Webmaster

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliand oo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Hawd la Wadaagay soo Bandhigida Taageerada ay Xisbiga Kulmiye u Hayaan & Nuxurka Khudbadii uu Jeediyey DAAWO

Balli Gubadle 28. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Murashaxa Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Kulmiye Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Taageerayaasha Xisbigiisa ee Gobolka Hawd waxa uu Maanta kala qayb galay dhoola tus ay ku soo bandhigayeen Cudduda Taageero ee uu ka haysto Gobolka Hawd.

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Maanta Gobolada Somaliland ka Dhigay Wacdaro Siyaasadeed oo la Xidhiidha Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda & Dabaal dega Magaaladda Boorama DAAWO

Hargaysa 28. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Maanta Wareegiisii Sadexaad ee Ololaha Doorashadda Waxa uu ka Dhigay Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Kuwaas oo uu Ku Muujinayo Cudduda Taageero ee uu ka haysto Shacabka Somaliland. Waxaa Taageerayaal Tiro badan oo buux dhaafiyey Fagaaraha Khayriyada ee Boorama Kala Qayb Galay Murashaxa…

Read More

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo Isu-soo-baxyo Taariikhi ah ka Dhigay Gobollada iyo Degmooyinka Dalka

Boorama 28. October 2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee Kulmiye, ayaa Sabtidii maanta isu-soo-baxyo taariikhi ah ka dhigay guud ahaan gobollada iyo degmooyinka dalka maalinta saddexaad ee kaltanka ololaha xisbiga. Sidaa waxa lagu sheegay War Qoraal ah oo Xafiiska Warbaahinta Xisbiga Kulmiye ka soo baxay, kaas oo Nuqul ka mid ahi caawa soo gaadhay Qurbejoog.com, waxa…

Read More

Murashixiinta Xisbiyadda Kulmiye & Waddani oo Ololaha Siyaasadda Isku adeegsaday Hadalo Xanaf Iyo Xajiin Dhalin kara Saamayna ku Yeelan kara Xasiloonida dalka DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa soo dhamaaday Wareegii labaad ee Ololaha Siyaasadda doorashadda Madaxtooyadda Somaliland ee Ku astaysan 13-ka Bisha November ee sannadkan. Wareegii Kowaad ee Ololaha May jirin Wax qadaf ah oo Xisbiyaddu is weydaarsadeen Hasa yeeshee Murashaxa Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maalintii Arbacada isagoo u khudbadaynaya Taageerayaashiisa Gobolka Togdheer Gaar…

Read More

“Muuse Biixi Culimadii iyo Odayaashii Ergada ugu Tegay wuxuu ku yidhi ‘Naagaha iyo Carruurta la Qaxa’..” Hoggaamiye Xirsi Cali X. Xasan DAAWO

Burco 27. October 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa hagoogta ka qaaday Hadimooyin uu sheegay inay ku xidhiidhsan yihiin Taariikhda Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi. Xirsi waxa uu hal-hal u sheegay qaar ka mid ah Hadimooyinka uu sheegay inuu Muuse Biixi shacabka…

Read More

Siyaasi Xasan Guure Jaamac oo Musharrax Muuse Biixi ka dalbaday inuu Somaliland ka raalligeliyo Hadal ka soo yeedhay Sidoo Kalena la hadlay Labada Xisb Mucaarid DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):- Xasan Guure Jaamac oo ka tirsan Siyaasiyiinta Reer Somaliland ee ku midoobay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa farriin u diray Musharrixiinta Saddexda Xisbi, isla markaana Talo waafi ah ka bixiyey hadallo ka soo yeedhay Musharraxa Madaxweynaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Xisbiga Waddani ku sheegay mid Xamar laga taageero,…

Read More

Xisbiga UCID Oo Weji Kale U Beddelay Maalintiisii Saddexaad Ee Ololaha Doorashada isla markaana Sameeyay arrin ku Dayasho mudan DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Mucaaridka UCID oo maalintii 3aad ee ololaha doorashadda ayaa waji cusub u bedelay Kaambeynka doorashada, waxaanu Xisbiga UCID Ku qaybiyey dhamaan Magaalooyinka goboladda Somaliland deeqay Xoolo nool oo qaybiyey Maxaabiista Jeelasha ku jirta, dadka Bukaanka ee Cusbitaaladda Magaalooyinka ku jira, Barakacayaasha ku jira Kaamamka Qaxoontiga…

Read More

“Maanta loo kala tagi maayo,Waa la dooranayaa,Somaliland waa la wada joogaya waa la dhisayaa” Siyaasi C.laahi Jawaan DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan) oo wakhtigan ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Khudbad kulul oo uu xaalado hadda taagan iyo taariikh la soo maray isku bar-bardhigay, isla markaana qaawiyey Taariikhda Musharraxa Madaxweynaha Kulmiye Musue Biixi Cabdi. Khudbaddaas Cabdillaahi-Jawaan ka jeediyey ololaha maalinta labaad ee Xisbiga Waddani oo Hargaysa…

Read More

“Soomaaliya Ha Noolaato, Xisbiga Kulmiye Ha Guulaysto…” Wasiirka Macdanta Somaliland DAAWO

Burco 27. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa isu-soobixii ololaha Maalinta labaad ee Xisbiga Kulmiye u lahaa Khayriyada magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer kaga khudbadeeyey, weedho ay ka mid ahaayeen; “Soomaaliya ha noolaato, Xisbiga Kulmiye ha guulaysto”. Waxaa xusid mudan Fagaaraha Khayriyada ee magaalada Burco oo…

Read More

“Muuse Biixi Demmiinnimada waan ku ogaaye, waxaan islahaa Prof: Samatar, ayaa Waxoogaa u sheegi Doona..” Ismaaciil Buubaa DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyey inuu muujiyey inaanu la socon wadciga Siyaasiga ah ee Geeska Afrika iyo Caalamka kaleba ka socda, isla markaana uu ku ogaa aragti la’aanta Siyaasadeed iyo Dammiinnimada Shaqsiyadeed, hase-yeeshee uu wakhtigan filayey inuu…

Read More

Xiisaha Loolanka Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland Iyo Daanyeer Astaamaha Murashixiinta Kulmiye Si Cadho ka Muuqato u Jarjaraya!!! DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Deegaanadda Somaliland Si xamaasadi ku Jirto uga socda Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda,Hirdanka ugu Xoogani waxa uu ka Dhex Jiraa Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Ucid,Marka laga soo Tago Gacan ka hadalka Taageerayaasha Labada Dhinac waxaa Xiiso u yeelay in Xayawaankii u Muuqdaan kuwo Ololaha qayb ka ah. Daanyeerkani Waxa uu…

Read More

Ururka Qareenadda Somaliland oo Si adag u Canbaareeyay Hadalo Xanaf Leh oo Shacabka Kala Irdhayn Kara oo Ka Soo Yeedhay Murashixiinta Madaxweyne ee Kulmiye Iyo Waddani & Talo ay Komiishanka u soo Jeediyeen AKHRI

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Warsaxaafadeedkan Oo Kasoo Baxay Xarunta Ururka Qareenada Somaliland ee Solla Oo Nuqul Kamid Ahi Soo Gaadhay Shabakada Qurbejoog.com Ayaa Canbaareeyey Weedho Xanaf Siyaasadeed dhalin kara oo ay isu adeegsadeen Murashixiinta Madaxweyne ee Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani.

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Fariin u Diray Taageerayaashiisa Ku Dhaqan Caasimadda Hargaysa Maadaama Beri uu Xisbiga Kulmiye Galayo Wareegiisii 3aad ee Ololaha Doorashadda DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Fariin Kooban oo Ku Socota Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Caasimadda Hargaysa Maadaama Maalinta Beri oo Sabti ah uu Xisbiga Kulmiye u Leeyahay Ololaha Doorashadda madaxtooyadda. Waxaa Fariintan soo jeedinaya Gudoomiyaha Guddida Kaambaynka ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodi Jeex Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe. https://www.youtube.com/watch?v=ovTnClg4gsY

Read More

Maxay Xukuumadda Somaliland Ka Tidhi Halka Uu Ku Danbeeyay Saamigii Itoobiya Laga Siiyay Dekadda Berbera ?

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa, waxaanu tilmaamay inay Doorashadani sharafta Somaliland kor u qaadayso, waxaanu xusay in goob joogayaal badan oo ka kala socda Caalamku inay iman doonaan Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire,oo u…

Read More

Madax-dhaqameed Ka Shidaal-qaata Puntland Oo Ka Hor-yimid Heshiiskii Midnimo Ee Somaliland Iyo Khaatumo

Garowe 27. October 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Dhulbahante oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa ka hadlay Heshiiskii Midnimo ee Toddobaadkii hore ay Somaliland iyo Khaatumo ku kala saxeexdeen Magaalada Caynaba. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud iyo Boqor Cabdillaahi Axmed Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha…

Read More

Kenya: Maxaa xigi doona doorashada ka dib & Qalalaasaha Siyaasadeed ee Ka Aloosan?

Nairobi 27. October 2017 (SDN/QJ):-Doorashada isku celiska ah ee madaxtinimada Kenya ayaa la qabtay, laakin ifafaalaha durba soo muuqanaya ayaa ah in tirada dadka u soo baxay ay aad uga yar tahay codbixintii hore ee ay baabi’isay maxkamadda sare. Sharci ahaanshaha doorashadan ayaa su’aal laga keenay ka hor intii aysanba billaaban codaynta, laakin haddii 46%-ka u…

Read More

“Saddexdii Qof Ee Soomaaliyeedba, 2 Ka Mid Ahi Ma Heystaan Wax Ay Cunaan” Qaramada Midoobay

Muqdisho 27. October 2017 (SDN/QJ):- Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu Caleemo-saaray Madaxweynaha cusub ee Maamul-gobolleedka Hir-shabeelle, ayaa soo hadal-qaaday arrimaha Amniga iyo Saboolnimada laga dhaxlay abaarta. Keating wuxuu sheegay in in shacabka Soomaaliya xiligan wajahayaan xaalad amaan darro, loona baahan yahay si xaaladdaasi…

Read More