“Waxaan Ahaa Wasiirkii Diiday Dekedda Iyo Madaarka Berbera Ee Saldhiga Laga Dhigayo,” Maxamed Biixi Yoonis DAAWO
Berbera 29. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii arrimaha dibadda xukumadda Siilaanyo haddana ka mid ah xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in xisbiga Waddani soo celinayo hantida dadweynaha ee xukumadda Kulmiye iibisay. Waxa uu sheegay in uu diiday in dekedda iyo madaarka Berbera la wareejiyo xilligii uu ahaa wasiirka arrima dibadda isaga oo sida oo kale…
