Webmaster

Gudoomiye Muuse Biixi Oo Daadifeeyey Aragtida Beesha Caalamku Ka Muujisay Kala Qaadista Doorashooyinka, Kuna Tilmaamay Inaannay Ku Dhisnayn Xaqiiqo DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa daadifeeyey aragtida Beesha Caalamku ka qaadatay go’aanka Madaxweynaha Somaliland uu soo saaray toddobaadkii hore ee ku saabsanaa kala qaadista doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada, islamarkaana soo dhaweeyey go’aanka Madaxweynaha iyo Ansixintii golaha Wakiilada ee go’aankaasi, sidaa awgeedna sheegay inay Beesha Caalamku garwaaqsan doonto inaan waqtiga ka…

Read More

Raysal-wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Mr Farmaajo Oo Muqdisho Ka Sheegay In Reer Somaliland Mag-Dhaw Laga Siiyo Dhibaatadii Loogu Geystay Midnimada

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo u sharraxan Madaxweynenimada Soomaaliya ee Doorashada Sannadkan ka dhaceysa Dalkaasi, ayaa ka hadlay siday Mar kale u midoobi karaan Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu qiray in Sababta Reer Somaliland ay Xornimadooda ugala soo noqdeen Soomaaliya ay tahay dhibaato ay kala kulmeen Midnimadii Soomaaliya ee Lixdankii,…

Read More

Siyaasiga Reer Kenya ee Faarax Macallin oo Luuqad Qaawan Kula Hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh,Kana Hadlay Dib u furista Qaadka Kenya ee Somalia la Geeyo DAAWO

Nairobi 19.Sep 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga haatan ka midka ah Mucaaridka Kenya horena u soo ahaa Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamanka Kenya Mudane Faarax Macallin ayaa si adag ula hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamudka Somalia,Halka uu Sidoo Kale ka soo Horjeestay Go’aankii ay Dawlada Taagta Daran ee Federaalka Somalia kaga laabay Xayiraadii ay ku soo…

Read More

”Nimankaa Marna Leh Somaliland baannu nahay, Marna Dir Woqooyi, Puntland kama hadli karaan”,…. Cabdiweli Gaas

Garowe 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa jawaab kooban oo uu ka bixiyay hadal ka soo yeedhay siyaasiyiinta dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho, ku sheegay in aanay ka hadli karin sedka Puntland ee saami qaybsiga kuraasta waxa loogu yeedhay Aqalka sare ee Soomaaliya. Odayaasha, Siyaasiyiinta…

Read More

Madaxtooyadda Somaliland oo Ka Seexan weyday Baaqyada Caalamiga ah ee Madaxweyne Siilaanyo loogu Soo Jeediyey inuu Ka Noqdo Go’aankii kala Reebista Doorashooyinka

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xarunta Madaxtooyadda Somaliland ayaa Ka Gilgilatay Baaqyo Iska Soo Daba daba Dhacaya oo ka imanaya Dalalka Taageera Geedi Socodka Nidaamka Dimuquraadiyada Somaliland oo Walaac Xoogan ka Muujiyey Go’aankii uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Labada Doorasho ee isku Lamaanaa ee Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda Isla markaana uu Ku Shaaciyey inuu Dib u…

Read More

Wefti Miisaan adag leh oo Maraykanku u soo Dirayo Somaliland & Dalabkooda ku Wajahan in Madaxweyne Siilaanyo ka Noqdo Go’aankii Kala Qaadista Doorashooyinka

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Dawlada maraykanka ayaa madaxwayne Siilaanyo usoo dirtay wafti culus oo diplomaasiyiin ah oo culays ku saara inuu ka noqdo go’aanka uu ku kala qaadayo labada doorasho isla markaana uu dib ugu dhigayo doorashada golaha wakiilada somaliland. Waftigan ayaa ah waftigii ugu cuslaa ee dawlada maraykanka ka socda ee mudooyinkii danbe socdaal ku…

Read More

“Markaan 22 Bilood Gidaar Madhan Dhex Fadhiyey ,ayaan Go’aansadey Inaan Kulmiye Ku Biiro……”Siyaasi Cali Cilmi Geele DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Cali Cilmi Geelle oo Sidoo kalena ku Jiray Gudida Fulinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Mar kale Dib ugu Noqday Xisbiga Kulmiye oo uu hore uga baxay. https://www.youtube.com/watch?v=xsFfMMl5awA

Read More

Wasiirka Amniga Gudaha Somalia oo beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Amniga Gudaha xukuumada Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa beeniyey warar saacadihii la soo dhaafay ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha oo ahaa inuu iscasilayo si uu noqdo musharax u taagan Madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe.   C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in uusan ahayn musharax u taagan qabashada Xilka…

Read More

Xildhibaan Cabdiraxmaan Y.Cartan oo Golaha Wakiillada Somaliland ka tirsan oo Kalmad Cay ah Saxaafadda Mariyey DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Yusuuf Cartan oo isaguna ka mid ah Mudanayaasha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ugu jira Golaha, ayaa farriin wax-sheegmo, eedayn, ismuujin iyo aflagaaddo isugu jirta u diray Qaadhaan-bixiyeyaasha Beesha caalamka ee Somaliland ka taageera arrimaha dimuquraadiyadda iyo doorashooyinka ee ka soo horjeestay go’aanka kala qaadista doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada….

Read More

Dacwadii Ka Dhaxaysay Somalia iyo Kenya ee Ku Saabsanayd Soohdinta Bada ee Muranku ka Taagan yahay oo Maanta ay Bilaabayso Maxkamada Caalamiga ahi

Hague 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ah Waax ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa Maanta oo Isniin ah billaabeysa dhegeysiga dacwad dhex-taalla Soomaaliya iyo Kenya oo ku saabsan soohdinta Badweynta India ee labada dal ee deriska ah. Soomaaliya ayaa dacwadda geysay Maxkamadda oo ay xarunteedu tahay magaalada Hague ee dalka Netherlands bishii August…

Read More

Ururka Argagixisada ee Al-Shabaab oo Sheegatay Dilka Taliye Ciidan iyo Ilaaladiisii oo Muqdisho lagu Khaarajiyey

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Allaah ha u naxariistee Taliyihii guutada saddexaad ee Ciidammada Qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale), ayaa shalay lagu dilay gudaha magaalada Muqdisho ka dib marki Gaadhi uu watay lagu dhuftay Baabuur laga soo buuxiyey Walxaha qarxa iyo Lix Askari oo ka tirsanaa ilaalada Marxuumka, halka ay dad kalena ku…

Read More

Maxkamadda Ciidamada ee Dalka Soomaaliya oo Xukun ku riday Rag ka tirsan Kooxda Daacish

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Bay ayaa ku xukuntay xukun xarig ah rag lagu helay dambiyo ah inay ka tirsanaayeen ururka Daacish ama IS. Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta Lixdanaad Gaashaanle Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukun ah min toban sano oo xabsi ciidan ah….

Read More

Haweenay U Dhalatay Dalka Britain Oo Hagaamiye Ka Noqotay Ururka Daacish

London 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Haweenay u dhalatay dalka Britain oo la yidhaa Saali Jons oo muddo laba sano ah aad loo raadinayey si loola tagiisado caddaaladda iyadoo lagu eedeeyay inay ku lug leedahay hawlgallada argagixisada ah ee ay ku kacaan ururka Daacish, ayaa la sheegay inay ka baxsatay dalkeedii Britain gaar ahaan Magaalada Kent ee koonfur…

Read More

Wasaaradda Amuuraha Gudaha ee Maamul Goboleedka Punt Land oo Xasaanadii kala Noqotay 5 Xildhibaan & Dood ka Taagan Sharcinimada Go’aankan

Burtinle 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dawlad Goboleedka Punt Land ayaa Go’aan ay soo saartay Waxay ku Sheegtay inay Xasaanadii laga qaaday 5 Xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Degmada Burtinle. Waxaa Kale oo Wasaarada arrimaha Gudaha ee Maamul Goboleedka Punt land Baaq u dirtay Xildhibaanada Xasaanada lagala Noqday. Go’aankan oo uu ku…

Read More

Xakamee Muddada Uu Ilmaahaagu  Ciyaarayo Ciyaaraha T.Vga Sida Playstationka Oo Kale Si Caafimaadkisa Iyo Akhlaaqdiisu Aanay U Xumaan

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Daraasad cusub oo laga soo saaray dalkaasi Spain ayaa lagu cadeeyey in ubadka hor fadhiya T.V-ga muddo dheer islamarkaana ku ciyaara ciyaaraha sida loo yaqaano (Play station) in ka badan hal saac maalintii in ilmahaasi uu yeesho dhaqamo aad u xun gaar ahaana dhinaca hab-dhaqanka iyo akhlaaqda.   Sidoo kalena saamayn ayey…

Read More

Beesha caalamka oo ku baaqday in la da dajiyo Habka Doorashada Soomaaliya

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Beesha Caalamka ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku baaqday in la da dajiyo hannaanka doorashada Soomaaliya, waxayna soo dhaweeyeen natiijada kasoo baxday shirkii ugu danbeeyay ee Madasha Qaran. Waxay ku baaqeen in jedwelka sidii ay tahay loogu dhagganaado hawlaha hannaanka doorashana lasoo gabo gabeeyo bisha 6-da November, in la da dajiyo…

Read More

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Mamnuucay In Banaan Bax Siyaasaded Lagu Qabto Magaalada Muqdisho

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xili dhowaan Xisbiyada siyaasada ay ku baaqeen isu soo baxyo nabadeed oo looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh oo waqtigiisa dhamaaday ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu  mamnuucay in aan la qaban karin wax banaan baxyo ah. Kulan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu la qaatay Guddoomiyeyaasha 17-ka ee Gobolka Banaadir ayaa faray…

Read More