Webmaster

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Cumar C.rashiid oo ka biyo diiday go’aankii Guddiga Doorashada Dadban

Muqdisho, 27 September, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan kagaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiraan iyo Sh,Dhexe ay tahay mid u talla Dowladda Federaalka , Guddiga Doorashadda dad-banna looga bahan yahay uun in ay wada tashi la yeeshaan Isimada ugu jira 2da…

Read More

Conclusion of Voters’ Registration Exercise Function Addressed by the Chairman of National Party (Wadani)

The chairman of opposition National Party (Wadani) Hon. Abdirahman Mohammed Abdillahi (Irro) took part in a conference to mark the end of Somaliland national voters’ registration exercise. The Speach!. Today is a remarkable day and it shall forever be engraved in the history of our country Somaliland, because in many occasions afore time we tried…

Read More

Deegaamadi Colaada Xumi Ku Dhexmertay Beelaha Walaalaha Ceel Afwayn Xaalada Ay ku Sugan yihiin DAAWO

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xubnaha  ka tirsan Golaha wasiirada Somalilandee ku hawlan qaboojinta iyo xallinta mashawadii ka dhacday Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka sanaag ayaa kormeer ku maray dhamaan tuulooyinka iyo ceelasha hoos yimaadda degmadaasi iyadoo ciidamada Qarankuna ay gaafwareegayaan dooxyada iyo laagaha deegaanadaasi, kuwaas oo ku hawlan hirgelinta go’aamadii Xukuumada Somaliland ka soo saartay…

Read More

Muuse Biixi oo Jawaab ka Bixiyey Weedho C/Raxmaan-Cirro ku Duray, Madaxweynahana Dardaaran Siiyey

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ahna Musharraxa jagada Madaxweynaha ee Xisbigaas, ayaa ka jawaabay weedho Guddoomiye Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan-Cirr ku duray KULMIYE, isla markaana ka hadlay arrimo kala duwan oo qabashada doorashada Madaxtooyadu ka mid tahay. Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu soo jeediyey Madaxweyne Siilaanyo inuu…

Read More

Waa Maxay Sababta uu Isu Casilay Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Puntland?

Garoowe 27.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Warfaafinta Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Maxamuud Xasan Soocadde, ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Wasaarda Warfaafinta Puntland, Waxaanu sheegay inuu Madaxweynaha u gudbiyey Warqaddiisa Istaqaalada. Maxamuud Xasan Soocadde waxa uu iscasilaaddiisa ku tilmaamay mid shaqsiyadeed iyo arrimo isaga u gaar ah, isagoo meesha ka saaray inuu jiro khilaaf u dhexeeya…

Read More

Go’aankii Maxkamada Sare Faysal iyo Jamaal Iyamuu Waasan ugu Baryay?

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Go’aannada maxkamadduhu inta badan siyaasadda ay ka soo saarraan waxa ay noqdaan kuwa lagu kala calaf-qaado oo soo af-jara khilaafka dhinacyada doodda sharciga ahi ka dhexayso. Sidoo kale waxa ay go’aannadu mararka qaar noqdaan kuwa dhinac lagu tukhaan-tukhiyo si hadhow cidda wax loo xukumay badi ay afka ciidda ugu galiso, ciddii laga…

Read More

”Budhcad ma aha Dhallinyarada Somaliyeed ee ku Xabisan Xabsiyada adduunku”

Muqdisho 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Dhallinyarada Soomaliyeed ee ku xidhan waddamada caalamka ee lagu eedeeyay inay yihiin budhcadbadeed aanay ahayn, balse ay yihiin Kalluumeysato. War-saxaafadeedka, ayaa soo baxay kaddib markii Dalka Hindiya ay ku xukuntay dil Toogasho ah 50-dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaa soo lagu eedeeyay inay yihiin Burcad-badeed.

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh oo Soo Bandhigay Xannuuno la Deris ah Madaxweynaha Punt land Cadeeyeyna in Khaatumo Cida ay Wax ka dhexeeyaan ay Tahay Somaliland DAAWO

Buuhoodle 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa markii Kowaad Jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.weli Gaas oo hore u sheegay in Prof Galaydh uu qabo Xannuun Qofka Jeclaysiiya Qofkii uu la dagaalamayay Waxa uu Prof Galaydh Sheegay in Xannuunka uu isku og yahay…

Read More

Siyaasiyiinta Somaliland ee Muqdisho Jooga oo Qaaddacay Guddi loo magacaabay Soomaaliya DAAWO

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiinta u dhashay Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa shaaciyey inay qaaddaceen Guddiga xallinta Khilaafka doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo uu Garoowe kaga dhawaaqay Raysal-wasaare Cumar Cabdirashiid Cali. Siyaasiyiintan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay inaanay waxba ka ogeyn go’aanka uu Raysal-wasaaruhu ku magacaabay Guddigaas,…

Read More

Madaxweyne Gaaska Punt land oo Xaruntiisa Madaxtooyada Ugu Goleeyay Isimo Reer Punt land ah iyo Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid oo Isu Taagay Murashax Madaxweyne

Garowe 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa issimada Puntland ugu shiriyey xarunta madaxtooyada Garowe Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashid.   Kulankaan oo ay kasoo qayb galeen isimada Puntland intooda ku sugan magaalo madaxda Garowe ayaa wararka kasoo baxaya shegayaan in Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia ku waydiisanayey odey dhaqameedkaan sidii…

Read More

Dareenka Shacabka Ceel Afwayn Ee Dirirta Colaadu Ka taagan Tahay & Ciidamada RRU Oo Lawareegay Amaanka DAAWO

Ceel-afweyn 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Deegaano ka Tirsan Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag Waxaa Mudooyinkan u danbeeyay ka Taagnayd Xaalad Cakiran oo ka dhalatay Dirir u dhaxaysa Laba beelood oo dhiig iyo dhalashaba wadaaga waxaa deegaamadaasi ku sugan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida iyo Mas’uuliyiin isugu Jira Wasiiro iyo Madax dhaqameedyo. https://youtu.be/ENTYAxi_J6Q

Read More

“Cid Aan Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka WADDANI Uga Tanaasulayaa Ma Jirto..” Guddoomiye ku-xigeenka WADDANI

Boorama 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed oo Shir-jaraa’id Shalay ku qabtay Magaalada Boorama, ayaa sheegay in aanu jirin qof isaga uga xaq leh inuu noqdo Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbigaas. Axmed Muumin Seed oo Maalmihii u dambeeyay Warbaahinta qaarkeed baahinayeen in loo soo jeediyay inuu Cid kale uga…

Read More

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta ku dhawaaqaya Go’aan aad looga sugayey

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo khamiistii la soo dhaafay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, afar sano oo uu ka maqnaa, ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu dhawaaqo Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha. Sheekh Shariif ayaa dhoolatus weyn oo siyaasadeed oo aan horay…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Xasan Sheekh Mr Odawaa oo meel fagaaro ah uga hanjabay Ahlusuna DAAWO

Dhuuso-Mareeb 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odawaa oo kusugan Magaalada Cadaado ayaa hadal umuuqday mid hanjabaad ah waxa uu udiray Ahlusunada kusugan Dhuusomareeb. Wasiirka waxa uu sheegay inay hadda kadib wajahayaan qaabkii Magaalada Dhuuso mareeb ugu rari lahaayeen Galmudug maadama Xaruntii Rasmi Ee Maamulka halkaasi tahay. C/raxmaan Odawaa…

Read More