Webmaster

Qodobada Isfahamka ah ee Kasoo Baxay Shirkii Wada Hadalka: Maxamuud Bari, Hinjiinle, Kaskii Qabe iyo Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland+SAWIRO

Awr Boogays 22.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Degmada Awr Boogays lagu soo Gabo Gabeeyay Shirkii Gogosha Nabada ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u fidiyey Beelaha Gobolada Bari ee Somaliland oo loogu Magac daray Shirka Samo talis Kaas oo ay ka qayb galeen Wefti Sare oo ka Tirsan Xukuumada Somaliland. Xukuumada JSL iyo beelaha Maxamuud Bari, Hinjiinle, Kaskiiqabe…

Read More

“Aniga oo ah Madaxweynaha dalkana hadii aan 15 daqiiqo sii Joogi Lahaa Huteelka way i dili lahaayeen ama way qaban lahaayeen” Go’aamadii uu Qaatay Madaxweyne Erdogen Markuu Inqilaabku dhacay DAAWO

Ankara 22.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyib Erdogen ayaa waraysi uu siiyay CNN kaga sheekeeyay halkii uu ku sugnaa markii uu maqlay inqilaabka, cidduu la joogay, go’aanadduu qaatay iyo arrimo kale oo la xidhiidha sidii wax u dhaceen. Mar la waydiiyay halkuu ku sugnaa markii uu maqlay waxa socda wuxuu yidhi;“Waxaan la joogay…

Read More

Ka Digtoonow Goobaha Khatarta ah, Xogta dahsoon DAAWO

Hargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Bii’adda ama deegaanka waa waxyaabaha ugu badan ee saamaynta ku leh nolosha iyadoo ay kollayba tahay inaad ka helayso oo naftaadu ogolaanayso marka ay aragto muuqaalka deeganka quruxda badan , hadana dhanka kale inkastoo ay jiraan meelo badan oo aragtidooda iyo joogitaankoodaba la jeclaanayo ayaa hadana waxaa halkaa ah meelo badan…

Read More

Sheeko Xiiso Badan oo Dhex Martay Madaxweyne Rajab Erdogan iyo Duuliyihii Rayidka ahaa Iyo Wakhti adag Sidan isku fahma!!

Istanbul 22.July 2016 (SDN/QJ):- Waxay Warbaahinta Adduunku aad u falanqaynayaan Inqilaabkii Dhicisoobay ee Ciidamada Turkigu rabeen inay Talada dalkaasi kaga Tuuraan Jimcahan Jimcihiisii Madaxweynaha Waddanka Turkiga Rajab Dayib Erdogan iyo Xukuumadiisa ku Timid Doorashada Dimuquraadiga ah. Madaxweynaha dalka Turkigu maalintan waxa uu fasax nasasho ah ku joogay xeebta bariga fog ah ee dalka Turkiga ee…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Soo Laabtay Safarkii Nasashada ee Turki & Siduu uga Hadlay Afganbigii Dhicisoobay SAWIRO

Hargaysa 21.July 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay weheliyaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali ayaa galabta oo Khamiis ah dib ugu soo guryo noqday dalka, ka dib markii ay soo dhamaysteen todobaad nasasho ah oo uu ku…

Read More

Beelihii Dirirtu Ku dhex Martay Koonfurta Sool oo Mar Kale Shalay Isku Dhacay,Ciidanka Qaranka oo Maxaabiis Cusub ku Xidhay Jeelka Laascaanood Iyo Digniin adag oo Mar kale la Shaaciyey DAAWO

Laascaanood 21.July 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Qaranka ee Hawlgalka Nabadeed ka wada Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool ayaa Shalay Galab Gacanta ku soo dhigay 26 Nin oo ah Maleeshiyo Beeleed ku kala Abtirsada Labadii Ardaa ee ku dagaalamay Deegaanka Dharkayn geeyo Kuwaas oo Maanta loo taxaabay Xabsiga Magaalada Laascaanood.

Read More

Go’aano Laga Soo Saaray Khilaafkii Xisbiga Ucid,Dooda Cida Guulaysatay oo Midba dhankiisa ku Sheegay DAAWO

Hargaysa 21.July 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Diiwaangelinta axsaabta siyaasadda iyo ururada Qaranka ayaa maanta go’aan ka gaadhay khilaafkii Ururka Ucid. Go’aanka gudiga oo nuxurkiisu yahay in heshiiskii labada dhinac galeen uu ahaa mid aan dhammaystirnayn oo aan golaha dhexe ansixin, xisbigaasina si wadajir ah u qabsado shirweynihiisii, isla markaana xubnaha golaha dhexe yihiin kuwii lagu ansixiyey…

Read More

Shirkii Gogosha Nabada ee Madaxweyne Siilaanyo u fidiyey Gobolada Bari oo Go’aamo Dhaxal Gal ah Galabta laga soo Saaray DAAWO

Awr Boogays  20.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Degmada Awr Boogays Galabta lagu soo Gabo Gabeeyay Shirkii Gogosha Nabada ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u fidiyey Beelaha Gobolada Bari ee Somaliland oo loogu Magac daray Shirka Samo talis Kaas oo ay ka qayb galeen Wefti Sare oo ka Tirsan Xukuumada Somaliland.

Read More

Weriye Xidhiidh Dhow la Lahaa Qasriga Madaxtooyada oo Maanta Ciidamada Boolisku Xidheen

Hargeysa 19.July 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyihii Warbaahinta Somaliland Today Media Group Muniir Axmed Cigaal ayaa Ciidamadda Booliska waxa ay sifo sharcidaro ah ugu taxaabeen mid kamida Saldhigyadda Booliska ee ku yaala Magaaladda Hargeysa. Suxufiga ayaa Ciidamadu waxa ay ka qabteen mid kamida huteeladda Magaaladda isaga oo xiligaasi aanay jirin wax fal danbiyeeda oo uu faraha kula…

Read More

Safarka Madaxweyne Axmed Siilaanyo Kadib, Qorshaha Isku Shaandhaynta Ee Soo Laabashadiisa Iyo Mas’uuliyiinta Safka Hore Ku Jira Ee Wadnaha Farta Ku Haya

Ankara 19.July 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Uu Madaxweyne Siilaanyo Safar Nasasho ah uu Saddexdii cisho ee u dambeeyay ugu maqnaa dalalka Turkiga iyo Itoobiya ayaa waxa la hadal hayaa inuu dalka kula soo laabanayo Qorshe uu shaqada kaga eryayo Masuuliyiin badan oo ka tirsan Golaha Wasiiradda,Qaarna isku shaandhaynayo,kuwaasi oo qaarkood durba laga dareemayo dhaq dhaqaaqooda,inkasta oo…

Read More

Wasiirka Madaxtooyadda oo Gaadhay Degmada Gar adag ee Gobolka Sanaag,Dareenka Soo Dhaweyneed ee Lagu Qaabilay Iyo Khudbad Baane ah oo uu Madal loo dhamaa ka Jeediyey DAAWO/SAWIRO

Gar adag 19.July 2016 (SDN/QJ):- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Gar-adag ee ka tirsan Gobolka Sanaag. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku maraya Gobolka Sanaag ayaa sheegay…

Read More

Waraysi Xiiso Badan oo Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Ku Iftiimiyay Mustaqbalkiisa Siyaasadeed,Dariiqa Somaliland u Marayso Citiraafka,Xisbiga uu ku Biiriyo & Qodobo Xasaasi ah DHAGAYSO

Hargaysa 19.July 2016 (SDN/QJ):- Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta Reer Somaliland ee hore u aaminsanaa Mabda’a Soomaali-weyn isla-markaana Xilal ka soo qabtay Dalka Soomaaliya, balse Cafis loo Fidiyey Sannadkii hore ku yimid Somaliland, ayaa sheegay in Ictiraafka Somaliland raadinaysaa uu dhex yaallo Dadka Soomaaliyeed. Ismaaciil Hurre Buubaa, waxa uu sheegay in ictiraafka…

Read More

Xaalada Deegaanada Dhumay iyo Dharkeyn Geeyo Iyo Wararkii u danbeeyay ee Nolosha Bulshada DAAWO

Laascaanood 19.July 2016 (SDN/QJ):- Deegaanada Dhumay iyo Dharkeyn Geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool oo Horaantii Bishii Ramadaan uu ka dhacay Dagaal Sababay Dhimashada 60 Qof oo Ka Soo kala Jeeda Laba Beelood oo Walaalo ah oo Deegaankaasi wada dega ayaa hada Caadi ku soo Noqonaysa Xili ay Deegaankaasi ku Sugan yihiin Cutubyo ka Tirsan Ciidamada…

Read More

Mujaahid Xasan Guure oo Weji Kale u Yeelay Shir ay yeesheen Beelaha Galbeedka Burco Iyo Konfurta Hargaysa oo Muran siyaasadeed ka Abuuray Somaliland DAAWO

Hargaysa 19.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Caasimada dalka ee Hargaysa ka Socday Shir ay Qabanqaabadiisa dabada ka riixayaan Siyaasiyiin Miisaan Culus ku Leh Saaxada Siyaasada Somaliland oo ka soo Kala Jeeda Beelaha Walaalaha ah ee Dega Galbeedka Burco iyo Koonfurta Hargaysa. Siyaasiyiinta Shirkan wada waxaa ka mid ah Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa, Coranayl…

Read More