Madaxweyne Siilaanyo Iyo Madax Kale oo ka Qayb galay Dufcadii 15aad ee ka Baxda Jaamacada Camuud ee Magaalada Boorama DAAWO
Boorama 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo maanta socdaal shaqo ku tegay Gobolka Awdal ayaa Magaalada Boorama kaga qaybgalay munaasabad ay jaamacadda Cammuud kaga Qalin jebinayeen dufcaddii 15-aad ee ka baxda jaamacadaasi oo ka Koobnaa 600 oo arday. Xaflada ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiin…
