Webmaster

Afhayeenka Isbedel Doonka Kulmiye oo Dawlada Ku Eedeeyay Laaluush ay Siisay Xildhibaanada Wakiiladda Kana Hadlay Wada Xaajoodka Madhalayska Noqday ee ay la Fureen Axsaabta Mucaaridka DAAWO

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Garabka Isbedel Doonka Xisbiga Kulmiye Horena u soo ahaa Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaalada Iyo Garsoorka Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa Sheegay In Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay Laaluushtay Golaha Wakiiladda Somaliland Xiligii ay Ansixinayeen Heshiiskii Xukuumaddu la soo Gashay Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee DPW. https://www.youtube.com/watch?v=p4pdVpKkPwk

Read More

”Lama Dhaafi Karo Qaraarkii Maxkamad Ee Mudada Doorashada” Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa caddeeyey in aan la dhaafi karin, isla markaana aanay jirin meel laga maro qaraar Maxkamaddu soo saartay 18 August 2015, kaasoo lagu sharciyeeyey in doorashooyinka Madaxweynaha, Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Golaha Wakiillada mar la wada qabto marka…

Read More

Gabadhii u Horaysay ee Somaliland ka Samaysay Wershado Soo Saarta Agabka Kalluunka,Ka Ganacsiga Beeyada Iyo Waxqabadkii ay Bulshadeeda u fidisay

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Aqoonyahanad Aamina Faarax Caarshe Waa Mid ka Mid ah Haweenka Somaliland ee Aqoonta Fiican u leh Ganacsiga adduunka, Iyadoo  door Mug leh kaga Jirtaa Isbedelka iyo Horumarka ay Haweenka Somaliland Maalinba Maalinta Xigta ku Talaabsanayo. Marwo Aamina Faarax Caarshe Waxay Markii Kowaad si Xeel dheer uga Warbixisay Sooyaalkeedii Nololeed iyo Kii…

Read More

Maxaa kala qabsaday Guddoomiye Saleebaan iyo Xubno Guurtida ah oo Xaqal Ciid Waydiistay Mar uu xidhmayay Kalfadhigii Ggolaha Guurtida Somaliland? DAAWO

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa gaashaanka ku dhuftay codsi uga yimid xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo waydiistay in uu xaqal ciid siiyo wakhti uu xidhmayay kalfadhigii golahaasi sidaana golaha guurtidu ku galay fasax dhan 45 maalmood isaga oo sheegay in xaqal ciid la isa siiyo…

Read More

“Madaxnimadu Maaha Boob Oo Ciddii Ilaahay Ugu Tallo-galay Way Imanaysaa, Ee Ninkii (Hadhow) Laga Heloow Hannee, Masuuliyadduna Waxay Saaran Tahay Madaxweynaha Jooga…..”

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):-  Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa Madaxweynaha, Xukuumadda iyo Xisbiyada Siyaasadda Somaliland u soo jeediyay in marka la gaadho Ololaha Doorashooyinka laga wada shaqeeyo sidii Hawshu ugu socon lahayd Hufnaan, si loo baajiyo Khilaaf horseedi kara Amni-daro.   Md. Cabdiraxmaan Aw Cali oo Shalay ka hadlayay…

Read More

Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland Oo Dersaysa Dacwad Ka Dhan Diwaangelinta Goobaha Lagu Muransan Yahay Oo Loo Gudbiyey

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa loo gudbiyey Dacwad lagu dalbanayo in la joojiyo Diwaangelinta Dawladdu doonayso in laga sameeyo Lixda Goobood ee Waqooyiga Hargeysa.   Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dastuuriga Gar-yaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa Caddeeyay in Muwaadiniin Reer Somaliland ahi u soo gudbiyeen Maxkamadda Dacwad ka dhan Diwaangelinta la…

Read More

Sawir Ay Madaxweyne Siilaanyo Hareero Fadhiyaan Masuuliyiin Qaran Oo Beeshiisa Ah Oo Tafsiir Qabyaaladeed Laga Bixiyey, Doodihii Ugu Badnaana Ka Abuuray Baraha Xidhiidhka Bulshada Ee Internetka

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Sawir ka mid ahaa sawirradii laga qaaday Xafladdii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo xadhiga kaga jaray dhismaha cusub ee aadka u quruxda badnaa ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo ay ka muuqdaan Madaxweynaha Somaliland oo ay hareero fadhiyaan Masuuliyiin dawladeed oo culculusi ayaa baraha xidhiidhka Bulshada ee Facebook…

Read More

Shacabka Oo Su’aalo Iska Waydiinaya Ciidamo Ka Tirsan Milatariga Jsl Oo La Soo Galiyay Suuqyada Ganacsiga Hargeysa Iyo Muran Ka Taagan Cidda Amarka Bixisay

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaar tirsan Ciidamada Milatariga Somaliland oo ku labisan tuutaha u gaar ah ee u astaanta u ah oo hubaysan ayaa Doraad aroornimadii lagu dhex daadiyay qaar ka mid ah Suuqyadda Waa weyn ee Ganacsiga Magaaladda Hargeysa,kuwaasi oo cago juglayn iyo Hanjabaad culus dul dhigay Meheradahaasi iyagoo sidoo kalena fatashaad iyo baadhis…

Read More

Waayaha ku Gadaaman DOORSHADA Madaxweynaha iyo Baarlamaanka ee ku Mudaysan 18 March, 20017:  Shirkii Daneeeyeyaasha ee 25ka August iyo Jawaabta ka soo noqotay Ururka SDC Deeqbixiyeyasha Doorashada

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaa 25kii Ogost  ka dhacay Wasaaradda Qoshaynta qolkeeda shirarka kulan ballaadhan oo ay isgu yimaadeen: Xukuumadda Somaliland oo ay masilayeen, Wasiirka Madaxtooyada – Mud Maxamuud Hashi Cabdi; Wasiirka Maaliyadda, Marwo Samsam Cabdi Adan; iyo Wasiirka Qorshaynta, Mud Shoombe Ismail Jirde. Waxa kale oo ka qayb-qaadanayey: xubno Komsishnka Doorashooyinka Qaranka (KDQ), Xisbyada…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Balanqaadyo Hor leh u sameeyay Haweenka Hadii uu Hogaaminta Dalka Ku Guulaysto DAAWO

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ka hdlayay Munaasibad Shalay loo Sameeyay Haween Isbedel Doon ah oo Ku soo Biiray ayaa sheegay in uu si aada ugu faraxsan yahay in haween weynaha caasimadda oo mideysan in ay ku soo biiraan xisbiga WADDANI sida oo kale na ay muujiyaan cududdooda isbedel-doonimo,…

Read More

Somalia oo Cadaysay in Sababta ay Qaadka u Joojisay la Xidhiidho Taageero uu Somaliland u fidiyey Gudoomiyaha Gobolka Miiroo

Nairobi 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Danjiraha Somalia u jooga Kenya, Ambassador Jamaal Xasan ayaa sheegay inay sababaha ay Dowladda Soalia u joojisay Qaadka laga keenyo Kenya u sabab yahay Guddoomiyaha Gobalka Meru ee Kenya, Peter Munya. danjireAmbassador Jamaal Maxamed Xasan oo Wareysi siiyey Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobiu ayaa tilmaamay inuu Peter Munya…

Read More

Somaliland: Xuska Sanad Guurada 50aad Ee Maalinta Akhriska Iyo Qoraalka Oo Hargaysa Lagu Qabtay DAAWO

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):-Munaasibad Balaadhan oo lagu maamuusayay Xuska Maalinta Akhriska iyo Qoraalka adduunka, isla markaana ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland oo Kaashanaysa Hay’ada UNESCO iyo hay’adaha kale ee wadashaqaynta leeyihiin ayaa  lagu qabtay xarunta hiddaha iyo dhaqanka ee Hargeysa. Munaasibadan oo ahayd sanadguuradii 50aad ee kasoo wareegta maalinta akhriska iyo…

Read More

Falcelinta Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge ee Xaqul Iid ay Dalbadeen Xildhibaanada Guurtida

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Askariga hadh iyo habeen u tagan sugida amaanka ay Somaliland ku faanto wuxuu mushahar u qataa bishii 560,000 SL/SH oo u dhiganta wax ka yar $75, halka xubinkastoo barlamaan ahina uu mushahar u qaato bishii 16,000,000 SL/SH oo u dhiganta $2133. Shalay mar uu gudoomiyaha golaha guurtidu xidhaayay kalfadhigii golaha guurtida…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Boqolaal Ka Mid Ah Haween Weynaha Lixda Degmo ee Caasimadda Hargeysa oo Ku Soo Biiray Xisbigaasi SAWIRO

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xaflad ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaana xisbiga WADDANI uu ku soo dhaweynaayey boqolaal ka mid ah haween weynaha isbedel doonka ah ee lixda degmo ee xaafadaha caasimadda Hargeysa oo ku soo biiray xisbigaasi, ayaa lagu qabtay hotel Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa. Waxaana xafladdaasi goob-joog…

Read More

Hoggaanka KULMIYE oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Arabsiyo iyo Shacabka Soo Dhaweyn Ballaadhan ku Qaabilay SAWIRO

Arabsiyo 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah hoggaanka xisbal-xaakimka KULMIYE, ayaa booqasho hawleed ku tagay degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley, halkaas oo si weyn ay ugu soo dhaweeyeen shacabka ku dhaqan oo muujiyey baaxadda taageerada ay u hayaan. Wefti uu hoggaaminayey Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Golaha…

Read More

“Sirdoon Isma Sheego” Sheeko Dhex Martay Madaxweynaha Ruushka Iyo Saaxiibkii W/QYuusuf Garaad

Muqdisho 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa sheeko dhexmartay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo saaxiibkiis Sergei Roldugin oo ay isla soo koreen. Putin wuxuu ahaa sarkaal ah Gaashaanle Dhexe oo ka tirsan hey’addii sirta ee Midowga Soofiyeeti, KGB. Midowga Soofiyeeti wuxuu burburay December 1991. Wuxuu isu beddelay 15 dal oo kala madax bannaan oo uu Ruushku ugu…

Read More