“KULMIYE Waxa Murrashaxiin Ka Ah Hoggaamiyeyaal Shiraban Oo Dhiigooda Shaybaadh Lagu Tijaabiyey Oo Aan Shaashaysnayn, Waxa Aynnu Leenahay Kulmiye Ayeynu Nahay.” Wasiir Maxamuud Xaashi SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in xisbiga KULMIYE uu yahay xisbi waayo aragnimo weyn oo siyaasadeed leh, isla markaana uu arrimo dhawr ah dheer yahay asxaabta kale. Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena sheegay in murrashaxiinta Xisibgia KULMIYE ay ka taariikh weyn yihiin, ragga…
