Webmaster

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Shaaca ka Qaaday in la Xayirayo Baraha ay Bulshadu ku Kulanto & Digniin adag oo ay u Direen Xisbiyadda Qaranka DAAWO

Hargaysa 10 November  2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Shaaca ka qaaday in Guud ahaan la Xayiri doono Baraha ay Bulshadu ku Kulanto Maalinta Codbixinta Doorashadda ilaa ay soo baxayso Natiijada Doorashadda ee Komiishanka. Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Siciid Cali Muuse iyo Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Eng C.qaadir Iimaan Warsame oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in…

Read More

Xisbi Mucaarideedka Waddani oo Cuddud Taageero Ku Gil Gilay Magaaladda Berbera Kuna Khatimay Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 10 November  2017 (SDN/QJ):-Sidoo kale masuuliyiin isugu jirta heer qaran, heer gobol iyo ka degmada Berbera ayaa fagaaraha 26 June ee magaalada Berbera kala qayb galay taageerayaasha xisbiga waddani isu soo baxa ololaha doorashada oo ay ku muujinayeen cududooda taageero ee ay ku leeyihiin magaalo xeebeedka Berbera.

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Dhoola Tus Siyaasadeed Ku soo Gunaanaday Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda iyo Dareenka Bulshadda Boorama DAAWO

Boorama 10 November  2017 (SDN/QJ):-Murashaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddasni Dr: Maxamed Cali Aw Cabdi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga waddani ayaa taageerayaasha kala qayb galay uisu soo baxa ololaha doorashada oo lagu qabtay magaaalda Boorama.

Read More

Magaaladda Ceerigaabo Iyo Dareenka Isbedel Doon ee Xisbiga Waddani & Khatimaada Maalintii u Danbaysay ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda DAAWO

Ceerigaabo 10 November  2017 (SDN/QJ):-Fagaaraha beerta xoriyada ee magaalada Ceerigaabo waxa taageerayaasha xisbiga waddani Waxay Maanta ka Sameeyeen Isu soo Bax Mug Iyo Miisaan leh oo ay Ku Muujinayaan Cudduda Taageero ee Xisbiga Waddani ka haysto Gobolka Sanaag Waxaana kala qayb galay Madax Iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiga Waddani.

Read More

‘’Kulmiye Wuxuu Maanta la Mid yahay Neef la Garwracay Geedo kama Waabto Waana Naf la Caarid aan Rajo Qabin,Anigu Shacabka Somaliland Fartooda ayaan Weydiistay ee Fidno Maan weydiisan’’ Murashax C.raxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani isla markaana ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Luuqad adag kula hadlay Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye oo uu sheegay in Shacabka Somaliland ay ka rajo dhigeen waxaanu xusay in Xisbiga Kulmiye uu Werwer laxaad leh ka qaaday Mawjadaha…

Read More

Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Beeshiisa Kala Dooransiiyey Duco Iyo Habaar uguna Baaqay inay Codkooda siiyaan Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Maanta Kulan Balaadhan Waxa uu la Qaatay Salaadiinta,Cuqaasha, Aqoon yahanka iyo Hal doorka Beesha Ciidagale. Kulankan ayaa Ujeedadiisu Sidii ay Beeshu Maalinta Doorashadda Madaxtooyadda ay Codkooda u siin lahaayeen Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Read More

Amaanka Somaliland oo La Xoojiyey Xili ay Sadex Cisho inaga Xigto Maalinta Codbixinta Doorashadda & Dad loo qabtay arrimo ka dhan ah Nabada Somaliland!!

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):- Ciidamada ammaanka ayaa adkeeyay amniga guud ahaan Somaliland, gaar ahaan magaalooyinka iyo kadinada laga soo galo. Ammaanka ayaa la xoojiyay iyadoo ay maalmo koobani ka hadheen doorashada madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shacabku u dareeri doono Isniinta 13 November, waxaana fiidkii magaalooyinka gaaf wareega ciidamo Boolis ah oo koox koox…

Read More

Dhaxalka Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Wadacayo 7 Sano Iyo Dheeraad  uu Hogaaminta Qaranka Somaliland Gacanta ku hayay!!

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):- Toddoba sannadood iyo shan bilood, ka dib waxa la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo talada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland wareejiyo bisha December ee 2017, ka dib doorashada 13 November loo dareerayo ee madaxtooyada.   Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu talada Somaliland la wareegay iyadoo ay shacabku u oomanaayeen isbedel hoggaamineed, maadaama oo uu aad…

Read More

Madax Dhaqameed ka Soo Jeeda Gobolka Hawd oo Canbaareeyay Fal ay Sheegeen inuu Murashax Muuse Biixi Maanta ka sameeyay Degmadda Axmed Dhagax ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolka Hawd oo Kulan Warbaahineed Maanta ku qabtay Caasimadda dalka ee Hargaysa ayaa Sheegay in Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi uu maanta ka sameeyay Degmada Axmed Dhagax isku dhac dhex maray Kooxo dhallinyaro ah oo uu Hor kacayay iyo Kuwa…

Read More

Maamul Goboleedka Punt Land oo Bilaabay Daandaansi ka Dhan ah Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland & Ciidamo ay Keeneen Tukoraq Iyo Taleex

Garowe 09 November  2017 (SDN/QJ):- Maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa bilaabay daan-daansi ka dhan ah Jamhuuriyadda Somaliland. Maalin ka dib markii uu maamulka Puntlnd ku hanjabay inaan xuduudka Somaliland la gayn karin sanaaduuqda doorashada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maamulka Puntland wuxuu xalay deegaanada Tukaraq iyo Taleex keenay ciidamo dheeraad ah iyo gawaadhida dagaalka, kuwaas oo ah…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Ololihiisa Doorashada ku Khatimay Astaanta Guusha Madaxtooyada,Madaxweyne Siilaanyo & Murashax Muuse Biixi oo Beerta Xoriyadda kula Hadlay Jamaahiirta Kulmiye SAWIRO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa ololihiisa toddobada maalmood ee doorashada Madaxtooyada dalka ku soo khatimay wacdaro leh astaanta guusha. Kumanaan iyo kumanaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay xidhitaanka ololaha xisbiga ee socday toddobada maalmood oo maalintiisii u dambaysay…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Goor dhawayd Booqasho ugu Kicitimay Dalka Itoobiya Kadib Markii uu Martiqaad ka Helay Raysal Wasaaraha Itoobiya SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Itoobiya, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland , Dr Sacad Cali Shire oo safarka ku wehelinaaya Madaxweynaha. waxa kale oo safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sh Maxamed…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Maanta Bulshadda Laascaanood Ku Booriyey inay Xisbiga Kulmiye Doortaan Hanjabaad Culusna u Diray Maamul Goboleedka Puntland DAAWO

Laascaanood 09 November  2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sool gaar ahaan Magaaladda Laascaanood Waxay kala qayb galeen isu soo bax ay Cuddudooda taageero ku Muujinayeen.

Read More

Telefishanka BBC Somalia oo Galabta Dood u Qabanaysa Sadexdda Musharax ee Madaxweyne-nimo ee Eng Faysal Cali,Muuse Biixi & C.raxmaan Cirro!!

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):- Telefishanka BBC Somali ayaa Waxa uu Galabta si toos ah Dood ugu qabanayaa Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne ee Xisbiyadda Ucdi Eng Faysal Cali Waraabe,Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro. Dooda Ayaanay dadweynuhu ka qayb gali Karin hasa yeeshee Waxaa Su’aalo laga weydiinayaa Barnaamij siyaasadeedyada ay…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Shacabka Gobolka Maroodi Jeex ugu Baaqay inay Codkooda Siiyaan Murashax Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga talada dalka haya ee kulmiye oo ay maanta ahayd maalintiisii todobaad ee isu soo baxa ololaha doorashada oo ay ugu dambaysay maanta ayaa gobolada iyo degmooyinka dalka ka dhigay isu soo bax ay ku muujinayan cududooda ku waajahan ololaha doorashada madaxtooyada. Madaxweynaha JSL Md: Axmed maxamed Maxamuud (siilanyo) murashaxa madaxweyne…

Read More

”Waxaynu Kala Dooranaynaa Horumar Iyo Dib u Dhac” Khudbad Dhinacyo badan Leh oo Murashax Muuse Biixi Ku Soo afmeeray Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda AKHRI/DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad qiiro gelisay quluubta dadka reer Somaliland ka jeediyey fagaaraha beerta Xorriyadda ee Hargeysa oo ay isugu soo baxeen taageerayaasha xisbiga degmooyinka caasimadda oo cudduooda ku muujiyey maalintii u dambaysay ee gunnaanadka ololaha KULMIYE maanta. Murrashax Muuse Biixi waxa uu…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye oo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer kala Qaybgalay Gunaanadka Ololihii Doorashadda DAAWO

Burco 09 November  2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer gaar ahaan Magaaladda Burco soo afjarida todobadii Cisho ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda oo Xisbiga Kulmiye ay maanta ugu danbaysay.

Read More