Caruurta ugu Caafimaadka badan aduunka oo la shaaciyey iney ku nool yihiin dal Afrikaan ah
Hargaysa 24.Sep 2016 (SDN/QJ):-Saynisyahano reer Australia ah ayaa shaaciyey in dalka Tanzania ay ku nool yihiin carruurta ugu caafimaad badan adduunka oo dhan sida ay ku ogaadeen cilmi baaris ay sameeyeen. Baadhitaan ayaa lagu sameeyay 1.1 milyan oo carruur ah oo da’doodu ay u dhaxayso 9 ilaa iyo 17 jir kuwaasoo kala jooga 50 waddan…
