Webmaster

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Amaan aan Hore loo arag Hawada u Mariyey Dawlada Imaaraadka Carabta

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud  ayaa sheegay in Dwaladda Imaaraadka Carabta ay kaalin mug leh ka qaadato dib u dhiska Soomaaliya.   Bayaan laga soo saaray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in dalka isutagga Imaaraadka Carabta uu yahay dal saaxib dhaw la ah Soomaaliya mar kastana u…

Read More

“Annaga Candho Meydle Ayaan Nahay,Jowharna 3 Lugood” Dhawaqa Shirka Jawhar DAAWO

Jawhar 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shirka Jowhar ayaa waxa uu yahay weli mid wajahaya dhaliil iyo Cabasho iska soo daba dhaceysa oo kaga imaaneysa magaalada B.weyne. Dhawaan waxa jirtay in Ugaaska Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu diiday in ay udhag raariciyaan warka kasoo baxa Dawlada Soomaaliya madaxdeeda maadama uu sheegay inay wakhtigeedu dhamaaday. Waxaa gaaray…

Read More

Sheekh Shariif oo si Cad u Diiday Dalab Kaga Yimid Dawlada Federaalka Somalia

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno Xubno ka tirsan Guddiga ololaha u qaabilsan Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa inoo xaqiijiyay in Shariif uu diiday codsi kaga imaaday dhanka dowlada. Xubnaha aan xogtaani la wadaagnay ayaa sheegay in dowlada Somalia, ay dalbatay inay ciidamo kale kusoo…

Read More

Dib u dhacii ugu horeeyay oo ku yimid jadwalka doorashada Soomaaliya iyo Sababta Keentay

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dib u dhacii u horeeyay ayaa ku yimid jadwalkii doorashada ee bishii hore ay soo bandhigeen Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal, kaddib markii Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ay heshiis ku gaareen..   Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka oo ka kooban 54 xubnood ayaa ku yimid dib u dhac, iyadoo qorshuhu…

Read More

Dawlada Kenya oo Go’aan lama filaan ah qaadatay Kadib Dacwadda badda DHAGAYSO

Nairobi 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay laashay dhamaan wixii heshiis shidaal baaris ah ee ay la gashay Shirkadaha Shidaal baarista ka waday biyaha ay kula muran san tahay Somaliya. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Kenya, Githu Muigai,ayaa sheegay in ay hakiyeen dhamaan wixii Shidaal baaris ah oo ay horay u siiyeen…

Read More

Akhriso:- 10 Caqabad Oo Hortaagan Doorashooyinka Dalka Somalia Iyo Sida ay u Kala adag yihiin Furdaamintoodu

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Doorashada 2016-ka ayaa markii 2aad muddo 3 bil gudahood ah dib u dhacday, Jadwalkii madasha qaran waa uu fashilmay, sidoo kale jadwalkii guddiga doorashada dadban ee heer federaal ay soo saareen, caqabado noocee ah ayaa jira? Yaa wada lugooyada? Maxaase Hortaagan Qabsoomid la’aanta  Doorashada 2016-ka?! Guddiyada doorashada dadban ee heer federal…

Read More

Madxafka Taariikhda iyo Dhaqanka Dadka Madow ee Mareykanka oo La Furay & Weedhihii Madaxweyne Obama iyo Madaxdii ka qayb gashay DAAWO

Washington 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madxafka Taariikhda iyo Dhaqanka Bulshada Madowga Mareykanka ayaa si rasmi ah loogu furay dadweynaha xaflad lagu qabtay Xarunta National Mall ee uu madxafku ku yaalo ee magaaladan Washington. Qudbad uu ka jeediyey xafladi furitaanka Madxafki ugu horeeyey ee Dadka Madowga Mareykanka madaxweyne Barack Obama oo ah madaxweynihi ugu horeeyey ee ka…

Read More

“Kuma Qanacsanin Xukunka dilka ah ee India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed , waana kala hadli donaa “ Raysal Wasaare Cumar C.rashiid

Garowe 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadd Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka dilka ah ee dowladda India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed ,madama aysan helin fursad ay iskaga difaacaan eedaymaha loo soo jeediyey .   “Xukumadda Soomaaliya kuma qanacsano xukunka dowladda India ay ku…

Read More

Booliiska Maraykanka oo baahiyay muuqaalka nin madaw oo la dilay & Kacsanaanta Dareenka Dadka Madow DAAWO

Charlotte 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Booliiska magaalada Charlotte ee dalka Maraykanka ayaa baahiyay muuqaaladii ay duubeen kaameerooyinkii ku kala xirnaa jirka askarigii toogtay ninka madaw Arbacadii, iyo gaarigii u watay. Sidoo kale waxay baahiyeen sawirada biskoolad iyo daroogada marijuana-ha loo yaqaanno, kuwaas oo booliisku ay sheegeen in uu lahaa Keith Lamont Scott Afartii maalmood ee la…

Read More

Bukaano Cabasho ka Muujiyay Adeegyada Cisbitaalka Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer

Burco 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Kadib markii Ay wareejisay Haayadii Ka Shaqeyn Jirnay Cisbitaalka Guud ee magaalada Burco ee MSF ayaa waxaa cabashooyin Isdaba joog ahi kasoo yeedhayaan dadka bukaanka ee la dhigo Cisbitaalkaasi, cabadhooyinkaas oo ay sababeen hoos u dhac ku yimid  Adeegyadii caafimaad ee laga Bixiyo Cisbitaalka.   Dadka baahida caafimaad u taga cisbitaalka…

Read More

Banaanbaxyo ka dhacay Magaalada Gaalkacayo ee Maamulka Puntland oo Dadweynuhu kaga Gilgisheen Xukunkii Dilka ahaa ee Dawlada Hindiya ku Riday 50 Wiil oo Soomaali ah

Gaalkacayo 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Banaan Baxyo lagaga soo horjeedo Xukunka ay dawlada Hindiya ku riday 50 dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacayo ee Maamul Goboleedka Puntland.   Banaanbaxyadan  waxaa lagaga Dalbanayay Dawlada Somaliya inay kala Hadasho Dhigeed Hindiya sidii loo sii dayn lahaa Dhalinyartaas..   Maxkamad ku taala Hindiya ayaa sheegtay in 50…

Read More

Wajaale: Gabadh Iyadoo Mayd ah laga Dhex Helay Guri iyo Mid kale oo Xaaladeeda Caafimaad Liidato

Wajaale 25.Sep 2016 (SDN/QJ):-Waxaa maanta galinkii dambe Gabadh Mayd ah laga Helay Huteel ku yaala Magaalada Tog wajaale ee Gobolka Gabiley.   Waxaa la sheegayaa in Laba Dumar ah Meharad wada lahaayeen oo xalley ay seexdeen Gurigaasi Balse saaka  markii albaabka lagu garaacay ay furi waayeen islamarkaana markii meesha loogu tagay la arkay labadii Gabdhood…

Read More

Gudoomiyeyaasha Kulmiye iyo Ucid oo Isku Mawqif ka Noqday in la Kala Qaado Doorashooyinkii Isbarkanaa Iyo Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Iyo Natiijada Kulan ay la qaateen Gudoomiyaha Maxkamada Sare DAAWO

Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani ayaa Si wada Jir ah Saxaafada ugu Sharaxay Kulan ay la Yeesheen Gudoomiyaha Maxkamada Sare Kaas oo lagaga hadlayay Qoraal ay Hogaamiyeyaasha axsaabtu Madaxweynaha ugu Igmadeen inuu Qaraar ka…

Read More

“Heshiiskanina Kama Sal Guurin Badbaadinta Xisbiga Ucid Markaad Danaha Shakhsiga ah ka Tagto,Balse Hogaanka Xisbiga ayaan Sharaxayaa Wuxuu Yahay” Cali Guray DAAWO

Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ”Cali Guray” ayaa Sheegay in Go’aanka Maxkamada Sare ee Distooriga ahi ka gaadhay Khilaafkii Xisbiga Ucid aanu ahayn Mid La Diidi karo isla markaana aanay Jirin Cid Racfaan ka qaadan karta Maadaama uu Yahay Kama Danbays.  

Read More

Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Ka Fal Celiyey Go’aankii Maxkamada Distooriga ahi ka Gaadhay Khilaafkii Mudada soo Taxnaa ee Xisbiga Ucid ka dhex Oognaa DAAWO

Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay Sida uu u arko Go’aankii kama danbaysta ahaa ee Maxkamada Sare ee Distooriga ahi ka gaadhay Khilaafkii Mudada Dheer soo Jiitamayay ee u dhexeeyay Garabkooda iyo Garabka uu Hogaamiyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Read More

Qiso Layaab Leh: Maxkamadda Degmada Hargeysa Oo Go’aan Kasoo Saartay Wiil 16-Jir Ah Oo Laba Qoys Isku Haysteen Oo Lagu Kala Saaray Dheecaanka Hiddo-Sidaha DNA (DAAWO)

Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada Dagmada Hargeysa Ayaa Xukun Ka Soo Saartay Dhacdo Cajiib Ah Oo Mudooyinkanba Kiis Keedo Ka Socday Maxkamada Muddo Hal Sanno Ah. Waxaana Dacwada Kiis Kani Ahaa Wiil Yar Oo Dadiisu Tahay 16 Jir oo ay Isku haysteen Laba Qoys Oo Ka Kala Kooban Aaabo C/Rashiid Dirir Cali iyo Hooyo Jawaaahir…

Read More