Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay inaysan Saamayn ku yeelanayn Bixida Hay,ada Nile Academy Waxbarashada Schoolada
Muqdisho 18.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen,oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dalka howlihii Hey’adda Nile Academy ka waday Soomaaliya, kadib markii Golaha Wasiirada u qabteen in 7-maalmood dalka uga baxaan. Golaha Wasiirada ayaa isku raacay in gebi ahaanba la joojiyo Howlihii Hey’adda Nile…
