‘’Ma Jirto Cid Somaliland Ku Khasbi karta qaabka ay Doorashooyinkeeda u qabsanayso” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO
Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Engineer faysal Cali waraabe ayaa isagoo Magaalada hargaysa kaga qaybgalay munaasabad dhanka waxbarashada ah waxa uu sheegay in Janhuuriyada Somaliland ay Xaq u leedahay inay doorato qaabka ay u qabsanayso doorashooyinka wakiilada iyo madaxtooyada isla markaana aanay ahayn hawl u taalla beesha caalamka Gudoomiyaha Ucid…
