Jeeb-Tuuga Sarwaalka Jeeniska, (Xogta Dahsoon) DAAWO
Hargaysa 19.July 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku eegaynaa sirta ka dambaysa jeebka yare ee Surwaalka jeeniska. https://youtu.be/PMZek0-nnQs

qurbejoog
Hargaysa 19.July 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku eegaynaa sirta ka dambaysa jeebka yare ee Surwaalka jeeniska. https://youtu.be/PMZek0-nnQs
Istanbul, 19.July 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Turkiga ayaa weerartay xerooyin Ciidan qeybo kala duwan oo dalka Turkiga ah kadib markii uu fashilmay afgambi qaar ka tirsan ciidamada dalkaasi ay isku dayeen. Ilaa 6000 oo Ciidamada qalabka sida ah ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu tuhmay inay qeyb ka ahaayeen Askartii afgambiga ka qeyb qaatay….
Hargaysa 19.July 2016 (SDN/QJ):- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Somaliland wuxuu dacwad ciqaab ah ku soo oogay Ibraahim Cismaan Axmed oo ah tafa-tiraha Hangoolnews. Ibraahim waxa lagu eedeeyey inuu “daabacay war been abuur ah iyo af-lagaado.” Maxkamadda Gobolka Hargeysa waxaay dacwadda dhegaysatay 17kii July 2016. Sida ku cad xaashida eedda, tafatiraha waxa lagu haystaa war laga qoray…
Ankara 19.July 2016 (SDN/QJ):- Intiinii Warbaahinta la socotay waxa aad ka war haysaan eedihii Madaxweynaha Waddanka Turkiga Rajab Dayib Erdogan uu u jeediyey Ninka Caanka ah ee Fatxulla Gulen oo uu ku eedeeyey in uu ka dambeeyey Afgembigii dhicisoobay ee dalkaasi Turkiga ka dhacay habeenimadii Sabtidu soo galaysay. Waa Kuma Fatxullah Gulen?, Waxa aan…
Nairobi, 19, July, 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi isugu keentay khubaro ka socota maamul goboleedyada dalka iyadoo ujeedka kulanku uu yahay in laysla meel dhigo sidii dowladda dhexe iyo maamulada goboladu uga wada shaqayn lahaayeen midaynta canshuuraha iyo kor u qaadida dakhliga ka soo xarooda furdooyinka iyo canshuuraha bariga….
Hargaysa 19.July 2016 (SDN/QJ):- Odayaal uu soo ururiyay Masuul Xukuumadda ka tirsani ayaa ka soo horjeestay Qorshe bisil oo ay Xukuumaddu u diyaarisay in Xuquuqdooda Qofnimo ay u celiso dadka degan Lix Goobood oo Woqooyiga Hargeysa kuyaal,kuwaasi oo hore u Waayay Diwaangalinta Dalka intiisa kale ka qabsoontay,waxaana ay Odayaashani ku goodiyeen Xukuumadda in haddii Sanaaduuq…
Ankara 19.July 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii ay burburtay dawladdii Islaamiga ahayd ee Cismaaniyiinta ee dalka Turkiga waxa dalkaasi soo maray taariikh ahaan Inqilaabyo xukunka Dawladda lagaga tuuray talisyo dalkaasi soo maray kuwaasi oo ahaa afar inqilaab oo waaweyn marka laga yimaaddo Inqilaabkii habeenkii dhawayd dalkaasi ka fashilmay ee u suurta gali waayay ciidamada qalabka…
Hargaysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland, isagoo ku hadlaya magaciisa ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Golayaasha qaranka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, gaar ahaan golaha wasiirada Somaliland ee uu…
Hargaysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Jawaab adag ka bixisay Duulaan Gardaro ah oo Ciidamo ka Tirsan Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land ay Maanta ku soo qaadeen deegaanka lagu magacaabo Boodda-cad oo 30km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Dhahar ee gobolka sanaag . Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Marwo…
Garowe 18.July 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah xubnaha golaha wakiilada dawlada Puntland ayaa maanta warsaxaafadeed ay ku qabteen gudaha caasumada Garowe waxay sheegeen inuu dagaalkaasi uu san hayn mid u dhexeeya labo maleeshiyo ee uu yahay dawlada kusoo duushay dawlada kale sida ay hadalka u dhigeen. Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada uu dagaalku ka socodo ayaa…
Hargaysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha guud ee ciidamada milleteriga somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqalle ayaa goor dhoweyd cadeeyay in ciidamada somaliland iyo puntland uu saaka dagaal ku dhexmaray deegaanka lagu magacaabo Boodda-cad oo 30km dhinaca galbeedka ka xigta magaalada Dhahar ee gobolka sanaag . Taliyaha oo war kooban soo saaray wuxuu BBC u sheegay in…
Muqdisho, July 18, 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid ah ciidanka xooga dalka Soomaliyeed gaar ahaan ciidanka gaarka u tababaran ee Danab oo ay Dowladda Imaaraadka Carabta gacan ka geysatay tababarkooda. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan Taliyayaasha ciidanka qalabka…
Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Caasimada dalka ee Hargaysa ka Socday Shir ay Qabanqaabadiisa dabada ka riixayaan Siyaasiyiin Miisaan Culus ku Leh Saaxada Siyaasada Somaliland oo ka soo Kala Jeeda Beelaha Walaalaha ah ee Dega Galbeedka Burco iyo Koonfurta Hargaysa. Siyaasiyiinta Shirkan wada waxaa ka mid ah Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa, Coranayl…
Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Muddooyinkii ugu dambeeyey waxa dadyowga Soomaalida si weyn ugu dhex fidaya aragtiyo iyo afkaaro ku dhisan ururro xag-jir ah oo gaalo iyo mislimba leh, qaarkoodna ku cusub yihiin geyiga ay degaan ummadaha Soomaalidu sida ururrada diin laawayaasha ah ee dunida ka hawl gala ee ay ka mid yihiin Maasuuniyadda iyo Illuminati…
Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Wakhtiyadii aynu soo dhaafnay xaaladda siyaasadeed ee Arrimaha Dibadda Somaliland waxa ay soo martay maraaxil kala duwan oo wakhti kastaa waayihiisa lahaa iyada oo xukuumaddii Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo tii ku xigtay ee Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin la sheego in ay si weyn u dhaantay sida ay maanta tahay…
Ceerigaabo 18.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa ku Sugan Gobolka Sanaag oo ay ka socoto Hawlgalka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland. Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Weftigiisa ayaa Booqday Dugsigii Caanka ahaa ee Dayaxa ee Gobolka Sanaag halkaas oo uu ka Jeediyey Khudbad dhinacyo…
Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Guddida diwaangalinta Ururrada Siyaasadda Somaliland, ayaa Toddobaadkan Go’aan ka soo saaraya Dacwadda u dhexeysa Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe, taasi oo bishii hore la dhageystay. Musharraxa Madawaynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dacwadda…
Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Baabasiirku waa cudur ku badan bulshada laakiin aan aqoon badan loo lahayn, kaga bogo video-gaan Waxa uu baabasiirku yahay, Waxa keeno, Noocyada uu u kala baxo, Astaamaha lagu garto, Heerarka uu kala yahay, Siyaabaha lagu ogaado, Xanuunada lagu qaldo iyo Qaababka loo daaweeyo ama looga hortago.
Ankara 18.July 2016 (SDN/QJ):- Dowlada Turkiga ayaa sii wada xadhiga qaar ka mid ah saraakiisha milatariga iyo hey’ada garsoorka kuwaas oo looga shakisanyahay in ay ka danbeeyeen afganbigii dhicisoobay ee Jimcihi ka dhacay dalkaasi. Wasiirka cadaalada Turkiga Bekir Bozdag ayaa sheegay in la xidhay ilaa iyo 6,000 oo ruux,isla markaana tirada qabqabashada ay sii kordhi…
Hargaysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golayaasha Degaanka QODOBKA 23 AAD Qaabka Soo Bandhigidda Musharixiinta Xarafyada 1,2,3&4 waxay khuseeyaan Musharixiinta Golayaasha Degaanka xarfaha 5,6$7 ayaa khuseeya musharixiinta Madaxtooyada sida soo socta: Musharaxa isu soo sharaxay jagada Madaxwaynaha ama Madaxayne/xigeenka wuxu xaq u leeyahay inu ka tanaasulo. Hase yeeshee waa inu qoraal rasmi ah…