Webmaster

Madaxweynaha JSL iyo Hogaamiyaha Khaatumo Oo  Si Rasmi Ah U Kala Saxeexaday Heshiis Nuxurkiisu Ahaa Kamid Noqoshada Khaatumo ee Somaliland SAWIRO

Caynaba 21. October 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Caynaba ee xarunta gobolka saraar waxa  lagu soo gabo-gabeeyay wadahadaladii u socday dawladda somaliland iyo khaatumo, wadahadalaadaasi oo socday labadii sanno ee u danbeeyay taasi oo ka dhalatay gogoshii nabadeed ee madaxweynaha Jamhuuriyadda somaliland u fidiyay dadka deegaanada Sool, Sanaag bari iyo Buuhoodle.   Wadahadaladani oo si weyn labadii…

Read More

 Alle Ha u Naxariistee Marxuun Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Ku Geeriyooday Dalka Jabuuti

Hargaysa 21. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, golaha wakiilada, guurtida, bahda waxbarashada, waxgaradka, waayeelka,  haldoorka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum  Xildhibaan Xasan Cawaale…

Read More

Yaa la Odhan Karaa Wuu Ku Guuleystey Doodii Musharixiinta Madaxweynaha Somaliland? Iyo Dhaliilaha Dooda ka Muuqday & Wixii ay ku Wanaagsanayd!!!

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Habeenkii xalay waxaa dood fool ka fool ah isugu yimid saddexda Musharax ee u tartamaya xafiiska Madaxweynaha Somaliland.   Dooda ayaa u dhaxaysey: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Xisbiga Waddani Faysal Cali Xuseen (Wareebe) Xisbiga UCID,Muuse Biixi Xaaji Cabdi Xisbiga Kulmiye Dooda waxaa soo qaban qaabiyey urur lagu magacaabo Inspire Group, waxaana…

Read More

Todoba Qodob oo Qaarkood Xasaasi Yihiin oo Lagu soo Afmeeray Wada Hadalkii u Socday Somaliland Iyo Khaatumo DAAWO

Caynaba 20. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo madaxweynaha maamulka Khaatumo ayaa waxaa ay goor dhaweyd heshiis rasmi ah ku kala saxeexdeen magaalada Caynaba ee xarunta gobalka Saraar . Heshiiskan ayaa waxaa uu noqonayaa mid ay ku midoobayaan dawlada Somaliland iyo maamulka Khaatumo waxaana uu ka kooban yahay 7 qodob oo…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka oo ka hadlay Bilowga Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda oo Beri Bilaabmaya,Fariimo ay u Direen Sadexdda Xisbi, Xukuumadda,& Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka qaranka ayaa ka hadlay Sida ay u qoondeeyeen in Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland ugu Loolamaan doorashadda Madaxtooyadda waxayna cadeeyeen in Ololuhu Bilaabmi doono Maalinta sabtida ah ee beri oo ay Taariikhdu tahay 21-ka Bisha October soona gabo gabaysmi doono 10-ka bisha November ee sannadkan 2017. Afhayeenka Komiishanka doorashooyinka qaranka…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Socdaalkii uu Ku Khatimayay Muddada Xil hayntiisa Ku maraya Gobolada bari ee Somaliland DAAWO

Laascaanood 20. October 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Gaadhay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa Xadhiga ka Jaray Mashaariic Horumarineed oo Xukuumadu Hirgalisay Halka uu dhanka Kalena dhagax dhigay Mashaariic Kale. Madaxweynaha ayaa furay cisbitaalka guud ee gobolka Sool, oo laga hir-galiyey in ka badan 11…

Read More

Dareenka Shacabka oo Muujiyey in Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Kaga Sareeyay Labada Murashax ee La Loolamaya Doodii Tooska ahayd ee ay Isaga Hor Yimaadeen DAAWO

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Inta badan Shacabka Somaliland ayaa Muujiyey in Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi uu kaga sareeyay labada Murashax ee Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani dood ay markii kowaad Bulshada kaga iibinayeen Barnaamijka Siyaasadeed ee ay ku gelayaan Doorashadda Madaxtooyadda. Rayul Caamkii sida tooska ah u daawanayay Telefishanada iyo…

Read More

“Xisbiga Baqayaa Marka la Waydiiyo Inuu Aqbalayo Natiijada Doorashada, Shardi Ayuu Ku Xidhaa, Laakiin KULMIYE…” Cabdicasiis M. Samaale

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in Xisbul-xaakimku aqbalayo natiijada Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacaysa 13-ka bisha November, 2017-ka haddii Alle yidhaahdo. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo hadal ka jeediyey Munaasibad uu Xisbiga KULMIYE ku qabsaday Hargeysa…

Read More

“Haddii Xariiq Yari Gaadho Soomaaliya Way Na Dhibaysaa, Raallina Ka Noqon Mayno Ciddii Gaadhsiisa…” Guddoomiyaha Guurtida Somaliland

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay dhawaaqyo ka soo yeedhay Masuuliyiin ka mid ah Dawladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo Somaliland ku xidhiidhinayey Qarax Khasaare badan geystay oo Sabtidii Toddobaadkan ka dhacay Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Shalay Saxaafaddu waydiisay siduu u arko Hadallada ka soo…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Jawaabay Dacwad Ka Dhan Ahayd Masuul Dawladeed Oo Musharraxa KULMIYE Magacaabay!!

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Wareegto kaga jawaabay Dacwad ay Guddiga ilaalinta Anshaxa Doorashadu ka soo saareen Agaasimaha fulinta Komiishanka la dagaalanka Aids-ka Somaliland Cabdikariin Axmed Muxumed (Xinif) oo Musharraxa Madaxweynaha KULMIYE ku daray Guddiga soo Xulista Muraaqibiinta Doorashada ee Xisbiga. Dacwaddan oo Guddiga ilaalinta Anshaxa Doorashada…

Read More

Wasiir Hore Oo Ceeb Ku Tilmaamay In Cid Gaar Ahi Sheegato Waxqaadka Madaxweynaha, Dadkana Cod Kaga Raadsato

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warshadaha ee Xukuumaddii UDUB Axmed Cali Ubaxle, ayaa Ceeb ku tilmaamay in Siyaasiyiintii hore uga mid ahaan jiray Xukuumaddu ay si gaar ah ugu Faanaan Waxqabadka Madaxweyne Axmed-Siilaanyo. Axmed Cali Ubaxle oo Shalay Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Shacabku ay Dawladda xaq ugu…

Read More

“Komishanka doorashooyinka, waxaannu ugu baaqaynaa inay kusoo laabtaan Xayndaabka Cadaaladda iyo Xaqsoorka oo ay u xaqsooraan Warbaahinta…” Warsaxaafadeed Ururka Mareegaha Somaliland

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Ururka Warbaahinta Mareegaha Somaliland {Somaliland Online Media Association( SOMA)}, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda wakhtigan ee la xidhiidha arrimaha doorashada Madaxtooyada iyo nidaamka Warbaahineed ee Somaliland ka jira, doorka ay gaarka u leeyihiin Shabakadaha Online-ku iyo sida ay Guddiga doorashooyinka, Xisbiyada iyo Ururrada kale ee Saxaafadeed ee Somaliland…

Read More

Xukuumada Waqooyiga Kuuriya ayaa ku Hanjabtay in Duqeyn aan la Saadaalin Karin Wakhtigeeda iyo Goobta ay La Beegsan doonaan Maraykanka iyo Xulafadiisa

W.Kuuriya 20. October 2017 (SDN/QJ):- Hanjabaadan oo ay Baahisay Xarunta dhexe ee Wakaalada Wararka Dalkaasi waxaa ay Kusoo beegantay Iyadoo Maraykanka iyo Ciidamo ka socda Koonfurta Kuuriya iyo Japaan ku sameeyeen Dhoolatus Milatari Gacanka Kuuriya Taas oo cadho Xoogan iyo Diyaargarow ku Samaysay Waqooyiga Kuuriya. Geesta kale Xukuumada Biyoonyaan aya ku Balan qaaday in ay…

Read More

Hay’adda Laanqayrta Cas ee Turkiga oo Ka Dayrisay Xaalada ay ku Sugan Yihiin Shacabka Degen Gobolka Idilib ee Suuriya

Ankara 20. October 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda Laanqeyrka Case ee Turkiga ayaa Walaac Xoogan ka muujisay  Xaalada ay ku Suganyihiin dadweynaha Gobolka Idilib, ee Dalka Suuriya, Iyadoo hallkaasi kajirto Xaalada Cunto yari ah Dawo La’aan baahsan. Madaxa Hay’addaasi Mr Kariim Da’ud ayaa sheegay in ilaa Sideed Boqol oo kun oo ku bara kacay Gudaha Gobolkaasi ay…

Read More

Awaamiir adag oo Ka Soo Baxay Raysal Wasaaraha Ciraaq oo Ciidamadiisa & Maleeshiyaadka Taageera ku Wargaliyey inay Dib uga Baxaan Magaaladda Kirkuuk

Baghdad 20. October 2017 (SDN/QJ):- Amar adag oo kasoo baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha Ciraaq  Xaydar al-Abaadi aya lagu War geliyay  Ciidamada Militariga ah iyo Maleeshiyada Taageerta in ay si Deg deg ah uga Baxaan Magaalada Kirkuuk, kadib markii ay Cabashooyin kasoo yeedheen Qawmiyada Kurdiyiinta ee Magaaladaasi Degan.   Ciidamada Booliska ee Deegaanka Magaalada ah iyo…

Read More

In Ka badan 40 Askari oo Ciidamadda Afganistan ah oo Lagu Dilay Gobolka Kandahaar Kadib Qaraxyo lala Bartilmaameedsaday

Kabul 20. October 2017 (SDN/QJ):- Saraakiisha Difaaca ee Dalka Afgaanistan ayaa Xaqiijiyay in 40 Askari oo katirsan Ciidamada Qaranka Lagu dilay Saldhig ku Yaala Galbeedka Gobolka Kandahaar Halka tiro kalena lagu dhaawacay kadib markii Laba Qarax iyo Weerar toos ah lagu qaaday Saldhiga.   Afhayeen u Hadlay Wasaarada Gaashaandhiga Dalkaasi Mr Daud Wasiiri, waxaa uu …

Read More

Beri oo uu Bilaabmayo Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda & Komiishanka oo soo Saaray Jadwalka kala horaynta Axsaabta

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa soo saaray Jadwalka Ololaha Doorashada Madaxtooyada ee Saddexda Xisbi Qaran.     Ololaha Doorashada Madaxtooyada ayaa Komiishanka Qaranku u asteeyay inuu bilaabmo 21-ka bishan Oktoobar oo ku beegan Sabtida beri , waxaanu soconayaa illaa 10-ka bisha November, 2017-ka, taasi oo ka dhigan in Ololaha…

Read More