Webmaster

Somaliland Iyo DP World: Hirdanka Hagardaamadda Iyo Hirgelinta Heshiiska. Falanqaynta Wargayska Ogaal

Hargaysa,  01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Weli ma go’in hadal hayntiisu. Goobaha lagu kulmo iyo baraha bulshada ee internetka waxyaabaha ra’yi ahaan dooddu ka socoto, wuxuu kaga jirraa kaalin sare. Waxyaabo badan oo xiisaha  muranka mawduucan kordhinaya ayaa loo aanaynayaa inay sabab u yihiin sii waaridda hadal hayntiisa. Ra’yul caamka dadka ayaa aragti ahaan la…

Read More

Danjire Rashiid Gaaruf Oo Qoraal Dheer Ku Faaqiday Heshiiska DP World Iyo Ahmiyadda uu Somaliland u Leeyahay

Washington 01.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxa aynu markasta nidhaahnaa waddanka waa in loo raadiyo cid maalgashata; si aynu fursad ugu helno in dhaqaalaha la kobciyo, dadkeena shaqo loo abuuro, la dhiso waddanka oo la sameeyo illo dhaqaale oo waawayn oo waddankeena iyo qaranimadeena xoojiya. Ujeedada ugu wayn ee Somaliland leedahay heshiiska DP World, waxa weeye inaynu…

Read More

Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga ee Maraykanka Mss Hillary Clinton oo Xaal-marin siisay qoys Muslim ah oo uu u gafay Donald Trump

Washington 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): –Haweenayda u sharaxan madaxtinimada Maraykanka Hillary Clinton ayaa shaaca ka qaadday in ninka la loomaya Donald Trump uu noqday nin aa waxba la harayn kadib markii uu jaraaxo gaarsiiyay qoys Muslim ah Nin Muslim ah oo lagu magacaabo Khizr Khan ayaa kulankii waynaa ee Dimuquraadiga ka dhaleceyay Donald Trump oo…

Read More

UKRAIN: Askariyad U Geeriyootay Xanuun Ka Dhashay Candhuuf Uu Ku Tufay Nin Ay Gaadhigiisa Joojisay

Ukrain,  01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Waxaa geeriyootay haweenay caan ka ahayd Magaalada Kiyeef ee dalk Ukrain, haweenaydan oo  ka tirsanayd Ciidanka bilayska ee dalka Ukrain laguna tilmaami jiray inay tahay haweenyda ugu quruxda badan haweenka ka shaqeeya ciidamada ee dalkaasi, balse waxa la sheegay in haweenaydan oo magaceeda la odhan jiray Arena Koltsofa inay…

Read More

Nin jira 120 sano oo aan cimirgiis madax xanuun ku dhicin oo markii ugu horaysay Isbitaal la geeyay,kadib maxaa dhacay?

India 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): –Nin u dhashay dalka India oo da’diisu gaarayso 120 sano ayaa markiisii ugu horaysay cimirigiisa booqday isbitaal. Waxaana la sheegay inuusan waligii xanuunsan. Ninkan oo lagu magacaabo  Swami Sivananda markii uu dhashay wali xataa lama allifin raajada. Swami Sivananda  markii ibsitaalka la geeyay oo caafimaadkiisa la baaray waxaa la ogaaday…

Read More

Lamaane Naftooda Ku Waayey Lacag U Dhiganta 1, 700 Shilinka Somaliland Ah

Otar Bradish 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): –Nin Gacansade ahaa oo tukaan ku lahaa magaalada Manbuuri ee ku taala Gobolka Otar Bradish ee Dalka Hindiya, ayaa lamaane is-qabay ku dilay deyn dhan 22 Santi, taasi oo ay Carruurtooda Buskud Tukaanka ugaga qaadeen. Ninkan ayaa dilay Lamaanahan is-qabay, kadib markii ay goor subax soo hor mareen tukaankiisa,…

Read More

13 qof oo ku Dhimatay Qaraxyo Iyo Weerar ka Dhacay Xarunta Denbi baadhista Qaranka ee Muqdisho

Muqdisho,31.July 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ururka Alshabaab ay weerar ku qaadeen xarunta dembibaadhista Qaranka ee Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegay in laba gaadhi oo walxaha qarax laga buuxiyey lagu weeraray afaafka hore ee xarunta dembi-baadhista. Sida laga soo xigay Wasiirka Amniga Somaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ugu yaraan 13 qof ayaa…

Read More

Garabka Jaamal Cali Xuseen oo ka Digay Dib u dhac uu Sabab u yahay Gudoomiye Faysal oo ku Yimaada Shirweynihii Xisbiga Ucid

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka digay Hagar daamooyin uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku hayo dhaqan gelinta Go’aanadii ka soo baxay Gudida diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada qaranka ee Ku Saabsanaa Dacwadii Khilaafka Xisbiga Ucid. Cali Guray ayaa sheegay in Gudoomiye Faysal Cali Waraabe…

Read More

Guul-Wadeynta Wasiirada Somaliland Iyo Falaqeynta Suxufi Cali-Xaraare Barnaamij Xiiso Baddan DAAWO

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Kaftanka Siyaasada iyo Guulwadeynta wasiiradda Soomaaliida waa barnaamij xiiso baddan oo ka baxa Telefiishanka Caalamiga ah Kalsan TV, waxaana barnaamijkaasi soo saare ka ah Suxufi Cali Xaraare. Shabakada Qurbejoog waxay akhristayaasha halkan ugu soo gudbinaysaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada ee HALKAN HOOSE KA DAAWO

Read More

Jigjiga: Heshiis Ay Weftiga Sul. Maxamed Sul.Xirsi Qani Iyo Madaxweynaha Kililka 5aad Ka Gaadheen Dhacdadii Gaashaamo

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Kulan wadahadal oo dhawr maalmood uga socday magaaladda Jigjiga wefti uu hogaaminayay Suldaan Maxamed Sul. Xirsi Qani iyo Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar iyo xukuumaddiisa, isla markaana lagaga arrinsanayay dhacdadii ay ciidanka Liyuu Boolisku ku dilleen 21 qof oo shicib ah degmadda Gaashaamo, ayaa la sheegay in la soo gabagabeeyay, laganna gaadhay…

Read More

Suldaan Cismaan Cali Madar Muxuu Ka Yidhi Dhacadadii Jaamac Dubad Iyo Shirar Siyaasiyiinta Galbeedka Burco Iyo Koonfurta Hargaysa Dhex Maray? DAAWO

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ah Suldaanka guud ee beesha Habar-yoonis ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin xaaladihii u danbeeyey ee deegaanadii degmada gaashaamo ee dhawaan xasuuqu ka dhacay, aragtidiisa salaadiin iyo cuqaal dhawaan u tagay Ina iley iyo shirwayne ay dhawaan qabsanayaan beelaha Garxajis.

Read More

Keebaa Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Safiir Baashe Cawil Run Ka Sheegaya Dhaxal-wareejinta Dekedda Berbera?, Maxaase Lagu Aamini Karaa Xukuumad Kala Hadlaysa Oon Wada Socon?!!

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo markii dhawaan xukuumadda Somaliland shaacisay heshiis hordhac ah oo ay la gaadhay masuuliyiinta shirkadda caalamiga ah ee DP-World, heshiis ay xukuumaddu ku sheegtay maal-gelin ay shirkaddaasi oo laga leeyahay waddanka Imaaraadku ku samayn doonto marsada caalamiga ah ee Berbera waxa isa soo tarayay shakiga shacabku ka qabo daacadnimada heshiiskaasi oo…

Read More

Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland oo sheegay in dawlada Somaliya ay diidan tahay Heshiiska Dekada Berbera DAAWO

Hargeysa ,31.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Qorsheynta Somaliland Cali Shoombe ayaa sheegay dawlada Somaliya ay diidantahay heshiiska dekada Berbera ay ku maalgalinayso Shirkada DP WORLD. Wasiir Cali Shoombe waxaa kale oo uu sheegay in golaha wakiilada Somaliland la gayn doono heshiiska dekada ee ay xukuummadu la gashey shirkada DP World. ” Heshiiska Dekada Berbera Cida kaliya…

Read More

Wanqasha Degmada Balli Mataan ee Gobolka Maroodi Jeex,Arrinta Munaasibadaas Xiisaha Gaarka ah u Yeeshay DAAWO

Hargeysa 31.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay Loo Wanqalay Degmada Cusub ee Bali Mataan oo ka tirsan Gobolka Maroodi Jeex Isla markaana ka Mid ahayd Degmooyinkii Cusbaa ee uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay. Wanqasha Degmada Balli Mataan ayaa Kulmisay Siyaasiyiinta Somaliland ee Hanka Madaxweyne leh Sida Gudoomiyaha iyo Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,Gudoomiyaha Iyo…

Read More

“Waxba yaanay Xukuumaddu ku Dawakhin Shirkaa Beesha Ciise Muuse, Gar iyo Gar-darroba Wuu ku Dhacayaa Cid Diidi Kartaana Ma Jirto” ..Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka soo jeeda gobalka Saaxil ahna xildhibaan laga soo doortay Gobolka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay in shirka ay hore u bayaamiyeen salaadiinta Beesha degta gobalka Saaxil ee Dan iyo Duco 2 uu qabsoomi doono isla markaana aanay…

Read More