Qaybo Ka Mid ah Shacabka Magaalada Boorama oo Mudaharaad ka hor Sameeyay Xafiiska Maayarka Magaaladaasi,Iyo Cabasho Adeeg la’aan oo ay Soo Bandhigeen DAAWO
Boorama 25.July 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan xaafada Haya-yaabo ee ku taalla Koonfur-galbeed ee magaalada Boorama ayaa shalay waxay mudaharaad kahor dhigeen xafiiska shirkadda magaalada Boorama siisa biyaha ee Shaaba iyo sidoo kale xafiiska maayirka Boorama, mudaharaadkaasi oo ay ku dalbanayeen adeegyo ay ka aradan tahay xaafada ay ku nool yihiin,…
