Webmaster

Xildhibaan Cabdiqaadir-Jirde Oo Ka Digay Dib-U-Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka, Kana Hadlay Saami Qeybsiga Golaha Wakiillada

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee  Waddani  ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland oo mar kale hortaala madaxweynaha si uu go,aan uga gaadhayo. Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo…

Read More

Xukuumada Somaliland iyo Bangiga Aduunka  oo kala saxeexday Mashruuc lagu Horumarinayo Tayada Shaqaalaha Dawlada

Nairobi,31.July 2016 (SDN/QJ):- Wafdi ka socday Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Hogaaminay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire oo ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Mudane Maxamed Mixile Boqorre, Wasiir u Dawlaha Wasaarada Shaqda iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Daahir Camuud, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Amb….

Read More

“ Waan Taageersanahay Aqoonsiga Somaliland” RW hore ee Kenya ahna Guddoomiyaha Xisbiga CORD Ra’ila Odinga

Nairobi,31.July 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal  wasaarahii hore dalka Kenya Mr. Raila Odinga ayaa soo dhaweeyay madaxbanaanida Somaliland ka hesho beesha caalamka maadaama ay buuxiyeen dhamaan shuruudihii dawladnimo.   Mr. Odinga oo shalay  jeediyay   khudbad  saabsan muhiimada Nidaamka Dimuqraadiyaddu  u leedahay qaarada Afrika ka jeedinayey xarunta Chatham House.   “Annigu shaqsiyan si weyn ayaan u taageeraa aqoonsiga…

Read More

Maxamuud Xaashi Iyo Cali Marreexaan Oo Ku Fashilmay Buuxinta Doorkii Waxqabad Ee Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Tiimkiisii Madaxtooyada

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo ay Muddo sanad ka yari ay ka soo wareegtay Wakhtiga uu Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iska casilay Xilkii Wasiirnimo ee uu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka hayay, sidoo kalena is badal lagu sameeyey Mansabka Agaasimaha guud ee Madaxtooyada oo uu hore u hayn jiray Aqoonyahan Xasan…

Read More

Somaliland:Munaasibad Balaadhan oo Lagu Soo Gabo Gabeeyey Bandhiga Caalamiga Ah ee Buugta Hargeysa Iyo Weedhihii Siyaasiyiinta iyo Qallinleyda DAAWO

Hargeysa ,31.July 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen kumanaan qof ayaa lagu soo gabo gabeeyey bandhiga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa ee sanadkan 2016-aad oo ku suntanaa kalkii 9-aad ee la qabto. Bandhiga caalamiga ah ee buugta Hargeysa oo sanad walba la qabto hal mar ayaa waxa lagu soo bandhigaa buug…

Read More

Xaaska Donald Trump oo website-keedii hawada ka saartay markii ay mar kale ay fadeexad dhex fadhiisatay

Washington  ,31.July 2016 (SDN/QJ):-  Haweenayda uu qabo musharaxa xisbiga Jamhuuriga Melania Trump ayaa bog ay internetka ku lahayd uu hawada ka baxay, kadib markii su’aal laga keenay heerkeeda aqoon iyo shahaadooyinka ay haysato. Horay waxaa loogu eedeeyay inay koobi garaysay khudbaddii Micheale Obama. Waxaa boggeeda ugu qornaa inay shahaadada koowaad ku diyaarisay Naqshaydaynta iyo Injineeriyadda…

Read More

Turkiga oo Nigeria ka Dalbaday In la Xidho 17 Dugsi oo uu leeyahay Fetullah Gulen

Ankara  ,31.July 2016 (SDN/QJ):-  Xukuumadda Turkiga ayaa Nigeria ka codsatay inay xidhto tiro iskuullo oo ay sheegtay inuu leeyahay Fetullah Gulen oo dhawaan ay Dawladdu ku eedeysay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga.   Danjiraha Turkiga u fadhiya Dalka Nigeria  Hakan Cakil, ayaa sheegay inuu codsaday in albaabada loo laabo…

Read More

“Yaan la idin gaadin Soomaaliyeey, dawladda Xasan Sheekh xilka waa kororsanaysa” Siyaasi Tarsan

Muqdisho,31.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarzan ahna nin aad u naqdiya xukuumadda haatan jirta ee Xasan Sheekh ayaa sheegay in dawladdu doonayso inay xil kororsi samaysato.   Waxa uu baaq usoo jeediyay shacabka Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dawladda Soomaaliya oo qorsheheeda xil kororsiga uu cadyahay.   “ Yaan la idin…

Read More

Wasiirada Haweenka putland iyo sawiirada haweenka D F S oo gaadhay Qardho DHAGAYSO

Qardho,31.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Haweenka Puntland marwo Aniso C/qaadair muumin iyo wasiirada Haweenka Dowlada fadaraalka soomaaliya Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa Gaaray magalada qardho ee xarunta Gobalka Kar kaar. Wafdigan wasiirada ah ayaa waxa siween magalada Qardho ee xarunta Gobalka kar kaar waxaa soo dhaweeyay wasiirada ka qeeb qaatay odayaasha dhaqanka wax garadka haweenka…

Read More

“Mawqifka Xisbiga Waddani Waxa Weeyi in Doorashooyinku ku dhacaan Xiligii loogu Talo Galay oo aan Maalin lagu darin,Arrinta Saami Qaybsigana…” Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka hadlay Xeerka Qabyada ah ee Doorashada Golaha Wakiiladda iyo Sababta uu uga soo Bixi waayay Golahooda. https://www.youtube.com/watch?v=0QuuG8QKfaA https://www.youtube.com/watch?v=PL4N-VOYu2U

Read More

Golaha Wasiiradda Somaliland oo Duuduub ku Meel Mariyey Heshiiska Shirkada Dubai World Port Iyo Jawaabta Xukuumada ee inay Heshiiskan Horgaynayso Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Shirkii Toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada Somaliland, ee Shalay ka qabsoomay hoolka shirarka ee golaha Wasiirada,ayay Si Buuxda Xubnaha Golaha Wasiiraddu ugu Ansixiyeen Heshiiskii Xukuumaddu la Gashay Shirkada Imaaraadka ee DPW. Waxaa la Isweydiinayaa Waa Maxay Faa’iidada uu Heshiiskani ugu Fadhiyo Somaliland. Xukuumadda ayaa arrintaas kaga Jawaabtay Qoraalkan oo ka soo…

Read More

Suldaan Reer Berbera Ah Oo La Xidhay Iyo Ciidanka Booliska Oo Sharaxay Kiiska Lagu Haysto DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa shalay suuqa Hargeysa ka qabtay Suldaan Saleebaan Maxamuud, oo ka soo jeeda deegaanka Gobolka Saaxil. Afhayeenka Ciidanka Booliska Gaashaanle sare Faysal Xiis, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay xadhiga Suldaanka iyo nooca kiisa lagu haysataba. “Waxaanu idiinku yeedhnay inaanu idiin sheegno in ciidanka Boolisku ay maanta soo xidhiidheen Suldaan…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sheegay In Xukuumaddu Muddo Kordhin ka Baadheyso Rabshadaha Saaxil & Togdheer DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ugu jira Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa tafaasiil ka bixiyey Sababaha keenay Mudaharaaddo Maalmohii u dambeeyay ka dhacayey degmooyinka Sheekh, Berbera iyo Burco, waxaanu sheegay in Dadka dhigaya Mudaharaadyadaasi diiddan yihiin xukunka Dilka ah ee lagu riday 8…

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha Iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Si Diiran Hargaysa loogu soo Dhaweeyay Laguna Sifeeyay Halyeyga Guntiga u Xidhay Nabadaynta Beelaha Gobolada Bari DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaalo Shaqo ku Marayay Gobolada Bari ee Dalka ayaa Waxaa si Diiran ugu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa Was’uul Dawlaha Wasaaradaasi,Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex,Madax dhaqameed Iyo Hawl wadeenada Wasaaradaasi.

Read More

Muxuu Guddoomiye Cirro Ka Yidhi Warar Sheegayay In Ay Shir Ku Kala Kaceen Isaga Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Degmada Axmed Dhagax? DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaarida ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlaayey munaasibad xisbigaasi u sameeyey soo dhaweynta siyaasiyiin iyo tageerayaal ku soo biiray xisbigaasi oo ka soo jeeda xaafada Axmed dhagax ayaa waxaa uu ka hadley warar ay maalmihii u danbeeyey ay qorayeen qaar ka…

Read More