Webmaster

Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweynaha JSL iyo Danjire ka socday Dawladda Jarmalka

Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskisa ku qaabilay Danjire  Markus Bollmohr oo ah safiir ku-xigeenka Dawladda Jarmalka u fadhiya Nairobi, dalka Kenya. Ugu horayn, Madaxweynaha Somaliland wuxu  uga mahadceliyay Danjiraha doorka mugga leh ee Dawladda Jarmalku ka qaadato mashaariicda ay ka taageerto Somaliland xagga waddooyinka, biyaha iyo dhinacyada kaleba,…

Read More

Amar ku saabsan dhowrista ololaha musharaxiinta ee xiliga doorashada oo la soo saaray (Wareegto)

Muqdisho, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa soo saaray wareegto faraysa laamaha amniga dowlada iyo kuwa caddaaladda in la dhawro Xaquuqda Musharaxiinta inta lagu jiro ololaha Doorashadda dhowaan dalka ka qabsoomeysa. Wareegtada ayaa ku soo beegantay xili musharaxiinta qaarkood ay ka cabanayaan caburin iyo carqaladeyn madaxweynaha Somalia uu ku hayo ololahooda…

Read More

Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Liiska Dalalka Adduunka Ugu Amni Wanaagsan Sannadkan 2016

Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Sannad walba dunida guudkeeda shalay oo kale waxa laga xusaa maalinta loo asteeyey nabadda adduunka iyada oo la isku baraarijiyo qiimaha nabadda, sidoo kalena la soo ban dhigo goobaha adduunka ug halis badan iyo kuwa ugu nabad gelyo wanaagsan iyada oo dalkeena Somaliland ka mid yahay dalalka adduunka ugu nabad wanaagsan balse…

Read More

Nuxurka War Qoraal ah oo Midowga Yurub kaga Hadlay Warbixin UNSOM ka Diyaarisay Xaallada Warbaahinta Soomaalida

Nairobi, 22 September, 2016-(SDN/QJ):– Midowga Yurub iyo Dowladaha xubnaha ka ahba waxaa ay ugu hambalyeneyaan Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya ee (UNSOM) iyo Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Qaabilsan Xaquuqul Insaanka ee (OHCHR) in ay soo saareen warbixintoodii ugu horeysay ee la xiriirta xaaladda xorriyada qowlka ama hadalka ee Soomaaliya. Midowga…

Read More

Hargeysa: Istaannada Basaska Laga Raaco Oo Noqday Xerada Dhalinyarada Dadka Dhaca

Hargeysa, 22 September, 2016-(SDN/QJ):– Goobaha ay ka rakaabsadaan Basaska iskaga kala goosha xaafadaha magaalada Hargeysa, ayaa noqday goobaha ay u soo tuugo tagaan Dhalinyarada Habeenkii Bulshada ka qaada Moobillada iyo alaabooyinka kale ay sitaan.   Goobahan oo aad u mashquul badan marka ay bulshadu raaceyso Basaska  ayaa waxaa inta badan dadkaasi kusoo dhuuntay tuugta kuwaasi…

Read More

Soomaaliya: Madaarka Muqdisho Oo Lixdan Maalmood Laga Mabnuucay Warbaahinta & Sababta Keentay Waxay Tahay

Muqdisho 22,September, 2016-(SDN/QJ):–  Maamul Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya, ayaa sheegay inaan Muddo Lixdan Cisho ah Warbaahinta loo ogaleyn Gudaha Madaarkaas.   War Qoraal ah oo shalay Galinkii dambe uu soo saaray Mareeyaha Madaarka Muqdisho Janaraal Cabdi Ashkir Jaamac ayaa lagu caddeeyay in dhammaan Warbaahinta madaxa banaan iyo ta…

Read More

Xisbiga Waddani Oo Dacweynaya Rag Iyo Haween Ka Tirsan Xukuumadda Oo Uu Ku Eedeeyay Musuqmaasuq

Hargeysa, 22 September, 2016-(SDN/QJ):– Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu Maxkamad la tiigsan doono Masuuliyiin Rag iyo Haween ah oo Xukuumadda Somaliland ka mid ah, kuwaasi oo xisbigu ku eedeeyay inay Hantida Ummadda ee ay Masuulka ka yihiin ku Takri-faleen.   Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi oo…

Read More

Madaxweynaha Oo Qaabiley Hoggaanka Jaaliyadaha Somaliland Ee Yurub Oo Dalka Socdaal Ku Jooga

Hargeysa, 22 September, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Shalay kulan la yeeshay Hoggaanka Jaaliyadda Somaliland ee Dalalka Yurub, taasi oo Magaceeda loo soo gaabiyo SSE (Somaliland Societies in Europe). Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Aadan Cige (Deyr), kaasi oo u qornaa sidan, “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland…

Read More

Cambaarayn hadalkii Riyada iyo Indha-adayga ahaa ee ka soo yeedhay M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud arrinta ay DP World ku maalgalinayso Dekedda Berbera

Hargaysa 21,Sep 2016 (SDN/QJ):-Jamhuuriyadda Somaliland waxay si weyn ula socotaa in Xukuumadda ka talisa Villa Somaliaoo uu ugu horreeyo M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud ay si toos ah iyo si dadbanba gacanta ugula jiraan arrimo ka dhan ah nabadda, wada jirka, horumarka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Qaranka Somaliland. Waxaannu ognahay in ay soo abaabulaan kooxo ay ugu talo-galeen inay…

Read More

Go’aan Dawladu ka soo Saartay Deegaanka Degmada Ceel Afweyn ee Sababta u ahayd Shaqaaqo Khasaare Nafeed Sababtay

Ceel Afweyn 21,Sep 2016 (SDN/QJ):-Ka dib shaqaaqadii ka dhacday deegaanka kor ku sheegan oo keenay dhimasho iyo dhaawac ay sabab u tahay khilaafka dhulka, daaqa iyo deegaamayntu, ayaa dawlada JSL ka soo saartay go,aamada hoos ku xusan si ay deegaankaas uga hirgasho nabad waarta, wada noolaansho iyo baad iyo biyo wadaag loo siman yahay. UJEEDOOYINKA…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Maxkamada Dastuuriga ah u Gudbiyay Dacwad Iyo Xukuumada oo ka Hadashay DAAWO

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa dacwad u gudbiyay Maxkamada Dastuuriga ee Somaliland. Dacwadan Xisbiga Waddani u gudbiyay Maxkamada Sare ayaa la xidhiidhay cabasho ay ka muujiyeen  qaraarkii madaxwaynaha Somaliland ku kala qaaday Doorashooyinka Wakiilada iyo baarlamaanka Somaliland. Kulan  Albaabadu u xidhanyihiin oo ay wada yeesheen Masuuliyiinta Xisbiga Waddani iyo Guddoomiyaha…

Read More

Madaxwayne Siilaanyo oo Maxkamada Sare u gudbiyay Qoraal Fasiraad Sharci ah

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Maanta u gudbiyey qoraal Codsi dib-u-eegida Qaraarkii Fasiraada ee Maxkamadda Dastuuriga ah. Waxaanu u qorsaa sidan:- Ku: Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah Hargeysa Og: Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka ah (Sonsaf) Hargeysa Og: Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta (APD) Hargeysa Og: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Hargeisa…

Read More

Guddoomiyaha Guddida Diwaangalinta oo Ka Hadlay Go’aanka Madaxweynaha ee Kala qaadista Doorashooyinka DAAWO

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Diwaangalinta iyo kala reebista Ururada iyo Xisbiyada Cabdirisaaq Ciyaale ayaa ka hadlay go’aanka Madaxweynaha ee kala qaadista Doorashooyinka iyo Walaaca Beesha Caalamku ka bixisay. Cabdirisaaq Ciyaale oo arrimahaasi ka hadlaya Halkan ka DAAWO https://www.youtube.com/watch?v=7hkTiE261LI

Read More

Mudaharaad Ka Dhan ah Beesha Caalamka oo Hargeysa ka Dhacay

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)-Saaka waxaa Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa isku soo baxay qaar ka mida shacab magaalada Hargeysa oo taageersan Qaraarkii Madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday Doorashooyinka wakiilada iyo Madaxtooyada. Shacabka Mudaharaadayay Ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku taageerayaan Go’aankii madaxwaynaha Somaliland iyagoo beesha caalamkana u gudbinayay in madaxwayne Siilaanyo qaatay Go’aan wanaagsan….

Read More

Magacyada 11 Xubnood oo Madaxwayne Siilaanyo u magacaabay Guddida Sare ee Jaamacada Hargeysa

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu JSL/M/XERM/249-4264/092016 tahay ku magacaabay Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa) oo ka kooban 11-xubnood. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu dhaqangeliyey oo uu saxeexay wax ka bedelka iyo kaabista ay Jaamacada Hargeysi…

Read More

Warbixin la Xidhiidha Dhagaysigga Dacwada Maxkamada Caalamiga ee Hague ee Somalia iyo Kenya

Hargeysa 20, September, 2016 -(SDN.Qurbejoog)- Afar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku hortaagto in Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladdu ay gasho kiiska muranka soohdinta badeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Waxaa xusuus mudan in ay dacwadda badda ay marka hore Maxkamadda u gudbisay…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Mawqif Adag Ka Istaagay Muddo Kordhinta Wakiilada+ Taageeray Go’aankii Ay Beesha Caalamku Ka Istaagtay Muddo Kordhinta Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Kulan ay wada-yeesheen madaxda,hoggaanka iyo guddida fulinta Xisbiga WADDANI, ayaa waxa laga soo saaray War-Murtiyeed ku saabsan Mawqifka Xisbiga WADDANI ee dib-u-dhaca Doorashada Wakiilada Somaliland, waxaana sidoo kale si aada looggu taageeray go’aankii ay beesha caalamku ka soo saartay Muddo Kordhinta Arrimaha Doorashooyinka Somaliland. War-murtiyeed Waxa uu Xisbiga Waddani shir ku qabsaday…

Read More

Dhagaysiga Dacwada Xisbiga Ucid,Badheedhaha Gudoomiyaha Maxkamada Distooriga ah iyo Dooda labada Dhinac halka ay ku Sal Leedahay DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Maxakamadda sare ee JSL ahna Maxakamadda Distooriga ah ee qaranka ayaa si rasmi ah u bilowday dhegeysiga dacwad xaasaasi ah oo u dhaxaysay guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo garabka uu hoggaaminayo musharraxa kumeel gaadhka ah ee xisbigaasi Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Read More