi kala qayb galay isu soo ololaha doorashada oo lagu qabtay fagaaraha 26-June amagaalo xeebeedka Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=sclnmMzXh9U

Read More

Farshaxanimo Cusub oo Xisbi Mucaarideedka Waddani ku Soo Kordhiyey Saaxadda Ololaha Doorashadda Somaliland  & Murashax Cirro oo Telefoonadda Shacabka Mid Mid ula Hadlaya DAAWO

Hargaysa 03 November  2017 (SDN/QJ):-Warbixin Somali Cable Tv Ka Diyaariyay Farshaxano Cusub Oo Xisbiga Waddani Kusoo Kordhiyay Ololaha Doorashada Xisbiyada Kuna Raadinayo Codka Shacabka,Maxay Yihiin Ujeedadda Ka Danbaysa Telefoono Xisbiga Waddani u Dirayo Shacabka Somaliland ,Maxay Tahay Sababta ay u Dhagaysanayaan Cabashadda Shacabka iyo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani oo Telefoon Kula Hadli doona Shacabka si…

Read More

Loolanka Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland oo meel xasaasi ah maraya & Xisbiyada Oo Si Adag Isku Haya!!

Hargaysa 03 November  2017 (SDN/QJ):-Bulshada Somaliland ayaa 13-ka bishan November 2017 u dareeraya Sanaadiiqda Cod-bixinta doorashada Madaxweyne-nimada ee Somaliland, waxayna kala dooranayaan sadex Xisbi oo si adag ugu loolamaya hogaaminta deegaanadaas, waxayna kala yihiin Xisbiga Kulmiye ee talada hadda haya oo uu ka sharaxan yahay Muuse Biixi, Xisbiga Mucaaradka ee Waddani oo uu ka socdo Cabdiraxmaan…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Digay Koox Khalkhal-gelin Karta Doorashada Madaxtooyadda ee Dharaaraha Koobani inaga Xigaan DAAWO

Hargaysa 03 November  2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ku baaqay in meel looga soo wada jeedsano ilaalinta Nabadgalyada Qaranka Maalmaha lagu jiro Doorashada Madaxtooyada, maaddaama oo ay Tahay Xaasaasi. Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbaddii Jimcaha ee maanta kaga hadlay Arrimo badan oo Muhiim ah, ayaa si gaar ah Dadweynaha ugu baaqay inay ka digtoonaadaan…

Read More

Maxaa Ka Jira in Marwo Aamina-Weris Hadii Kulmiye soo Baxo ay Xil ka Raajicinayso Murashax Muuse Biixi,Halka Marwada Madaxweynihii Hore ee Somaliland Marwo Huda Barkhad ay Xil Muhiim ah ka qaban doonto Hadii Murashaxa Waddani ku Guulaysto Doorashadda!!

Hargaysa 03 November  2017 (SDN/QJ):-Warar lagu kalsoon yahay Oo Wargeyska Foore soo gaadhay ayaa faah faahin ka bixiyay Qorshaha u dejisan qoyska Madaxweyne Siilaanyo maalmaha soo socda marka uu talada dalka ka dego,Waxaanay wararkaasi sheegayaan in Marwada Madaxweynuhu Marwo Aamina-Waris Sheekh Maxamuud Jirde Xil ka qabanayso haddii uu Kulmiye Talada dalka ku guulaysto halka Marwada Madaxweynihii…

Read More